Archive for: February, 2015

Sirweynihii 11aad ee Jaaliyadda K/Afrika oo Guul Kusoo Dhamaaday iyo War-Murtiyeed Laga soo Saaray

Sirweynihii 11aad ee Jaaliyadda K/Afrika oo Guul Kusoo Dhamaaday iyo War-Murtiyeed Laga soo Saaray

    WARSIXAAFADEED KASOO BAXAY SHIRWAYNIHII JAALIYADA S/OGAADEENIYA EE DALKA K/AFRIKA Waxaa maalmihi ugu danbeeyay magaalada Pretoria kasocday shirwaynihii 11aad ee Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee […]

 
 

Ilays Tv: 17 Feb 2015 Warar iyo Barnaamijyo Tayo leh….

Ilays Tv: 17 Feb 2015 Warar iyo Barnaamijyo Tayo leh….
 
 

warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Maroodiley

warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Maroodiley

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ayaa ka warbixiyay dagaaladii ugu dambeeyay ee CWXO ay ku qaadeen cadawga. Dagaaladan oo ah kuwo weeraro iyo kamiino ay […]

 
 

Daawo: Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU Seattle oo ka Qaybgalay Munaasabada – 2015 UW Talent Show –

Daawo: Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU Seattle oo ka Qaybgalay Munaasabada – 2015 UW Talent Show –

Waxay lagu qabtay Jaamacadda Washington munaasabad loogu magac daray “2015 UW Talent Show” oo aysoo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ururada jaamacadda. Waxaa ka […]

 
 

Hanjabaada Abay Tsehaye iyo Diidmada Oramada – Noora Afgaab

Hanjabaada Abay Tsehaye iyo Diidmada Oramada – Noora Afgaab

Waxaa meela badan laga daawaday ninkan awooda badan ee Abay Tsehaye markuu u hanjabayay xubno ka mid ah xisbiga Oromada ee lagu magacaabo OPDO oo ka tirsan […]

 
 

SHIRWAYNIHII JOKA OO MAALINTII 2AAD LASOO GABAGABEEYEY IYO MUDANE CADAANI HIRMOOGE OO CASHARO KA BIXIYAY

SHIRWAYNIHII JOKA OO MAALINTII 2AAD LASOO GABAGABEEYEY IYO MUDANE CADAANI HIRMOOGE OO CASHARO KA BIXIYAY

Waxaa maalinti labaad socda shirwaynihii Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Koonfur Afrika ,shirka  ayaa laga soo jeediyey casharo  dhaxal gal ahaa oo la xidhiidhay taariikhda ogaadeeniya, Soomaaliya […]

 
 

QAYBTII KOOBAAD EE SHIRWAYNIHII JOKA OO GUUL LAGU SOO XIDHAY MAANTA+DAAWO SAWIRADA SHIRKA

QAYBTII KOOBAAD EE SHIRWAYNIHII JOKA OO GUUL LAGU SOO XIDHAY MAANTA+DAAWO SAWIRADA SHIRKA

Waxaa guul kusoo xidhmay qaybtii koobaad ee shirwaynhii 11aad ee Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee K/Afrika shirka qaybtiisii koobaad maanta waxaa warbixin dhaxal gal ah kasoo […]

 
 

OYSU -SWEDEN OO MAAMUL CUSUB DOORTAY+SAWIRO

OYSU -SWEDEN OO MAAMUL CUSUB DOORTAY+SAWIRO

Ururka OYSU Sweden ayaa maanta doortay Gudi cusub oo hogaamin doonta 2 da sano ee soo socta, doorashada Ururka oo ay kasoo qayb galeen dadwayne […]

 
 

SAWIRO+Shirweynihii 11aad ee JOKA oo si Habsami Leh u Socda iyo mudane Cadaani Hirmooge oo ka Qaybgalay

SAWIRO+Shirweynihii 11aad ee JOKA oo si Habsami Leh u Socda iyo mudane Cadaani Hirmooge oo ka Qaybgalay

waxaa si habsami ah usocda shirwaynihii 11aad ee jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee dalka koonfur afrika waxaana qaybtii hore ladhaqaystay warbixinadii hogaamada qayb kamida sidoo kale […]

 
 

Itobiya Waxay Taagantahay meel Afar Irdood ah (Crossroad) – Noora Afgaab

Itobiya Waxay Taagantahay meel Afar Irdood ah (Crossroad) – Noora Afgaab

Magaala walba waxay leedahay meel badhtanka ah oo wadooyinka ay ku kala baydhaan. Waxaa loogu yeedhaa Afar-Irdood (Crossraod) waana meesha afarta jaho uu qofwalba meeshuu […]

 
 

Guddiga Fulinta ee Ururka Haweenka Ogadenya oo ka Shiray Dhamaystirka Qaabka Ururka (Bayaanka UHO)

Guddiga Fulinta ee Ururka Haweenka Ogadenya oo ka Shiray Dhamaystirka Qaabka Ururka (Bayaanka UHO)

Maanta oo ay taariikhdu tahay 15/02/2015 waxaa khadka isgaadhsiinta kulan ku yeeshay  gudiga Fulinta ee Ururka Haweenka Ogaadeenya (UHO), shirka oo ay ka soo qayb […]

 
 

Video: Ardeyda Jaamacada Birmingham oo Xusay Xasuuqa Ogadeniya

Video: Ardeyda Jaamacada Birmingham oo Xusay Xasuuqa Ogadeniya
 
 

Video: Ogaden Massacre Day hosted by Birmingham University Students

Video: Ogaden Massacre Day hosted by Birmingham University Students
 
 

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Lagu Qabtay Dalka Finland

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Lagu Qabtay Dalka Finland

Jaaliyadda S.Ogadenya iyo Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Finland ayaa siwadajir ah u qabtay mxuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya. Munaasabadan ayaa si heersare ah loosoo agaasimay waxayna jaaliyadda Somaalida […]

 
 

Banaabaxyadii Muslimiinta Adis Ababa oo sii Karaar Qaatay

Banaabaxyadii Muslimiinta Adis Ababa oo sii Karaar Qaatay

Waxaa Jimcihii isugu soo baxay masjidka weyn ee Anwar dad farabadan oo ka banaanbaxay xad gudubka lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan Adisababa […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub Oo uu Qaadayo Wiilka Codka Baxsan …

Daawo: Dhaanto Cusub Oo uu Qaadayo Wiilka Codka Baxsan …
 
 

Ilays Tv 14 Feb 2015 ” Riwaayadii Lagu qabtay Magaalada Nairobi iyo Warar Xiisabadan”…

Ilays Tv 14 Feb 2015 ” Riwaayadii Lagu qabtay Magaalada Nairobi iyo Warar Xiisabadan”…
 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO oo Faahfaahin Ka Bixisay Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Garbodiino/Baabili

Xarunta Dhexe ee JWXO oo Faahfaahin Ka Bixisay Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Garbodiino/Baabili

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay oo ciidamada gumaysiga cashiro waawayn loogu dhigay. Xarunta […]

 
 

Daawo Hordhacii Riwaayada XORNIMAA NA KAAFISA oo live looga soo duubay Badhtamaha Nairobi-Guulaysta kooxda DANAB

Daawo Hordhacii Riwaayada XORNIMAA NA KAAFISA oo live looga soo duubay Badhtamaha Nairobi-Guulaysta kooxda DANAB

Kooxda DANAB ee xidigaha bariga africa ayaa caawa ka dhigay magaalada Nairobi Riwaayad aad u qiimo badan oo ay kooxdu mudooyinkii u dambeeyeyba ku howlanaayeen […]

 
 

Daawo:Barnaamijkii u dambeeyay ee ILAYS TV oo xiisa leh.

Daawo:Barnaamijkii u dambeeyay ee ILAYS TV oo xiisa leh.
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay