Archive for: December, 2014

Daawo : Hambalyo Shirweynihii Haweenka Ogadenya iyo Abwaanadda Umadda Rooda Afjanno (WFFO & WWO)

Daawo : Hambalyo Shirweynihii Haweenka Ogadenya iyo Abwaanadda Umadda Rooda Afjanno (WFFO & WWO)

Waxaa Guul kusoo Dhamaaday Shirweynihii 1aad Haweenka S.Ogadenya ay isugu yimaadaan, shirkaasoo ka socday Caasimadda Denmarka ee Copenhagen. Waxaa shirweynahaa martigalyay jaaliyadda Denmark oo nasiib […]

 
 

Ilays Tv 29 Dec. 2014 “Ka Daawo Barnaamijyo ku Xiisa galin doona iyo Xogo Muhiim ah…

Ilays Tv 29 Dec. 2014 “Ka Daawo Barnaamijyo ku Xiisa galin doona iyo Xogo Muhiim ah…

Ilays Tv Barnaamijyadiisa maanta waxaad ku Daawan doontaan warbixino iyo muuqaalo idin xiisa galin doona waxaan Barnaamijyada ka maqnayn suugaan idin faraxd galin doonta

 
 

Gudoomiye Ku-xigeenka JWXO oo Kala Qaybgalay Shirkoodii Caadiga ahaa Xubnaha G/Dhexe ee ku Sugan Dalalka Pacific-ga

Gudoomiye Ku-xigeenka JWXO oo Kala Qaybgalay Shirkoodii Caadiga ahaa Xubnaha G/Dhexe ee ku Sugan Dalalka Pacific-ga

Mas’uuliyiinta G/Dhexe Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenya ee ku nool Gobolka Pacific ayaa maanta kulankoodii billaha oo lagaga baaraan dago sidii loo hormarin lahaa taageerada jaaliyadaha […]

 
 

Shirkii Ururka Haweenka Ogadenya Denmark Uga Socday oo Guul Kudhamaaday.

Shirkii Ururka Haweenka Ogadenya Denmark Uga Socday oo Guul Kudhamaaday.

Shirwaynihii Ururka Haweenka Somalida Ogadenya ee magaalada Copenhagen ee dalka Denmark uga socday sadexdii bari ee lasoo dhaafay ayaa guul kusoo dhamaaday. Shirkan oo ahaa […]

 
 

Faah Faahinta Doorashadii Gudiga Maamulka Ururka Haweenka Ogadenya (UHO).

Faah Faahinta Doorashadii Gudiga Maamulka Ururka Haweenka Ogadenya (UHO).

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 28/12/2014 lagu qabtay magaalada Copenhagen ee caasimada wadanka Denmark doorashadii Ururka Midawga Haweenka Somalida Ogadenya. Doorashada Gudiga Maamulka UHO ayaa […]

 
 

ILAYS TV 27 DEC.2014-Ka daawo Shirweynihii Haweenka Ogadenya (UHO) iyo barnaamijyo xiiso badan

ILAYS TV 27 DEC.2014-Ka daawo Shirweynihii Haweenka Ogadenya (UHO) iyo barnaamijyo xiiso badan
 
 

Deg Deg: Gudigii Maamulka Ururka Haweenka Somalida Ogadenya oo Ladoortay & Abwaanada Qaaliga ah: Rooda Cabdi Ibraahim (Roodo Afjano) Oo Gudoomiye Loodoortay..

Deg Deg: Gudigii Maamulka Ururka Haweenka Somalida Ogadenya oo Ladoortay & Abwaanada Qaaliga ah: Rooda Cabdi Ibraahim (Roodo Afjano) Oo Gudoomiye Loodoortay..

Sidaad wararkaanagii hore aad kala socoteenba waxaa kasocday wadanka Denmark Shirwaynihii Haweenka Somalida Ogadenya. Shirkan oo maalintiisii 3aad galay ayaa waxaa hada lagu doortay Gudigii […]

 
 

Shirwaynihii Haweenka S.Ogadenya oo Maalintiisii 3aad Galay & Arimo Muhiim ah oo Maanta Lagaga Hadli Doono (Sawiro).

Shirwaynihii Haweenka S.Ogadenya oo Maalintiisii 3aad Galay & Arimo Muhiim ah oo Maanta Lagaga Hadli Doono (Sawiro).

Waxaa Maalintiisii 3aad ee oogu dambaysay galay shirwaynihii Haweenka S.Ogadenya ee kasocday Caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen. Shirkan ayaa maalinimadii shalay ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd […]

 
 

Faraca OYSU Minnesota oo Xoghaye Cusub Doortay.

Faraca OYSU Minnesota oo Xoghaye Cusub Doortay.

Malintii Sabtida ahayd 27 December, 2014 waxaa kulan baladhan isugu yimid ururka midowga dhalinta iyo ardayda Ogadenya ee gobolka Minnesota. Kulankan oo ka dhacay xafiska Jaliyada […]

 
 

Daawo hordhacii khudabada gudoomiyaha JWXO,khudbadaas oo dhamays tiran kala soco Ilays Tv..

Daawo hordhacii khudabada gudoomiyaha JWXO,khudbadaas oo dhamays tiran kala soco Ilays Tv..
 
 

Daawo: Madaxdii & Masuuliintii Shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya Khudbadaha Qiimaha Badan Kasoo Jeediyay

Daawo: Madaxdii & Masuuliintii Shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya Khudbadaha Qiimaha Badan Kasoo Jeediyay

Waxaad hoos kadaawataan muuqaalo kamid ah khudbadihii laga soojeediyay shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya ee kasocda caasimada dalka Denmark ee Copenhagen. Waxaa kamid ah madaxda kahadashay […]

 
 

Damashaadka shirweynaha Haweenka Ogadenya oo si live ah uga socda hoolka shirka(halkan ka daawo)

Damashaadka shirweynaha Haweenka Ogadenya oo si live ah uga socda hoolka shirka(halkan ka daawo)
 
 

Daawo: Kaalinta Suugaan Halgameedka ee Xafladii Xalay Lagu soo Bandhigay.

Daawo: Kaalinta Suugaan Halgameedka ee Xafladii Xalay Lagu soo Bandhigay.

Wali waxaan badhtamaha kaga jiraa muuqaaladii iyo sawiradii xiisaha badnaa ee xafladii xalay lagu soo bandhigay Shirwaynihii Haweenka Somalida Ogadenya ee hawlihiisu ay Copenhagen kasocdaan. […]

 
 

Daawo: Qaar Kamid ah Suugaan Halgameedkii Xalay Lagu soobandhigay Xafladii Shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya ee Lagu Qabtay Denmark.

Daawo: Qaar Kamid ah Suugaan Halgameedkii Xalay Lagu soobandhigay Xafladii Shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya ee Lagu Qabtay Denmark.

Waxaad hoos kadaawataan qadar yar oo kamid ah Suugaan Halgameedkii Xalay lagu soo bandhigay xafladii shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya ee caasimada dalka Denmark ee Copenhagen. Waxaa […]

 
 

Daawo: Muqaalo Kamid ah Xafladii Shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya ee Xalay Kadhacday Magaalada Copehagen ee Dalka Denmark.

Daawo: Muqaalo Kamid ah Xafladii Shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya ee Xalay Kadhacday Magaalada Copehagen ee Dalka Denmark.

Waxaa xalay ooy taariikhdu ahayd 26/12/2014 lagu qabtay magaalo madaxda dalka Denmark ee Copenhagen xaflad aad ubalaadhan oo siheersare ah loosoo agaasimay. Xafladan ayaa waxaa […]

 
 

Magac noocee ah ayuu yeelan doonaa urur weynaha haweenka Ogadenya ee dhisidiisu ka socoto wadanka Denmark magaalada Copenhagen???

Magac noocee ah ayuu yeelan doonaa urur weynaha haweenka Ogadenya ee dhisidiisu ka socoto wadanka Denmark magaalada Copenhagen???

Waxaa maalintii labaad si habsi leh uga socda magaalada Copenhagen ee dalka Denmark shiweyne lagu midaynayo urur hoosaadyada haweenka Ogadenya ee shanta qaaradood,maalintii shalay ahayd […]

 
 

Gaadhi ay lahaayeen gacanyarayaasha gumaysiga oo ku gadoomay inta u dhaxaysa Iimaay Bari iyo Godey dhimasho iyo dhaawacna gaystay

Gaadhi ay lahaayeen gacanyarayaasha gumaysiga oo ku gadoomay inta u dhaxaysa Iimaay Bari iyo Godey dhimasho iyo dhaawacna gaystay

Wararka aan ka helayno Ogaadeeniya ayaa sheegaya in baabuur ay lahaayeen gacanyarayaasha cadawgu shil ku galay meel u dhaxaysa Iimay Bari iyo magaalada Goday Gaadhigan […]

 
 

Shirweynihii Uga Socday Copenhagen Haweenka Ogadenya oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynihii Uga Socday Copenhagen Haweenka Ogadenya oo Galay Maalintiisii Labaad

Waxaa shalay ka furmay caasimadda Denmark ee Copenhagen Shirweynihii 1aad ee Haweenka Ogadenya, halkaasoo ay ka socdaan hawla badan oo muhiim ah. Waxaa Shirweynaha kasoo qaybgalay […]

 
 

Digniin – Qaraxyo iyo Falal Kale oo La Sheegay Inuu Qorshaynayo Cabdi Iley

Digniin – Qaraxyo iyo Falal Kale oo La Sheegay Inuu Qorshaynayo Cabdi Iley

Waxay soo qoreen shabakadaha sida aadka ah ula socda xaaladaha Ogadenya gaar ahaan maamulka Cabdi iley iyo shirqoolada uu bulshada u maleego inuu maagan yahay […]

 
 

Saldhigyada Cadawga oo Weeraro Qorshaysan Lagu Qaaday – Xarunta Dhexe ee JWXO

Saldhigyada Cadawga oo Weeraro Qorshaysan Lagu Qaaday – Xarunta Dhexe ee JWXO

Dagaala waaweyn oo qorshe sare loo dajiyay ayaa lagu qaaday saldhigyada cadawga uu ku leeyahay meela kala duwan oo dalka ka mid ah. Dagaaladaa oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay