Archive for: December, 2014

Banaanbax barito ka dhacaya Iridka Safaarada Chinaha ee London 11/12/2014 10 AM -2PM

Banaanbax barito ka dhacaya Iridka Safaarada Chinaha ee London 11/12/2014 10 AM -2PM

  Banaanbax looga so horjeedo Shirkadaha Shidaalka China ee wax ka baadha dhulka Ogaden kuwaas oo deegaanka u sababay Xasuuq ba’an oo bulshada ree guuraaga […]

 
 

Human Rights Day 10th December

Human Rights Day 10th December

2014 Theme: Human Rights 365 “I call on States to honour their obligation to protect human rights every day of the year. I call on people […]

 
 

10ka December Waa Maalinta Xuquuqda Aadanaha – Halku-Dhigga Sanadkan: Human Rights 365

10ka December Waa Maalinta Xuquuqda Aadanaha – Halku-Dhigga Sanadkan: Human Rights 365

“Waxaan Ka Codsanayaa Dawladaha caalamka Inay Ixtiraamaan Balantay Qaadeen oy Ixtiraamaan Xuquuqul Insaanka Sanadkoo Idil. Waxaan Ugu Baaqayaa dadweynaha Inay Xukuumadooda La Xisaabtamaan.” Xoghayaha Guud […]

 
 

Wararka Dhabta ah ee Somaliya Qofkii Doonaya Haka Daalacdo Sawirada Amin Caamir

Wararka Dhabta ah ee Somaliya Qofkii Doonaya Haka Daalacdo Sawirada Amin Caamir

Hadalkaa waxaa yidhi siyaasi Somali ah oo waliba aad u daneeya uga xanuunsada xaaladda ay ku sugan tahay Somaliya. Wuxuu yidhi siyaasigan isagoo dad dhowr […]

 
 

In Aanay Dib Dambe u Dhicin Darteed Ayaa Loo Eedeeyay Falalkii CIA-da

In Aanay Dib Dambe u Dhicin Darteed Ayaa Loo Eedeeyay Falalkii CIA-da

Waxaa shalay caalamka laga daawaday warbixin ka koobnayd kumanaan safxadood oo lagu eedeeyay habka ay sirdoonka Mareykanka CIA ugu tacadiyeen xuquuqda boqolaal qof oo badankood […]

 
 

Madaxda Jaaliyaad Somalida Ogadenya ee Qaarada Yurub oo Khadka Isgaadhiinta Ee Casriga ah Kuwada Kulmay.

Madaxda Jaaliyaad Somalida Ogadenya ee Qaarada Yurub oo Khadka Isgaadhiinta Ee Casriga ah Kuwada Kulmay.

Waxaa Kulan siheer sare ah loosoo agaasimay iskuguyimid madaxda iyo masuuliinta Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee kudhaqan qaarada Yurub. Kulankan oo kuqabsoomay nidaamka isgaadhiinta casriga ah […]

 
 

Xoghayaha Xidhiidhka Caalamiga ee JWXO oo Booqday xarunta Midowga Yurub (EU)

Xoghayaha Xidhiidhka Caalamiga ee JWXO oo Booqday xarunta Midowga Yurub (EU)

Waxaa bishan Disembar 1deedii illaa 5teedii Boqosho ku tagay xarunta Midowga Yurub (EU) ee Brussels dalka Belgium Mudane Cabdiraxman M. Sh. Mahdi xoghaya Hoggaanka Xidhiidhka […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo tacsi u diray mudane Yusuf Xaaji

Gudoomiyaha JWXO oo tacsi u diray mudane Yusuf Xaaji

Inaa Lilaahi Wa-Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa ku geeriyooday magaalada Nairobi gabadh uu dhalay Mudane Yusuf Xaaji oo ahaa Wasiirkii hore ee Difaaca Kenya ahna Senatorka […]

 
 

Madaxa Ururka OYSU Seattle oo Gudoonsiiyay Shahaadada Xubinka Bishan Halgame Cabdifataax

Madaxa Ururka OYSU Seattle oo Gudoonsiiyay Shahaadada Xubinka Bishan Halgame Cabdifataax

Ururka OYSU Seattle oo isugu yimid shirkoodii billaha ahaa ayaa lagu qiimeeyaa waxqabadka isla markaana lagu lafaguray hawlaha ururka. Sidii aad horey uga dheehateen Ogaden News […]

 
 

Ogeysiis: Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo Dhacaya 20-21 December 2014

Ogeysiis: Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo Dhacaya 20-21 December 2014

Waxaa la Ogeysiinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka Norwey inay kasoo qeyb galaan Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo qabsoomaya taariikhdu markay tahay 20-21 December […]

 
 

Cabdi iley Muxuu Kala Kulmay Dubai, Adisababa iyo Jigjiga .. Wararkii ugu Dambeeyay – Noora Afgaab

Cabdi iley Muxuu Kala Kulmay Dubai, Adisababa iyo Jigjiga .. Wararkii ugu Dambeeyay – Noora Afgaab

Ka dib markay meela badan fariimo iga soo gaadheen ay ka muuqdaan weydiimaha ah siday wax u jiraan ayaan u war doontay magaalooyinkaa aan kor […]

 
 

Talada Meles uu Qaatay Waxay ahayd in Somaliya loo qaybiyo laba Ogadenyana la go’doomiyo – Tamrat Nega

Talada Meles uu Qaatay Waxay ahayd in Somaliya loo qaybiyo laba Ogadenyana la go’doomiyo – Tamrat Nega

Maqaalkan inkastoo la qoray 7ba sano kahor, markaad akhriso waxaad ku ogaanaysaa siyaasadda dhabta ah ee Itobiya ay ka leedahay Somaliya iyo guud ahaan shacabka […]

 
 

Meles Proposes a Two-State Solution for Somalia – By Tamrat Nega

Meles Proposes a Two-State Solution for Somalia – By Tamrat Nega

According to a source with intimate knowledge about the affairs of the hilltop palace of Meles Zenawi, the prime minister of Ethiopia, who is not […]

 
 

Waagacusub – Ethiopia waxay 1949 wayday ayey heshay 2014 xilli Somalia xornimo sheeganeyso

Waagacusub –  Ethiopia waxay 1949 wayday  ayey heshay 2014  xilli Somalia xornimo sheeganeyso

Heshiiska xilligaas ay kala saxiixdeen waxaa maanta xigay in Dowladda Ethiopia warqad codsiya u qortay Ingiriiska kaas oo ay ku weydiisatay iney Dekadda Saylac uga […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Dhacay ..

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Dhacay ..

Warbixintii aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka waramay dagaalo dhacay labadii maalmood ee lasoo dhaafay oo cadawga lagaga dilay ciidan gaadhaya labaatan […]

 
 

Markuu Been Alifay TV-gii Ugu Horeeyay ee Noqday Caalami Mala Rumaysan Karaa .. Daawo labada filim ee la jilayo

Markuu Been Alifay TV-gii Ugu Horeeyay ee Noqday Caalami Mala Rumaysan Karaa .. Daawo labada filim ee la jilayo

Dagaalkii 1aad ee ka qarxay Khaliijka ee Ciraaq lagaga saarayay dalkay qabsadeen ee Kuwait waxaa kusoo caan baxay TV-ga caalamiga noqday ee CNN. Ka dib […]

 
 

Dispatch: Ogaden Battle Front

Dispatch: Ogaden Battle Front

The Ogaden National Liberation Army reported that it killed 14 Ethiopian regime soldiers and wounded 16 in skirmishes in parts of the Ogaden. The Liberation […]

 
 

Isu-Duwaha Jaaliyadaha Pacifica oo La Shiray Hawl-wadeenka Dhalinyarada OYSU faraca Pacifica

Isu-Duwaha Jaaliyadaha Pacifica oo La Shiray Hawl-wadeenka Dhalinyarada OYSU faraca Pacifica

Tariikhdu markay ahayd 2/12/14 waxaa khadka isgaarsiinta kulan muhiina ku wada yeeshay isuduwaha jaaliyaadka s ogaadeeniya ee Pacifica halgame Adan cabdiraxman (adan dakhare) iyo madaxa […]

 
 

Ilays Tv 01 Dec.2014

Ilays Tv 01 Dec.2014

Barnaamijkii Ilays Tv  01 Dec.20 14

 
 

Shirweynaha Haweenka Somalida Ogaden- Copenhagan Denmark 26.12.2014

Shirweynaha Haweenka Somalida Ogaden- Copenhagan Denmark 26.12.2014
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay