Archive for: December, 2014

Maamulka Shirweynaha 1aad ee Haweenka Somalida Ogadenya Wuxuu Ogaysiinayaa ..

Maamulka Shirweynaha 1aad ee Haweenka Somalida Ogadenya Wuxuu Ogaysiinayaa ..

Waxaa la ogaysiinayaa dadweynaha daneeya halganka xaqqa ah ee shacabka Somaliyeed ee Ogadenya inuu ka furmi doono magaalada Copenhagen caasimadda dalka Denmark Shirwaynaha 1aad ee […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland oo Shir Qabatay.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland oo Shir Qabatay.

Waxaa magaalo madaxda dalka Finland ee Helsinki lagu qabtay shir ay qabanqaabadiisa lahayd jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Finland. Shirkan oo ahaa mid wada tashi […]

 
 

Degmada Boodhcaano ee Gobolka Shabeele oo Caruur Yaryar Lagu Xidhxidhay.

Degmada Boodhcaano ee Gobolka Shabeele oo Caruur Yaryar Lagu Xidhxidhay.

Waxaa maalinimadii axadda ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd 14/12/2014 ayaa waxaa dagmada Boodhcaano oo katirsan Gobolka Shabeele waxaa kadhacday dhacdo aad uyaab badan isla markaana uxanuun […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyada Norway oo Sihabsami Leh Ooga Socda Magaalada Oslo.

Shirwaynihii Jaaliyada Norway oo Sihabsami Leh Ooga Socda Magaalada Oslo.

Sida aad kala socoteen ba wararkaanagii hore waxaa sitoos ah ooga furmay magaalada Oslo shirwaynihii Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Norway. Munaasabadan shirkan ayay Jaaliyadu […]

 
 

Ilays Tv 18 Dec.2014

Ilays Tv 18 Dec.2014

Ilays Tv:Kala Soco Wararka Ogadenya kuwa Caalamka iyo Weliba barnaamijyo Xiiso leh.

 
 

Shirweynaha Denmark Iyo Kaalinta Halganeed ee Haweenka Ogadenia – W/Q Jamal Xukun

Shirweynaha Denmark Iyo Kaalinta Halganeed ee Haweenka Ogadenia – W/Q Jamal Xukun

Waxay Shucuubta Caalamka ka midaysan yihiin, gaar ahaan qarnigan 21aad een ku jirno in Ummad iyo bulsho la arkaaba ay haweenkooda yihiin laf-dhabar nolosha iyo dhaq-dhaqaaqa […]

 
 

Ilays Tv 15 Dec. 2014

Ilays Tv 15 Dec. 2014
 
 

Ilays Tv:Kala Soco Wararka Ogadenya iyo Caalamka iyo Weliba barnaamijyo Xiiso leh.

Ilays Tv:Kala Soco Wararka Ogadenya iyo Caalamka iyo Weliba barnaamijyo Xiiso leh.
 
 

Dagaalada Ka Socda Gudaha oo Khasaare Laxaadle Loogu Gaystay cadawga – Warbixintii xarunta Dhexe ee JWXO

Dagaalada Ka Socda Gudaha oo Khasaare Laxaadle Loogu Gaystay cadawga – Warbixintii xarunta Dhexe ee JWXO

Wararka aan kahelayno wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo aad ubadan oo lagu wiiqay ciidamada gumaysiga ee dhulka Ogadenia xooga […]

 
 

Maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya ee Dalka Koonfur Afrika oo Shir Qiimayn ah Isugu Yimid

Maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya ee Dalka Koonfur Afrika oo Shir Qiimayn ah Isugu Yimid

Waxaa shir muhiim ah ku yeeshay magaalada Pretoria ee caasimadda dalka Koonfur Afrika maamulka jlaaiydda JOKA. Ajendaha shirka ayaa ka koobnaa umuuro dhawr ah oo […]

 
 

Qadiyadda Ogadenya iyo Quraafaadka La Aaminsiiyay Xabashi

Qadiyadda Ogadenya iyo Quraafaadka La Aaminsiiyay Xabashi

Umad ama shacab walba oo caalamka meel kaga nool waxay leeyihiin sheekooyin ay facaad ahaan isaga dhaxlaan. Sheekooyinkaa oo inta badan af isaga sheeg ah, […]

 
 

Wax garadka Jaaliyada Seattle iyo maamulka Jaaliyadda oo ka shiray hawla muhiim ah

Wax garadka Jaaliyada Seattle iyo maamulka Jaaliyadda oo ka shiray hawla muhiim ah

Shir lagu abaabulayo Ururka Haweenka Seattle Washington ayaa shalay ka dhacay xafiiska Somali Community ee magaalada Seattle. Kulankan oo loogu gogol xaadhayey dhismaha Urur ay […]

 
 

Laanta Qaxootiga ee Dalka Germany iyo Jaaliyada Somalida Ogadenya oo Kulmay.

Laanta Qaxootiga ee Dalka Germany iyo Jaaliyada Somalida Ogadenya oo Kulmay.

Waxaa kulan kudhexmaray magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kudhaqan dalka Jarmalka iyo Laanta Qaxootiga uqaabilsan Dalka Germany. Dalka Jarmalka ayaa waxaa […]

 
 

Isku duwahaha jaaliyaadka S/Ogadeniya ee qarada Yurub oo Stockholm shir ugu qabtay Hawl-wadeenka Jaaliyadda

Isku duwahaha jaaliyaadka S/Ogadeniya ee qarada  Yurub oo Stockholm shir ugu qabtay Hawl-wadeenka Jaaliyadda

Isku duwaha Jaaliyada Ogadenia ee Yurub mudane Cismaan Badal oo ka soo kicitimay magalada London aya waxa uu shirar abaabul oo baladhan u qaban doonaa […]

 
 

Maalinta Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya iyo Xerada Dhagaxley/Dhadhaab

Maalinta Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya iyo Xerada Dhagaxley/Dhadhaab

Waxaa maalintii Jimcaha lagu qabtay xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab xuska maalinta Hidaha iyo Dhaqanka ay gaarka uleeyihiin shacabka S.Ogadenia Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka […]

 
 

Ogaden Somali Communities in U K Demonstrate at the Chinese Embassy in London

Ogaden Somali Communities in U K Demonstrate at the Chinese Embassy in London

December 11, 2014 The Ogaden Somali Communities in the United Kingdom demonstrated in front of the Chinese Embassy in London, protesting Chinese Oil exploration and […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe oo Xaqiijiyay Inuu Dagaal Culus ka Dhacay Horhowd/Qabribayax

Warbixintii Xarunta Dhexe oo Xaqiijiyay Inuu Dagaal Culus ka Dhacay Horhowd/Qabribayax

Waxaa socda dagaala culus oo meela kala duwan oo lagu qaaday saldhigyo uu ciidanka gumaysiga ka daganaa dalka. Dagaalada oo CWXO ay si qorshaysan u […]

 
 

Sawiro: Jaaliyada Somalida Ogaden ee UK oo mudaharaad ku qabatay Safaarada China.

Sawiro: Jaaliyada Somalida Ogaden ee UK oo mudaharaad ku qabatay Safaarada China.

Banaanbax looga soo horjeedo Shirkadaha Shidaalka Shiinaha ee ku hawlan baadhitaano iyo soo saarista shidaalka  kuwaas oo si sharci darro ku jooga wadanka. Shirkadaha Shidaalka Shiinahu […]

 
 

Gabre Waa Al Capone-hii Somalia

Gabre Waa Al Capone-hii Somalia

Ninka lagu magacaabo Al Capone wuxuu kasoo dhex baxay Mafia-yadii Mareykanka ee 1920yadii, gaar ahaan markuu soo baxay xukunkii loo yaqiinay (The Prohibition) ee Mareykanka […]

 
 

Ethiopia’s Genocide in Occupied Ogaden

Ethiopia’s Genocide in Occupied Ogaden

The fundamental question in the case of Occupied Ogaden administrated by Ethiopia is whether human beings historically tied to their land are to be viewed […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay