Archive for: February, 2015

Jaaliyada Ogadeniya ee greater manchester oo Qabanaya Xuska Maalinta Xasuuqa Ogaden

Jaaliyada Ogadeniya ee greater manchester oo Qabanaya Xuska Maalinta Xasuuqa Ogaden
 
 

Ilays Tv 26 Feb.2015-Waraysi xiiso Badan N/Hure Cismaan Sheekh Mahdi oo kamid ah masuuliyiinta ciidanka xoraynta Ogadenya

Ilays Tv 26 Feb.2015-Waraysi xiiso Badan N/Hure Cismaan Sheekh Mahdi oo kamid ah masuuliyiinta ciidanka xoraynta Ogadenya
 
 

Ethiopia and the Ogaden: Prospects for Peace:

Ethiopia and the Ogaden: Prospects for Peace:

Chatham House, London publishes the Audio highlights of the Ethiopia and Ogaden prospect for peace event at the Chatam house. Watch here. The Ogaden has […]

 
 

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo si Mugleh Loogu Qabtay Jaamacadda Johannesburg

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo si Mugleh Loogu Qabtay Jaamacadda Johannesburg

Waxaa maanta magaalada JHB ee xarunta ganacsiga dalka Koonfur Afrika siwayn loogu xusay Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya oo ka dhacday Jaamacada wayn ee Universaty Of Johannesburg. […]

 
 

ILAYS TV 23 FEB.2015 – XUSKA MAALINTA XASUUQA OGADENYA OO LAGA XUSAY LONDON IYO WARARKA CAALAMKA

ILAYS TV 23 FEB.2015 – XUSKA MAALINTA XASUUQA OGADENYA OO LAGA XUSAY LONDON IYO WARARKA CAALAMKA
 
 

Caalamka Jazeera : Soo Noqoshadii Tataarka Qirim – Filim Tiiraanyo Leh

Caalamka Jazeera : Soo Noqoshadii Tataarka Qirim – Filim Tiiraanyo Leh

Wuxuu caalamka ku waabariistay 16kii Marso 2014 afti la yidhi dadkii daganaa Jasiiradda Qirim (Crimea) ayaa lagu weydiiyay inay ka mid ahaanayaan Ukraanya ama ay […]

 
 

TPLF’s Leaders Arrogance and Contempt – Inviting Further Bloodshed and Loss of Lives – HRLHA Statement

TPLF’s Leaders Arrogance and Contempt – Inviting Further Bloodshed and Loss of Lives – HRLHA Statement

The TPLF Government adopted a new constitution in 1995; and, based on this Constitution, it formed new federal states. The new Ethiopian Constitution is full […]

 
 

Golaha Sare ee IleysTV oo ka Shiray Tayaynta iyo isk-xidhka Barnaamijyada ka Baxa Ileys

Golaha Sare ee IleysTV oo ka Shiray Tayaynta iyo isk-xidhka Barnaamijyada ka Baxa Ileys

Waxaa shir wada-tashi ah yeeshay Golaha Sare ee IleysTV. Shirka ay masuuliyiinta ku kulmeen ayaa lagaga arinsanay laba qodob oo kala ahaa; Shaqada iyo Horumarinta Ilays TV. […]

 
 

Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO oo Kala Qaybgalay Shirkii Joogtada ahaa ee Masuuliinta HAAU

Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO oo Kala Qaybgalay Shirkii Joogtada ahaa ee Masuuliinta HAAU

Waxaa maanta kulan heer sare ah iskugu yimid gudoonka sare ee Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka (HAAU). Shirkan oo socday mudo dhawr saac ah ayaa […]

 
 

Maalinta xasuuqa Ogadenya oo Laga Xusay Port Elezabeth/Koonfur Afrika

Maalinta xasuuqa Ogadenya oo Laga Xusay Port Elezabeth/Koonfur Afrika

Munaasabad  boroor diiqa ah oo lagu Xusay Maalinta Xasuuqa Ogaden ayaa lagu qabtay Magaalada Port Elizabeth ee Xarunta gobolka Eastern Cape waxaana ka soo qayb […]

 
 

Kulan ay Yeesheen Ururka Haweenka Ogadenya Seattle Maalinimadii Sabtida

Kulan ay Yeesheen Ururka Haweenka Ogadenya Seattle Maalinimadii Sabtida

Maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd 21/02/2015 waxaa kulan balaadhan isugu yimid Urura Haweenka Ogadeniya ee magaalada Seatle ee State ka Washington.  Kulankan ayaa waxaa khadka […]

 
 

Gudoonka Sare Iyo Hawl-Wadeenada Kala Duwan ee Hogaanka Abaabulka Iyo Arimaha Ururka JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Iskugu Yimid.

Gudoonka Sare Iyo Hawl-Wadeenada Kala Duwan ee Hogaanka Abaabulka Iyo Arimaha Ururka JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Iskugu Yimid.

Waxaa maanta kulan heer sare ah iskugu yimid iyadoo la,adeegsanayo qalabka isgaadhsiinta casriga ah ( Tell Conferense) gudoonka sare ee Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka […]

 
 

TesfaNews: Being a Politician in Somalia – By Ahmed Abdi

TesfaNews: Being a Politician in Somalia – By Ahmed Abdi

De-Programming the defeatist mentality of today’s Somali politicians from appeasing their traditional-foe and abuser Ethiopia seems a greater challenge for the greater people of Somalia. But for […]

 
 

Dareenka aan Kala soo Noqday Dhagaysigii Baarlamaanka Yurub – Cabdiraxmaan Sheekh

Dareenka aan Kala soo Noqday Dhagaysigii Baarlamaanka Yurub – Cabdiraxmaan Sheekh

Socdaalkii aanu ku tagney xarunta barlamaanka yurub ee Brussels Arbacadii 04.02 2015 wuxuu ahaa mid aad uga duwan socdaaladii hore, wuxuuna calaamad gooni ah ku lahaa […]

 
 

Ilays Tv 21 Feb 2015 “Godlataye Xornimo Gaawaha Ucuga” Warar iyo Barnaamijyo

Ilays Tv 21 Feb 2015 “Godlataye Xornimo Gaawaha Ucuga” Warar iyo Barnaamijyo
 
 

Sanca – Munaasabad Shahaado Sharaf iyo Abaal-marino lagu Gudoonsiiyay Xubnihii Mutaystay

Sanca – Munaasabad Shahaado Sharaf iyo Abaal-marino lagu Gudoonsiiyay Xubnihii Mutaystay

Munaasabad shahaado sharaf iyo abaal marino lagu gudoonsiinayey xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeeniya ee Dalka Yemen (JOY) ,ayaa ka dhacday Guriga weynee Umada ee […]

 
 

OYSU Xagardheere Oo Xustay Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya (Sawiro)

OYSU Xagardheere Oo Xustay Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya (Sawiro)

Maanta oo sabti ah taariikhduna ay kubeegnayd 21/2/15 waxaa munaasabad aad ubalaadhan lagu qabtay xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi munaasabadan ayaa ahay mid lagu […]

 
 

Shabakadda Soomaalvoice oo Lagu soo Bandhigay Shirweynihii 1aad ee Haweenka Ogadenya

Shabakadda Soomaalvoice oo Lagu soo Bandhigay Shirweynihii 1aad ee Haweenka Ogadenya

Shabakadda soomaalvoice.com ayaa soo bandhigtay filim si fiican looga soo shaqeeyay oo ka xogwaramaya shirweynihii 1aad ee Haweenka Ogadenya. Shirweynahaa oo lagu dhisay Ururka Haweenka […]

 
 

Shirkii Muslimiinta Mareykanka iyo Obama oo Yidhi; Waxaan Dagaal Kula Jirnaa Kuwa Dhalanrogaya Islaamka

Shirkii Muslimiinta Mareykanka iyo Obama oo Yidhi; Waxaan Dagaal Kula Jirnaa Kuwa Dhalanrogaya Islaamka

Waxaa Aqal-Cad ee looga taliyo Dalka Mareykanka la’isgu keenay shir loogu magacdaray -Ka Hortagga Dagaalka Xagjirka- Saraakiisha Booliska, Madax ka socota Muslimiinta Mareykanka iyo Xildhibaano Sharcidajinta […]

 
 

Daawo: Ilays Tv 18 Feb 2015 ” Wariye Ilays Tv katirsan Oo Booqday Baadiye, Geel iyo Geeljire”…

Daawo: Ilays Tv 18 Feb 2015 ” Wariye Ilays Tv katirsan Oo Booqday Baadiye, Geel iyo Geeljire”…
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay