Archive for: January, 2015

Ilays TV Waxaad ka daawataa Barnaamijyo iyo warar xiisa badan ku wii ugu danbeeyay.

Ilays TV  Waxaad  ka daawataa  Barnaamijyo iyo warar xiisa  badan ku wii ugu danbeeyay.
 
 

Dhibaato ka Taagan Magaalada Fiiq iyo Arday Lagu soo Xero ooday Magaalada Jigjiga

Dhibaato ka Taagan Magaalada Fiiq iyo Arday Lagu soo Xero ooday Magaalada Jigjiga

Wararka ka imaanaya Ogaadeeniya ayaa sheegaya in Todobaadkan magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob ay kajireen dhibaato xoogan oo lagu hayo shacabka taasi oo ah […]

 
 

Daawo: Barnaamijka Fanka iyo Dhaqanka “Abwaan Gurmad Qaran”

Daawo: Barnaamijka Fanka iyo Dhaqanka “Abwaan Gurmad Qaran”
 
 

Ilays Tv Muuqaalo iyo Warbixinadii Ugu Dambeeyey ka Daawo..

Ilays Tv Muuqaalo iyo Warbixinadii Ugu Dambeeyey ka Daawo..
 
 

Weeraradii Ugu Dambeeyay ee CWXO ay ku Qaadeen Ciidamada Gumaysiga Itobiya

Weeraradii Ugu Dambeeyay ee CWXO ay ku Qaadeen Ciidamada Gumaysiga Itobiya

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ay isku farasaareen N/hurayaasha CWXO iyo huubada uu gumaysigu keenay dhulka […]

 
 

‘A Man of Good Hope’ as reviewed by Sheldon G. Weeks

‘A Man of Good Hope’ as reviewed by Sheldon G. Weeks

In “A Man of Good Hope,” Steinberg continues his in-depth style, focusing on a few people and how their lives have evolved. Asad Abdullahi was […]

 
 

Shir Balaadhan Oo Maanta ka Dhacay Magaalada Nairobi “Faraca Faafan”

Shir Balaadhan Oo Maanta ka Dhacay Magaalada Nairobi “Faraca Faafan”

Magaalada Nairobi waxaa maanta ka dhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen inta badan xubnaha Faraca faacan ee magaalada Nairobi. Shirkan ayaa sidoo kale waxaa […]

 
 

21ka Janaayo Waa Maalin Xusuus u Leh Umadda Somaliyeed iyo Ciidanka Cirka ee RAF

21ka Janaayo Waa Maalin Xusuus u Leh Umadda Somaliyeed iyo Ciidanka Cirka ee RAF

Dhamaadkii sanadkii 1919 ayay Xukuumaddii Boqortooyada Ingriiska wafdi ka socda Xoghayaha Mustacmaradaha Ingriiska usoo dirtay Waqooyiga Somaliya oo la odhan jiray British Somaliland. Wafdigii wuxuu […]

 
 

Faraca P.E ee Jaaliyadda Koonfur Afrika oo shir muhiim ah yeeshay.

Faraca P.E ee Jaaliyadda Koonfur Afrika oo shir muhiim ah yeeshay.

Faraca Jaaliyad Ogaadeeniya Ee dalka Koonfur Afrika ee rugtiisu tahay magaalada Yutnig ee horay u ahaan jirtay xarunta Jaaliyada hadana ah farac kamid ah laamaha […]

 
 

MAAMULKA GUUD EE JAALIYADA K/AFRIKA OO KUSHIRAY KHADKA ISGAADHSIINTA‏

MAAMULKA GUUD EE JAALIYADA K/AFRIKA OO KUSHIRAY KHADKA ISGAADHSIINTA‏

Maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Dalka Koonfur Afrika ayaa isugu yimid shir khadka Isgaadhsiinta ah.waxaana shirkaas lagu gorfeeyay arimo muhiim ah waxaana kamid ahaa shirwaynihii Jaaliyada […]

 
 

Ilays Tv 19 Jan.2015-Warkii dunida iyo waraysi xiiso badan Abwaanad Faadumo kala soco Ilays Tv.

Ilays Tv 19 Jan.2015-Warkii dunida iyo waraysi xiiso badan Abwaanad Faadumo kala soco Ilays Tv.
 
 

Sundus Ibraahim oo Noqotay Xubinka OYSU/Seattle ee Bishan

Sundus Ibraahim oo Noqotay Xubinka OYSU/Seattle ee Bishan

Ururka OYSU Seattle ayaa todobaadkan isugu yimid shirkoodii billaha ahaa. Shirkan ayaa ururku bil walba ku qiimeeyaa waxqabadka isla markaana lagu lafaguraa hawlaha ururka. Waxaa […]

 
 

Mareykanka oo Laga Xusayo Maalinta Martin Luther King Jr

Mareykanka oo Laga Xusayo Maalinta Martin Luther King Jr

Isniinta 3xaad ee Bisha Janaayo sanadwalba waa maalin fasax ka ah dalka Mareykanka oo lagu xasuusto ninkaa usoo halgamay sinaanta dadka madawga ah oo xuquuq […]

 
 

Ciidamada ONLF oo dharbaaxooyin la beegsaday kuwa gumaysiga Itoobiya.

Ciidamada ONLF oo dharbaaxooyin la beegsaday kuwa gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo kamid kuwii joogtada ahaa ee ay CWXO kuxoraynayeen […]

 
 

Anyuak Media : Karuturi Ethiopia Has Gone Bankrupt: Said Ethiopia Minister

Anyuak Media : Karuturi Ethiopia Has Gone Bankrupt: Said Ethiopia Minister

KARUTURI Global, which earlier agreed with the Ministry of Agriculture (MoA) to grow wheat on 300 thousand hectares of fertile land has fell to deliver […]

 
 

Yasser al-Jumayli iyo Waajibkiisii Ugu Dambeeyay ( The Last assignment) : Daawo

Yasser al-Jumayli iyo Waajibkiisii Ugu Dambeeyay ( The Last assignment) : Daawo

Waxaa laga daawaday shalay barnaamij aad u cajiib ah oo sawirqaade u dhashay dalka Ciraaq uu ka diyaariyay dagaalka ka socda dalka Suuriye, markuu soo […]

 
 

Maamulkii hore ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Sweden oo xilwareejin sameyay + Sawiro

Maamulkii hore ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Sweden oo xilwareejin sameyay + Sawiro

Magaalada Stockholm ee caasimada wada ka Sweden Waxaa kadhacay xaflad xilwareejina Taas oo ay kasoo qayb Galen Gudiga cusub ee xilka Lawareegayay iyo gudidii hore sidoo kale […]

 
 

Xerada Ifo oo Lagu qabtay Shrikii Meertada ahaa ee Ururka Dhalinyarada OYSU ee Xeryaha Dhadhaab

Xerada Ifo oo Lagu qabtay Shrikii Meertada ahaa ee Ururka Dhalinyarada OYSU ee Xeryaha Dhadhaab

Maalin nimadii Sabtida oo ay taariikhdu ku beegnayd 17/1/15 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii faracyada OYSU ee deegaanada Dhadhaab iyo […]

 
 

Somalia Did not Operate As An Equal Partner of IGAD – HAN

Somalia Did not Operate As An Equal Partner of IGAD – HAN

IGAD, dominated by Ethiopia, met in Mogadishu after many high profile official visits of UN Security Council, UN Secretary General, Arab league delegation, large delegation […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Dhex Maray ONLF iyo Gumaysiga Ethiopia

Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Dhex Maray ONLF iyo Gumaysiga Ethiopia

Wararka nagasoo gaadhaya ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo ciidanka wayaanaha lagu wiiqay waxayna udhaceen sidan. 5/1/15 Inahuruuf […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay