Archive for: January, 2015

Ilays Tv 17 Jan.2015-Kala soco wararkii ugu dambeeyey Ogadenya iyo Caalamka iyo Waraysi xiiso badan iyo Abwaan Cabdirashiid Gurmad Qaran.

Tusaale Dhab ah oo ka Tarjumaya Xaaladda Ka jirta Ogadenya: (Gumaysiga Maskaxda ) Diyaariye: Assad Cabdiwali

Dadka Qaar ayaa u haysta Gumaysiga Maskaxda inay tahay qofka oo laga qabsado oo lagu qanciyo wixii la doonayay, sax iyo khalad miday tahayba. Ku […]

Dhambaal Wadani – Riwaayad Cusub oo Kooxda Horseed ay Kusoo Bandhigeen Sanca

Jaaliyada Ogadeniya ee dalka Yemen  iyo Ururka Dhalinyarada OYSU  fariciis Yemen ayaa  maanta oo taariikhdu ahayda   16/1/2015 kusoo bandhigay riwaayad la magax bayday –Dhambaal Wadani–  oo muda dheer laga shintirinaayay  […]

Qof Kastoo Lasoo Shaqeeyay Cabdi Iley Waa Eedaysane Inuu Wax Ka Qoro DDSPOST – Noora Afgaab

Dad badan oo gaadhaya ilaa 200 oo qof ayaa lasoo xidhay labadii habeen uu u dambaysay ka dib markii kooxda Cabdi Iley ku xeeran ay […]

Ilays Tv 16 Jan.2015 Ka Daawo Barnaamij iyo Warbixino xaqiiq ah oo kusaabsan Geeska Africa iyo Aduunka…

OYSU-Dhagaxleey: Hambalyo…Hambalyo…Hambalyo.Waxay ku guulaysteen Shahaado Sharafta ururweynaha OYSU heer Caalami iyo weliba…….

Midnimo Qasab Ku Dhisan Waligeed Ma Waarin .. Mengestu iyo EPRDF/TPLF iyo Midnimo Ku-Sheega Itobiya

Odhaah sax ah oo caalamka ka dhaxaysa ayaa jirta oo dhahaysa – Xoogeenu wuxuu ku jiraa midnimadeena – waana dhab. Hasa ahaatee midnimada umadaha waxay […]

Ethiopia: Kornayl Damise Anteneh & Kornayl Alamu Getinet oo xabsiga Zuway lagala baxay kadibna la toogtay.

2 koranel oo Ethipian ah oo jeelka Ziway qolka madow ee  numberkiisu yahay  number 8 ay ku jireen lagala baxay ka dibna la toogtay. Labadan […]

Ilays Tv 14 Jan. 2015 Warar iyo Barnaamijyo xambaarsan xogo Dheeraad ah kaga Bogo Ilays Tv

ILAYSTV-Sanadkii 2014

ILAYSTV-Sanadkii 2014

Waxaan Ogayn Manaloo Sheegay .. Mashaariicda aan Jirin iyo Xasuuqii Shacabka iyo DDSPOST

Horey ayaan u ogayn in dhiigyacabkii bakhtiyay ee Cabi Iley aabihii ahaa,  Meles Zinawi, in inuu u yeedhiyay Cabdi Iley habkuu kula dagaalami lahaa jabhadda ONLF. […]

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Faahfaahinta Dagaaladii Ugu Dambeeyay ee CWXO uu ku Qaado Cadawga

Wararka aan ka helayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka waramay dagaalo si isdaba joog ah usocda oo N/hurayaasha CWXO ku […]

2 Baabuur oo u rarnaa ganacsato kasoo jeeda Degmada Dhanaan oo gumaysigu la wareegay.

Labo gaadhi oo ah nooca Candho maydlaha ah oo waday badeeco isugu jirtay Bagaash iyo cunto una rarnaa labo ganacsade oo u dhashay Degmada Dhanaan […]

Ilays Tv 12 Jan. 2015-Gudomiyaha Hoganka Warfafinta oo ka hadlaya — iyo Waraysi Xiiso badan.

Sarkaal Sare oo ka Tirsan Booliska Calgery oo la Shiray Jaaliyadda Somalida iyo Mawqifka OYSU

Rick Hanson ayaa ku bilaabay hadalkiisa; Waxaan rabaa caruurta Somalida Kanadiyaanka ah Inay helaan xuquuqda inay nabad ku koraan. Sarkaalgan oo kula hadlayay jaaliyadda Somalida […]

Ururka Haweenka Ogadenya ee Seattle iyo Xubnaha Jaaliyadda iyo OYSU/Seattle oo Shir Isugu Yimid

Seattle, WA: Ururka Haweenka Soomaalida Ogadenia ee Seattle ayaa shalay shir muhiim ah isugu yimid. Shirkan ayaa waxaa lagu marti-qaaday qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda […]

OYSU Faraca Magaalada Port Elizabeth oo Maamul cusub yeeshay

Ururka Midawga Dhalinyarada Iyo Ardayda Ogadeniya ee magaalada Port Elizabeth ayaa maamul u doortay todoba xundoon oo ka mida Ururka OYSU ee South Africa ku […]

Ilays Tv 10 January 2015,Fanka & Suugaanta Waraysi Xiiso Badan.

Maxaad Kala Socotaa Ururkii IGADD ee La Dhisay 1986kii oo Itobiya u Afduubtay IGAD – Daawo

Ururka ay ku bahoobeen dawladaha Geeska Afrika waxaa la dhisay 1986, wuxuuna ahaa Urur loogu talagalay ka hirtagga Abaaraha iyo Horumarka sida ku xusan magaca […]

Filimkii The ESSENCE OF TERROR (Argagixiso Dhab ah) ee Mudane C/lahi Xusen uu Soosaaray Ayaa TV-ga Qaranka ee Dalka Norway Lagu Soobandhigay.

Waxaa TV-ga qaranka ee dalka Norway ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano NRK TV lagu soo bandhigay Filim- kii lamagac baxay The Essence of Terror (Argagixso […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay