Archive for: December, 2014

Shirweynihii Haweenka S.Ogadenya oo si Rasmi ah Uga Furmay Coppenhagen

Shirweynihii Haweenka S.Ogadenya oo si Rasmi ah Uga Furmay Coppenhagen

Waxaa hada sitoos ah ooga furmay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark Shirwaynihii Ururwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya. Shirkan ayaa socon doona mudo sadex bari ah. Waxaa […]

 
 

Maamulka iyo Xubnaha JOKA oo Shir ay Isugu Yimaadeen Ku Cambaareeyay Falkii Fulaynimada ahaa ee Maamulka PL

Maamulka iyo Xubnaha JOKA oo Shir ay Isugu Yimaadeen Ku Cambaareeyay Falkii Fulaynimada ahaa ee Maamulka PL

Maamulka iyo xubnaha Jaaliyada Ogaadenya ee Koonfur Afrika (JOKA) ayaa shir ku qabatay magaalada Pretoria ee Xarunta Dalka Koonfur Afrika. Shirka ayaa ahaa mid ay […]

 
 

ILAYS NEWS 26/12/2014

ILAYS NEWS 26/12/2014
 
 

Ilays Tv 25 Dec 2014

Ilays Tv 25 Dec 2014
 
 

Cabdi Iley Waxaa Sameeyay Sirdoonka Itobiya oo Ugu Talagalay – Noora Afgaab

Cabdi Iley Waxaa Sameeyay Sirdoonka Itobiya oo Ugu Talagalay – Noora Afgaab

Sidaan idiinku sheegay qoraalkaygii hore, arimaha ku saabsan ka sifaynta gudaha Ogadenya kooxdii ahaan jirtay Itixaadka, wuxuu ahaa go’aan kasoo baxay Itobiya ee ma’ahayn talaabo […]

 
 

Haya’adda UNHCR oo Bogaadisay Maamulka iyo Jaaliyadda S.Ogadenya ee Yemen

Haya’adda UNHCR oo Bogaadisay Maamulka iyo Jaaliyadda S.Ogadenya ee Yemen

Gudiga Maamulka Qaxootiyada Ogadeeniya ee dalka Yemen ayaa xafladan loogu mahad celinayay Haya’da UNHCR ku qabatay xafiiska jaaliyadda. Waxaa kaloo lagu gudiinsiiyay munaasabadaa xubno kamid ah jaaliyadda shahaado sharaf  ay […]

 
 

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Faraciisa Wadanka Norway oo Maamul Cusub Doortay.

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Faraciisa Wadanka Norway oo Maamul Cusub Doortay.

Waxaa caasimada wadanka Norway ee Oslo lagu qabtay kulan balaadhan ooy iswadjir ah usoo agaasimeen Maamulka Jaaliyada Somalida Ogadenya iyo Ururwaynaha Midawga Ardayda iyo Dhalinyarada […]

 
 

Ilays Tv 22 Dec.2014

Ilays Tv 22 Dec.2014
 
 

Dagaalo Cadawga Lagu Naafeeyay iyo Baabuur Lagaga Gubay Goobaha Dagaalka – Xarunta Dhexe

Dagaalo Cadawga Lagu Naafeeyay iyo Baabuur Lagaga Gubay Goobaha Dagaalka – Xarunta Dhexe

Wararka aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaalo badan oo ciidamada gumaysiga khasaare laxaadleh lagu gaadhsiiyay. Dagaaladan aan helnay warbixintooda ayaa […]

 
 

Ogaysiis – Somalida Ku Nool Sweden oo Loogu Baaqayo Bandhiga Jaango iyo Abwaanad Rooda Afjano

Ogaysiis – Somalida Ku Nool Sweden oo Loogu Baaqayo Bandhiga Jaango iyo Abwaanad Rooda Afjano

Waxaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden iyo nawaaxigiisa la ogaysiinayaa, in 3exda Bisha January 2015 maalinka Sabtida ah saacadu marka ay tahay […]

 
 

Ogaysiis ku Socda Xubnaha Jaaliyadda Sweden

Ogaysiis ku Socda Xubnaha Jaaliyadda Sweden

Waxaa la ogaysiinayaa xubnaha halganka Soomaalida Ogadenia ee ku nool Sweden Inuu shirweeynihii Jaaliyada dhici doono 3axda Bisha January 2015 haduu Ilaahay idmo. Waa maalin Sabti […]

 
 

Muuqaal Kaloo Kamid ah Xafladii Hidaha iyo Dhaqanka ee Seattle Lagu Qabtay.

Muuqaal Kaloo Kamid ah Xafladii Hidaha iyo Dhaqanka ee Seattle Lagu Qabtay.

Muuqaalkan Hoose wuxuu kamid yahay xaflad balaadhan oo lagu soobandhigay Hidaha iyo Dhaqanka Somalida Ogadenya oo lagu qabtay magaalada Seattle ee wadanka Maraykanka. Hadaba daawasho […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyada Norway oo Guul Kusoo Dhamaaday iyo Maamul Cusub oo Jaaliyada Loodoortay.

Shirwaynihii Jaaliyada Norway oo Guul Kusoo Dhamaaday iyo Maamul Cusub oo Jaaliyada Loodoortay.

Sidaan idiin kusoogudbinay wararkaanagii hore eed ONA kala socoteenba waxaa socday labadii bari ee lasoo dhaafay shirwaynihii Jaaliyada S.Ogadenia ee dalka  Norway kaasoo lagusoo gabagabeeyay […]

 
 

Habeenka Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya – OYSU/ Seattle

Habeenka Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya – OYSU/ Seattle

Xalay oo taariikhdu ahayd 20 bisha December 2014 waxaa magaalada Seattle Washington lagu qabtey habeenkii Hidaha ee Ogadeniya oo ay soo diyaariyeen ururka OYSU ee […]

 
 

Shir Balaadhan oy Jaaliyadda Edmonton Isugu Yimaadeen Laguna Gorfeeyay ..

Shir Balaadhan oy Jaaliyadda Edmonton Isugu Yimaadeen Laguna Gorfeeyay ..

Waxay jaaliyada magaalada Edmonton qabatay shir si heer sare ah loo soo abaabulay oo ay ka soo qayb galeen dhamaan hawlwadeenada jaaliyada, madax sare oo […]

 
 

Wararka Hoose ee Jigjiga iyo Maamulka Gabre iyo Cabdi Iley Maxay ka Qoreen …

Wararka Hoose ee Jigjiga iyo Maamulka Gabre iyo Cabdi Iley Maxay ka Qoreen …

MSomalida waxay leeyihiin maahmaaho ay ku dhantahay xikmad iyo tusaalayn oo markaad doonto inaad mawduuc ka hadasho aad ku furfuran karto. Waxaa ka  mid ah […]

 
 

Ilays Tv 20 Dec 2014

Ilays Tv 20 Dec 2014
 
 

Shirkii Jaaliyadda Norway oo Galay Maalintii 2aad Guulna ku Dhamaaday

Shirkii Jaaliyadda Norway oo Galay Maalintii 2aad Guulna ku Dhamaaday

Jaaliyada S.Ogadenia ee dalka Norway ayaa shalay uu uga furmay shir balaadhan oo si wayn loo soo agaasimay. Shirka ayaa waxaa ka so qayb galey […]

 
 

LABO DUULIYE OO ITOOBIYAAN AH OO BAXSATAY – Daawo

LABO DUULIYE OO ITOOBIYAAN AH OO BAXSATAY – Daawo

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in labo pilot oo kamid ah duuliyayaasha Itoobiya ay la baxsadeen labadii diyaarad ee ay kala […]

 
 

Banaanbaxyada ka Socda Meela ka Mida Itobiya iyo Masaajidadii Jigjiga oo Lagu Wareejiyay Axbaash – Noora Afgaab

Banaanbaxyada ka Socda Meela ka Mida Itobiya iyo Masaajidadii Jigjiga oo Lagu Wareejiyay Axbaash – Noora Afgaab

Magaalada Bahir Dar oo ah magaala madadaxda qawmiyadda Amxaarada ayaa waxaa ka socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay banaanbax ay dadweynaha kaga soo horjeedsadeen markay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay