Archive for: November, 2014

Xarunta Dhexe ee JWXO : Warbixintii Ugu Dambeysay Weerarada CWXO

Xarunta Dhexe ee JWXO : Warbixintii Ugu Dambeysay Weerarada CWXO

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay xarunta Dhexe ee JWXO waxay ka xog-warameen dagaallo dhowr ah oo CWXO iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhexmaray meela […]

 
 

Gud.Ku-xigeenka JWXO oo Kala Qaybgalay Kulan ay Yeesheen Xubanah Golaha Dhexe ee JWXO ee Gobolka Pacifica

Gud.Ku-xigeenka JWXO oo Kala Qaybgalay Kulan ay Yeesheen Xubanah Golaha Dhexe ee JWXO  ee Gobolka Pacifica

Ayada oo laga duulayo qorsheyaasha guud ee hirgelinta halganka gobonimadoonka Ogadenya iyo go’aamadii Kalfadhigii Golaha Dhexe ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenya (JWXO) ayay Xubnaha G/Dhexe […]

 
 

Xerada IFO oo Lagu Soo Bandhigay Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya

Xerada IFO oo Lagu Soo Bandhigay Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya

Maalin nimadii Axada taariikhduna ay kubeegnayd 2/10/14 Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay maalinta Hidaha iyo […]

 
 

Ingriiska oo Dhimay Lacagtii ay Siin Jireen Booliska Itobiya, Qaylo Kasoo Yeedhay Xuquuqda Aadanaha Darteed

Ingriiska oo Dhimay Lacagtii ay Siin Jireen Booliska Itobiya, Qaylo Kasoo Yeedhay Xuquuqda Aadanaha Darteed

Wargayska The Telegraph ee kasoo baxa dalka Ingriiska ayaa sheegay in la joojiyay intii ugu badnayd 27Milyan oo Giniga Ingriiska oo lasiin jiray Booliska Itobiya, […]

 
 

The Telegraph: Britain axes aid to Ethiopian police amid human rights outcry

The Telegraph: Britain axes aid to Ethiopian police amid human rights outcry

Britain has suspended most of a £27 million aid programme to support Ethiopia’s police force, The Telegraph has learnt, amid mounting allegations of torture, rape […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay