Archive for: January, 2015

Afhayeenka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge oo shir kula qaatay magaalada Johannesburg maamulka JOKA

Afhayeenka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge oo shir kula qaatay magaalada Johannesburg maamulka JOKA

  Waxaa saaka magaalada Johannesburg kagurmay shir u dhexeeya maamulka ugu sareeya Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika iyo Masuul sare oo booqoshao ku jooga wadanka […]

 
 

Daawo: Calanka Ogaadeeniya iyo Suuqyada Magaalada Nairobi “Ilays Camera”

Daawo: Calanka Ogaadeeniya iyo Suuqyada Magaalada Nairobi “Ilays Camera”
 
 

Ilays Tv 29 Jan.2015-Camerada Ilays Tv iyo suuqa ganacsiga ee Eastleigh(Islii)Nairobi

Ilays Tv 29 Jan.2015-Camerada Ilays Tv iyo suuqa ganacsiga ee Eastleigh(Islii)Nairobi
 
 

Ciidamada qalabka sida ee JWXO oo dagaalo ku naafeeyey kuwa Gumaysiga Itoobiya(Xarunta Dhexe)

Ciidamada qalabka sida ee JWXO oo dagaalo ku naafeeyey kuwa Gumaysiga Itoobiya(Xarunta Dhexe)

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga lagu naafeeyay. Wararkan oo aan kahelay xarunta Dhexe ee JWXO ee gudaha Ogadenya ayaa […]

 
 

HAWEENKA OGAADEENIYA OO KUSHIRAY PRETORIA IYO GUDOOMIYAHA HAWEENKA RODA AFJANO OO KHADKA KAGA QAYB GASHAY

HAWEENKA OGAADEENIYA OO KUSHIRAY PRETORIA IYO GUDOOMIYAHA HAWEENKA RODA AFJANO OO KHADKA KAGA QAYB GASHAY

Haweenka Ogaadeeniya ayaa  shir isugu yimid magaalada Pretoria ee caasimada dalka Koonfur Afrika .Shirkan oo ahaa mid lagu kala warqaadanayay ayaa waxaa khadka tellka kaga […]

 
 

Ilays Tv 28 Jan 2015 ka Daawo Warar Xiisabadan iyo Barnaamij Tayaleh

Ilays Tv 28 Jan 2015 ka Daawo Warar Xiisabadan iyo Barnaamij Tayaleh
 
 

Ragii ka Af-duubay Nairobi Masuuliyiintii ONLF oo Maxkamad la keenay Maanta

Ragii ka Af-duubay Nairobi Masuuliyiintii ONLF oo Maxkamad la keenay Maanta

Shalay iyo maanta waxaa maxkamad ku taal magaalada Nairobi oo lagu magacaabo Milimani Court ka socday dhagaysiga dacwad loo haystay Afar ruux oo kamid ahaa Raggii […]

 
 

Ilays Tv 26 Jan.2015 Waraysi Xiiso Badan G/kuxigeenka ONLF Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar iyo Barnaamijyo Xiiso badan..

Ilays Tv 26 Jan.2015 Waraysi Xiiso Badan G/kuxigeenka ONLF Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar iyo Barnaamijyo Xiiso badan..
 
 

Shirka Baarlamaanka Yurub oo Lagaga Hadli Doono Xuquuqda Haweenka Ogadenya iyo Dhibaatada ay Itobiya ku Hayso

Shirka Baarlamaanka Yurub oo Lagaga Hadli Doono Xuquuqda Haweenka Ogadenya iyo Dhibaatada ay Itobiya ku Hayso

Shirkan oo loogu baaqay dadweynaha ay quseyso inay kasoo qaybgalaan ayaa waqtigii loo qabtay is-diiwaan galinta ay ku egtahay maalinta Arbacada ah saacada marka ay […]

 
 

26kii Janaayo 1991 Maalintuu Ka Baxay AUN M. Siyad Xamar oo Lawada Qoomameeyay – Abwaan Abshir Bacadle

26kii Janaayo 1991 Maalintuu Ka Baxay AUN M. Siyad Xamar oo Lawada Qoomameeyay – Abwaan Abshir Bacadle

Maanta oo kale 26-kii Janaayo sanadkii 1991-dii waxay ku beegan tahay markii xukunka dalka laga tuuray ALLAHA u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre madaxweynihii Dowladdii […]

 
 

US.News: Turkish president in Somalia to launch development projects amid heavy security

US.News: Turkish president in Somalia to launch development projects amid heavy security

MOGADISHU, Somalia (AP) — Under tight security Turkish President, Recep Tayyip Erdogan, Sunday launched development projects sponsored by his government including an airport terminal in […]

 
 

Halganka Ogadenya – Shalay iyo Maanta : Axmad Yaasiin 1992 – Qahira

Halganka Ogadenya – Shalay iyo Maanta : Axmad Yaasiin 1992 – Qahira

Waxaa kusoo dhacay xafiiska Wakaaladda ONA maqaal tariikhi ah oo uu qoray bishii March 1992 mudane Axmad Yaasiin Sh. Ibraahim oo waqtigaa arday ka ahaa […]

 
 

Hogaanka Warfaafinta JWXO oo ku Baraarujiyay Jaaliyadda Doxa Wax-qabad

Hogaanka Warfaafinta JWXO oo ku Baraarujiyay Jaaliyadda Doxa Wax-qabad

Maamulka Jaaliyadda Doxa ayaa shir hawleed isugu yimid ay ku falanqeeyeen wixii u qabsoomay sanadkii tagay iyo qorshaha sanadka cusub ay ku hawlgali lahaayeen. Wacdigii […]

 
 

Ilays Tv 24 Jan 2015 Ka Daawo Barnaamijyo Xiisa badan oo aad ka heli doonto xogo muhiim ah

Ilays Tv 24 Jan 2015 Ka Daawo Barnaamijyo Xiisa badan oo aad ka heli doonto xogo muhiim ah
 
 

Maamulka jaaliyada Norway oo kulankoodii bilaha isugu yimid

Maamulka jaaliyada Norway oo kulankoodii bilaha isugu yimid

Maamulka jaaliyada ogaadeenya ee Norway ayaa kulankoodii bilaha ahaa  isugu yimid maanta oo taariikhda kubeegan tahay  24.01.2015. kulankan oo arimaha muhiimka ah ee jaaliyadda horyaala […]

 
 

Dawlada Koonfur Afrika iyo dadkii labooobay oo shir iga socdo magaalada Johannesburg‏

Dawlada Koonfur Afrika iyo dadkii labooobay oo shir iga socdo magaalada Johannesburg‏

Waxaa xaafada wayn ee Mayfair kana mida magaalada Johannesburg‏ ee Soomalidu kunooshahay kasocda shir wayn oo la isugu yeedhay dadkii dhawaan lagu boobay deegaanka Soweto .Shirkan […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda JOKA, Ururka Haweenka Ogadenya ee Koonfur Afrika iyo OYSU/KA oo Wadatashi Isugu Yimid

Maamulka Jaaliyadda JOKA, Ururka Haweenka Ogadenya ee Koonfur Afrika iyo OYSU/KA oo Wadatashi Isugu Yimid

Waxaa salaadii Jumce kadib xafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika kadhacay shir baladhan oo ay isugu yimaadeen maamulka Jaaliyada, Maamulka haweenka iyo xubinka warfaafinta ee Ururka […]

 
 

Shirkii jaaliyadda Sacuudiga Faraca Riyaad

Shirkii jaaliyadda Sacuudiga Faraca Riyaad

Waxaa maanta oo taariikhdu ahaaydi 24/1/2015 shir isugu yimid jaaliyad Sacuudi Carabiya faraca Riyaad halkaaso sidii caadada ahaayd shirk a lagu furay aayaada Quraana iyo […]

 
 

SAXAAFADA KOONFUR AFRIKA OO AFKA FURATAY BOOB LOO GAYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED DARTEED

SAXAAFADA KOONFUR AFRIKA OO AFKA FURATAY BOOB LOO GAYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED DARTEED

Saxaafada Koonfur Afrika noocyaheeda kala duwan ayaa aad u hadal haya Barakicin maalmahan loogaysanayay kumayaal qaxooti ganacsato ah oo ay soomaalidu kamid tahay. Saxaafada ayaa […]

 
 

Boob Loo Gaystay Dukaamada Ajnabiga ee Soweto Koonfur Afrika iyo Booliska oo Baadhaya Sababta Ka Dambaysa

Boob Loo Gaystay Dukaamada Ajnabiga ee  Soweto Koonfur Afrika iyo Booliska oo Baadhaya Sababta Ka Dambaysa

Maalintii isniinta ahayd ee ay taariikhdu ahayd 19/01/2015 waxaa magaalada Johannesburg meel aan ka dherayn lagu dilay wiil yar oo da’diisa lagu sheegay 14 jir […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay