Archive for: January, 2015

State Terrorism in Ogaden, Ethiopia – By Graham Peebles

State Terrorism in Ogaden, Ethiopia – By Graham Peebles

Ethiopia is being hailed as a shining example of African economic growth. Principle donors and devotees of the International Monetary Fund/World Bank development model (an […]

 
 

Ilays Tv 08 January 2015,Warar iyo Barnaamijyo xiiso leh kala soco halkan.

Ilays Tv 08 January 2015,Warar iyo Barnaamijyo xiiso leh kala soco halkan.
 
 

Guddiga Culimada Xerada Dhagaxley oo Shirk Isugu Yimid ay ku Doorteen Guddigii Culimada

Guddiga Culimada Xerada Dhagaxley oo Shirk Isugu Yimid ay ku Doorteen Guddigii Culimada

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 8/1/15 waxaa xerada Qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kadhacay doorashadii gudiga culimada ee Xerada Dhagaxlay. Guud ahaan wadanka Kenya waxaa […]

 
 

Somaliya oo Ka Ereday Dalkeeda Shirkad Laga Leeyahay Shiinaha

Somaliya oo Ka Ereday Dalkeeda Shirkad Laga Leeyahay Shiinaha

Shirkad macdanta qodata ayaa lagu amray inay dalka Somaliya isaga baxdo, kadib markii lagu soo eedeeyay inay ku joogto dalka si sharci darro ah. Nin […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO – Weeraro ay Qaadeen CWXO oy ku Hoobteen Cadawga.

Xarunta Dhexe ee JWXO – Weeraro ay Qaadeen CWXO oy ku Hoobteen Cadawga.

Wararka ka imanaya wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa shigeeya dagaallo ay ciidamada wayaanuhu ku hoobteen oo kadhacay meela kala duwan oo […]

 
 

Hindise Wadahadal Dhex Mara JWXO iyo Itoobiya – Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO

Hindise Wadahadal Dhex Mara JWXO iyo Itoobiya – Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO

Waxaa beryahan warbaahinta qaar ay qorayaan, dad badanna ay isla dhex marayaan in JWXO iyo Itoobiya uu wadahadal u bilawday. Waxaa caado ah in marka […]

 
 

Shirweynihii jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Dalka Finland oy ka Qaybgaleen Abwaanada Qaranka

Shirweynihii jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Dalka Finland oy ka Qaybgaleen Abwaanada Qaranka

Waxaa magaalada Espoo ee dalka Finland lagu qabtay shir si fiican loosoo agaasimay. Shirka oo in muddo ah qabanqaabadiisu ka socotay dalkan Finland ayaa ahaa […]

 
 

DDSPOST oo Lamid Noqotay Faarax Golaleygii La Odhan Jiray Xiligii Siyaad Barre Wuxuu Yidhi – Noora Afgaab

DDSPOST oo Lamid Noqotay Faarax Golaleygii La Odhan Jiray Xiligii Siyaad Barre Wuxuu Yidhi –  Noora Afgaab

Markasta ood rabto inaad si guud u aragto juquraafiga dal ama qaarad, waa inaad ka fogaato ood dusha sare aad kasoo shiishto. Markasta ood kusoo […]

 
 

Ilays Tv 05 JAN. 2015 Xog iyo Barnaamijyo Xaqiiq ah oo Xiisa Badan…

Ilays Tv 05 JAN. 2015 Xog iyo Barnaamijyo Xaqiiq ah oo Xiisa Badan…

Ilays Tv oo ah Tv ka warama xaqiiqda iyo xogaha rasmiga ah ee ka jira guud ahaan geeska Africa gaar ahaa Ogaadeeniya iyo Ethiopia ayaa […]

 
 

Ceeb Aduunyo Waxay Haysataa Wadaadadii Ajo-Gudhay – Noora Afgaab

Ceeb Aduunyo Waxay Haysataa Wadaadadii Ajo-Gudhay – Noora Afgaab

Waxyaabaha sida aadka loogu sheekaysanayo magaalada Jigjiga iyo gabi ahaan Ogadenya waa ceebta haysata wadaadadii sida isdaba jooga ah loogu soo dhaweeyay Jigjiga ee laha […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Warbixisay Dagaalkii ka Dhacay Duleedka Qabridahare

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Warbixisay Dagaalkii ka Dhacay Duleedka Qabridahare

Wararkii ugu dambeeyay ee nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa faahfaahin ka bixinaya CWXO ay kuqaadeen fadhiisimada ay ciidanka wayaanuhu ku leeyihiin dhulka Ogadenia. […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee Xeryaha Qaxootiga Kenya oo Ifo Lagu Qabtay.

Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee Xeryaha Qaxootiga Kenya oo Ifo Lagu Qabtay.

Maalinnimadii shalay ooy taariikhdu kubeegnayd 3/1/2015 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii sadexda xero ee Dhadhaab shirkan oo ah shir labadii […]

 
 

Jaaliyadda Sweden oo Shirweynahoodii ku Doortay Maamul Cusub

Jaaliyadda Sweden oo Shirweynahoodii ku Doortay Maamul Cusub

Jaaliyada Somalida Ogadenia ee wadanka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay isugu yimid shirar muhiim ah uu ka mid ahaa shirwaynahoodii sanadlaha ahaa. Waxay shirkaa kusoo […]

 
 

Booqashadii Gudoomiye Kuxigeenka JWXO uu Kumarayay Gobolka Queens Land ee Wadanka Australia oo Wali Meesheedii Kasiisocota.

Booqashadii Gudoomiye Kuxigeenka JWXO uu Kumarayay Gobolka Queens Land ee Wadanka Australia oo Wali Meesheedii Kasiisocota.

Sidaad wararkaanagii hore kala socoteenba waxaa wali halkeedii kasii socota booqashadii G/Kuxigeenka JWXO uu kumarayay gobalka Queens Land ee dalka Australia isagoo maanta abaarihii 2dii-duhurnimo shir balaadhan […]

 
 

Maxaa Iska Badalay Baadhitaanka Shidaalka Ogadenya 1948 – 2014

Maxaa Iska Badalay Baadhitaanka Shidaalka Ogadenya 1948 – 2014

Saddex arimood ayaa asaas u ahaa Badhitaanka Shidaalka Ogadenya. Saddexdaa Tiir laga soo bilaabo 1948 ilaa maanta oo la marayo 2015ka waxba iskama badalin, sida […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo u Hambalayeeyay Sanadka Cusub Hawlwadeenka Ururka, CWXO, iyo Shacabka S.Ogadenya Uguna Baaqay ..

Gudoomiyaha JWXO oo u Hambalayeeyay Sanadka Cusub Hawlwadeenka Ururka, CWXO, iyo Shacabka S.Ogadenya Uguna Baaqay ..

Sanadka Cusub ee 2015ka ayuu Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamad Cumar Cismaan ugu hambalyeeeyay guud ahaan Hawl-wadeenka ururka iyo Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya oo Gudoomiyaha uu […]

 
 

Duuliyayaashii Itobiya oo Baxsadkoodii uu Kordhay iyo Moraalka Ciidanka oo Hooseeya (Daawo)

Duuliyayaashii Itobiya oo Baxsadkoodii uu Kordhay iyo Moraalka Ciidanka oo Hooseeya (Daawo)

Wararka ka imanaya ciidanka cirka ee Itobiya ayaa sheegaya in afar duuliyayaal sare ahaa ay ka baxsadeen Itobiya oo magangalyo ay ka dalbeen dalka Kenya. […]

 
 

Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO oo Kula Dardaarmay Jaaliyadda Queens Land Dardargalinta Halganka iyo Feejignaan

Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO oo Kula Dardaarmay Jaaliyadda Queens Land Dardargalinta Halganka iyo Feejignaan

Sida wararkanagii hore aad kula socoteen waxaa booqasho hawleed ku maraya gobolka Queens Land ee cariga australia Gud. Ku-xigeenka JWXO Dr. Maxamed I. Cumar. Booqashadaa oo ku salaysnayd in […]

 
 

Gudoomiyaha HABAD oo Booqasho Hawleed ku Tagay Dalka Norway

Gudoomiyaha HABAD oo Booqasho Hawleed ku Tagay Dalka Norway

Waxaa booqasho shaqo ku tagay wadanka Norway wafdi ka socda Hogaanka Arimaha Bulshada & Adeega Dadweynaha. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Gudoomiyaha Hogaanka mudane Axmed yaasiin […]

 
 

Gudoomiye Ku-Xigeenka oo Booqasho ku Tagay Gobolka Queens Land ee Dalka Australia

Gudoomiye Ku-Xigeenka oo Booqasho ku Tagay Gobolka Queens Land ee Dalka Australia

Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Towsnville ee gobalka Queens Land ka dagay gudoomiye ku xigeenka jwxo Dr. Maxamed I. Cumar oo booqaho ku maraya dhamaan jaaliyadaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay