Archive for: November, 2014

Shir Loo Dhanyahay oo Faracyada Joka iyo masuulinta OYSU/KA ay ku Go’aansadeen Qodobo Muhiim ah

Shir Loo Dhanyahay oo Faracyada Joka iyo masuulinta OYSU/KA ay ku Go’aansadeen Qodobo Muhiim ah

Waxaa shalay khadka isgaadhsiinta kulan aad u qiimo badan ku yeeshay dhamaanta maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika (JOKA) iyo Masuuliyiinta Ururka OYSU ee Koonfur […]

 
 

17ka Nov. Waa Maalinta Caalamiga ee Ardayda (International Students day)

17ka Nov. Waa Maalinta Caalamiga ee Ardayda (International Students day)

Waxaa maanta ay ardayda caalamka xusayaan maalintan loogu yeedho International Students Day. Maalintan loo aqoonsaday inay noqoto maalinta caalamiga ah ee la xuso ardayda ayaa […]

 
 

Halgame Shidane oo La Gudoonsiiyay Shahaadada -Xubinka Bisha- OYSU/Seattle

Halgame Shidane oo La Gudoonsiiyay Shahaadada -Xubinka Bisha- OYSU/Seattle

Ururka OYSU Seattle ayaa shalay isugu yimid shirkoodii billaha ahaa, iyada oo lagu marti-qaaday qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia. Shirkan ayaa ururku qabtaa […]

 
 

Haali Maalinbay Ceel Joogtaa, Halyeeyna Maalinbuu Magac Raacaa – Rooda Afjano

Haali Maalinbay Ceel Joogtaa, Halyeeyna Maalinbuu Magac Raacaa – Rooda Afjano

Marka hore ASC.WR.WB ayaan leeyahay dhamaan umada Soomaaliyeed kadib waxaan dareenka xasuusta ee raadka xanuunka badan nagu reebay la wadaagayaa shacabka Soomaalida Ogaadeenya oo aysan maskaxdooda […]

 
 

Banaabax Balaadhan oo Lagaga soo Horjeedo Gumaysiga Ayaa Lagu Horqabtay Shirka G20 ee ka Socday Australia

Banaabax Balaadhan oo Lagaga soo Horjeedo Gumaysiga Ayaa Lagu Horqabtay Shirka G20 ee ka Socday Australia

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 16/11/14 banaanbxa balaadhan ku horqabtay madasha uu ka dhacayo shirka dawladaha ugu dhaqaalaha roon caalamka ee loo yaqaano G20 jaaliyadda […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Jabka Cadawga Soo Gaadhay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Jabka Cadawga Soo Gaadhay

Waxaa meela kala duwan oo dalka ka mid ah ka socda weeraro ay CWXO si is-dabajooga ah ugu fulinayaan dalka, gaar ahaan Bishii October iyo […]

 
 

Shacabka Katalonya Wuxuu u Codeeyay -Haa- Dawlad Xor ah.

Shacabka Katalonya Wuxuu u Codeeyay -Haa- Dawlad Xor ah.

Maqaal dheer oo meela badan taabanaya ayuu saxafi lagu magacaabo Dick Nichols ka diyaariyay afti laga qaaday dadweynaha gobolka Katalonya (Catalonia) 9kii bishan Nov. 2014. […]

 
 

International Journal of Socialist Renewal – Rebellious Catalan vote rocks Spanish establishment

International Journal of Socialist Renewal – Rebellious Catalan vote rocks Spanish establishment

November 12, 2014 – Links International Journal of Socialist Renewal — On November 9, 2.305 million residents of Catalonia defied a November 4 Spanish Constitutional Court ban […]

 
 

Somali Waxay Lamid Tahay Shimbirkaa Maska Afka Ukala Qaaday – Saxardiid.

Somali Waxay Lamid Tahay Shimbirkaa Maska Afka Ukala Qaaday – Saxardiid.

Waxaa noo soo diray sawirkan uu ku cabirayo xaaladda ay ku sugantahay Somali muwaadin Somaaliyeed oo akhriyay maqaalka cinwaankiisu yahay – Itobiya Diyaar Uma aha […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay ee Cadawga Lagu Naafeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay ee Cadawga Lagu Naafeeyay

Dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay warbixintooda Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa cadawga lagaga dilay ciidan gaadhaya 58 askari oo daroojin kala duwan lahaa. Dagaaladan […]

 
 

Itobiya Diyaar uma aha Hadda Inay la Wareegto Somaliya, hasa Ahaatee …!

Itobiya Diyaar uma aha Hadda Inay la Wareegto Somaliya, hasa Ahaatee …!

Itobiya waxay ka cabsi qabtaa waqtigay ugu talagashay oon la gaadhin inay Somaliya burburto. Dad dhowr ah oo siyaasiyiinta Itobiya ku dhex jira ayaa arintaa […]

 
 

ONLF, ETHIOPIA : WE HAVE NO MILITARY BASES IN SOMALIA

ONLF, ETHIOPIA : WE HAVE NO MILITARY BASES IN SOMALIA

Berlin ( DIPLOMAT.SO) – Somalia Eritrea Monitoring Group published a report claiming that Eritrea has violated the UN ‘s Arms Embargo on Somalia, using ONLF. […]

 
 

Cabdi Iley oo Noqday Madaxa xafiiska Shirkadda Ethiosmali Share Company – Noora Afgaab

Cabdi Iley oo Noqday Madaxa xafiiska Shirkadda Ethiosmali Share Company – Noora Afgaab

Addisababa – Dawlad Deegaanka Somalida ayaa looga yaqaanaa xafiisyada federaalka ee Adis Ababa (Ethiosmali Share Company), taasoo macnaha ay ula jeedaan ay tahay inay noqotay […]

 
 

Isu-Duwaha Jaaliyadaha Pacific-ga mudane Adan Dakhare oo Khadka Is-gaadhsiinta Kula Kulmay Hawl-wadeenada Jaaliyadaha Pacific

Isu-Duwaha Jaaliyadaha Pacific-ga mudane Adan Dakhare oo Khadka Is-gaadhsiinta Kula Kulmay Hawl-wadeenada Jaaliyadaha Pacific

Waxaa Shir muhiim ah ku kulmay hawlwadeenada jaaliyaadka S.Ogaadeeniya ee Pacific-ga. Shirkan oo arima badan looga wada-hadlay ayaa waxaa shir-gudoominayay Isu-duwaha jaaliyaadka Pacific-ga halgame Adan Ibraahim (Adan […]

 
 

Q6aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Go’aan Loo Dhanyahay Ayuu Ku Bilowday Halganka Hubaysan ee JWXO).

Q6aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Go’aan Loo Dhanyahay Ayuu Ku Bilowday Halganka Hubaysan ee JWXO).

Waxaan kusoo marnay Q5aad ee taxanahan inuu ahaa hadafka 1aad ee TPLF markay dalka soo galeenba inay laayaan shaqsi kasta oo bulshada Ogadenya ka dhex […]

 
 

Jawaabta JWXO ay ka bixisay Warbixintii Kooxda Ilaalinta Somalia iyo Eretreeya (SEMG)

Jawaabta JWXO ay ka bixisay Warbixintii Kooxda Ilaalinta Somalia iyo Eretreeya (SEMG)

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa warbixin dheer kaga jawaabtay xadgudubka lagu sameeyay taariikhda ururka iyo qadiyadda shacabka Ogadenya oo kooxdan loo xilsaaray ilaalinta cunaqabataynta xagga […]

 
 

FOX News – Xarunta Midowga Afrika Halaga Raro Adis Ababa

FOX News – Xarunta Midowga Afrika Halaga Raro Adis Ababa

Johannesburge – Wariye u dhashay dalka Angola oo Xuquuqda Aadanaha u ololeeya ayaa yidhi uma qalanto Adis Ababa inay noqoto Xarunta Midowga Afrika waana in […]

 
 

ONLF’S RESPONSE to Somalia-Eritrea Monitoring Group (S/ 2014/727)

ONLF’S RESPONSE to Somalia-Eritrea Monitoring Group (S/ 2014/727)

Ogaden National Liberation Front ONLF Memorandum ONLF’S RESPONSE to Somalia-Eritrea Monitoring Group (S/ 2014/727) November 6, 2014 ABSTRACT Somalia Eritrea Monitoring Group published a report […]

 
 

Chatham House Africa Programme

Chatham House Africa Programme

A new publication examines the drivers, strategy and outcomes of South Korea’s engagements in sub-Saharan Africa. Paul Melly analyses events in Burkina Faso and implications for other sub-Saharan […]

 
 

Dood ka Dhalatay Aqoonsigii Sweden Dawladnimada Falastiin oo Lagu soo Qaaday Qadiyadda Ogadenya

Dood ka Dhalatay Aqoonsigii Sweden Dawladnimada Falastiin oo Lagu soo Qaaday Qadiyadda Ogadenya

Iyadoo fikrada gumeystuhu aduunka uu kasii dhamanaayso isla markaana aduunka uu u doodayo xuquuqda shacuubta dulman ee gumeysigau in badan daahsaday. Dowlada Sweden ayaa isbuucii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay