Archive for: February, 2015

Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Magaalada Garissa Oo Galabta Shir Muhiim ah Isugu Yimid

Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Magaalada Garissa Oo Galabta Shir Muhiim ah Isugu Yimid

Shir balaadhan oo ay kasoo qaby galeen inta badan xubnaha jaaliyada Ogaadeeniya ee magaalada Garissa ayaa galabta ka dhacay Hotel wayn oo ku yaal badhtamaha […]

 
 

Ilays Tv 05 Feb 2015: Tababar Loogu soo Xidhay Gudaha Ogaadeeniya Cutubyo ka tirsan Ciidanka ONLF…

Ilays Tv 05 Feb 2015: Tababar Loogu soo Xidhay Gudaha Ogaadeeniya Cutubyo ka tirsan Ciidanka ONLF…
 
 

Laba Dagaal Oo ay ku Hoobteen Ciidamada Gumaysiga Ethiopia…Warbixin

Laba Dagaal Oo ay ku Hoobteen Ciidamada Gumaysiga Ethiopia…Warbixin

Wararka aan kahelayno Ogadenia gaar ahaan Gobolada Shabeele iyo Nogob ayaa sheegaya 2 dagaal oo ay ciidanka wayaanuhu kuhoobteen oo dhex maray iyaga iyo dagaal-yahanada […]

 
 

Dhagaysigii Barlamaanka Yurub ee ku Saabsan Dhibaatada Haweenka Ogadeniya oo Natiijo Wax-ku-ool ah Laga Filayo

Dhagaysigii Barlamaanka Yurub ee ku Saabsan Dhibaatada Haweenka Ogadeniya oo Natiijo Wax-ku-ool ah Laga Filayo

Shalay oo taariikhdu ahayd 4ta Febrayo, 2015 waxaa dhagaysi aad u qiimo badan uu ka dhacay Golaha Barlamaanka Yurub ee Brussels kaasoo ku saabsanaa Xuquuqda […]

 
 

Dooda ka Socota Adisababa: Itobiya Waa La Badbaadin Karaa iyo Waa Lasoo Dhaafay Waqtigii – Noora Afgaab

Dooda ka Socota Adisababa: Itobiya Waa La Badbaadin Karaa iyo Waa Lasoo Dhaafay Waqtigii – Noora Afgaab

Filimka ay sirdoonka Mareykanka ka diyaariyeen xaaladda ay ku sugan tahay Itobiya oo sheegaya inay mareyso xaalad kala guur ah ayaa aad looga hadal hayaa […]

 
 

Ilays Tv 04 Feb 2015 “Ka Daawo Warar iyo Barnaamijyo Tayo leh”..

Ilays Tv 04 Feb 2015 “Ka Daawo Warar iyo Barnaamijyo Tayo leh”..
 
 

AFHAYEENKA JWXO MUDANE CADAANI HIRMOOGE OO KA QAYB GALAY SHIR WAYN OO KADHACAY PORT ELIZABETH K/AFRIKA

AFHAYEENKA JWXO MUDANE CADAANI HIRMOOGE OO KA QAYB GALAY SHIR WAYN OO KADHACAY PORT ELIZABETH K/AFRIKA

Waxaa magaalada Korsten ee soomaalidu kadagto magaalada PE kadhacay shir siwayn loosoo agaasimay oo ay qabatay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika faraca PE. Waxaa […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Warbixintii Dagaalada ay CWXO KU Qaadeen Cadawga

Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Warbixintii Dagaalada ay CWXO KU Qaadeen Cadawga

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo lagu ciqaabay ciidanka daalan ee doolka iyo dulmiga […]

 
 

Ogeysiis: Xuska Xasuuqii Ogaden oo ka dhici Doona London, UK 14 February 2015

Ogeysiis: Xuska Xasuuqii Ogaden oo ka dhici Doona London, UK 14 February 2015
 
 

Remembering: The Ogaden Massacre Day the past and present

Remembering: The Ogaden Massacre Day the past and present
 
 

MUDANE CADAANI HIRMOOGE OO LAGU SOO DHAWEEYAY PORT ELIZABETH

MUDANE CADAANI HIRMOOGE OO LAGU SOO DHAWEEYAY PORT ELIZABETH

Waxaa saacado ka hor kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Port Elizabeth mudane Cadaani Hirmooge oo mudooyinkan kusognaa wadankan Koonfur Afrika gaar ahaan Magaalada Cape […]

 
 

Geerida Waxay Noo Tahay Raaxaysi, oo Hadaan Dhimano Waxaan Helnay Janadii – KU : Qunsulka Talyaaniga,

Geerida Waxay Noo Tahay Raaxaysi, oo Hadaan Dhimano Waxaan Helnay Janadii – KU : Qunsulka Talyaaniga,

Waxaan nasoo gaadhay warqad taariikhi ah oo Sayid Maxamad Cabdille Xassan uu u qoray Qunsulkii Talyaaniga oo uu kaga hadlayo wanaagga uu Ilaahay ugu badalay […]

 
 

Ilays Tv 02 Feb.2015:Waa Fogaan Arag-maqal baahiye Madaxbanaan “Warar iyo Barnaamijyo Taya leh”

Ilays Tv 02 Feb.2015:Waa Fogaan Arag-maqal baahiye Madaxbanaan “Warar iyo Barnaamijyo Taya leh”
 
 

Torture reports and concerns about the current humanitarian and Human rights violations in the Ogaden Region – By Ahmed Abdi

Torture reports and concerns about the current humanitarian and Human rights violations in the Ogaden Region – By Ahmed Abdi

The international Community and Western Media have stopped to speak about the genocide that is taking place in Ogaden region by the hands of the […]

 
 

OYSU Seattle oo Siminaar Muhiim ahaa Soo Gabagabeeyay

OYSU Seattle oo Siminaar Muhiim ahaa Soo Gabagabeeyay

Seattle: Waxaa  maalintii Sabtida ee taariikhdu ahyd 31da bisha January  ka dhacay magaalada  Seattle  Washington seminar ay si wayn usoo qabanqaabiyeen ururka OYSU  Seattle. Seminarkan […]

 
 

UHO gobolka Ontario Canada oo Shir Muhiim ah Isugu Yimid

UHO gobolka Ontario Canada oo Shir Muhiim ah Isugu Yimid

Waxaa maalinimadii Sabtida shir si fiican loo soo abaabulay isugu yimid  magaalada Toronto Ururka Haweenka Ogaadeeniya ee gobolka Ontario ee Bariga Canada. Shirkan ayaa daba socday […]

 
 

Magaalada Cape Town oo Lagu Qabtay Shir Balaadhan oo mudane Cadaani uu Ka Qaybgalay

Magaalada Cape Town oo Lagu Qabtay Shir Balaadhan oo mudane Cadaani uu Ka Qaybgalay

Waxaa magaaalda Cape Town ee wadanka Koonfur Afrika kadhacay shir si heersare ah loo soo agaasimay oo uu qabtay faraca Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka K/Afrika […]

 
 

Daawo:Sida diirran ee loogu soo dhaweeyey Afhayeenka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge garoonka caalamiga ah ee Tampa International Airport

Daawo:Sida diirran ee loogu soo dhaweeyey Afhayeenka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge  garoonka caalamiga ah ee Tampa International Airport
 
 

Ilays Tv 31 Jan.2015-Warar sugan barnaamijyo xiiso leh iyo suugaan halgameed kala soco ILAYS TV

Ilays Tv 31 Jan.2015-Warar sugan barnaamijyo xiiso leh iyo suugaan halgameed kala soco ILAYS TV
 
 

OYSU faraca Germany oo khadka isgaadhsiinta(Skype) ku kulmay‏

OYSU faraca Germany oo khadka isgaadhsiinta(Skype) ku kulmay‏

waxaa xalay khadka isgaarsiinta ku kulmay ururka dhalinyarada oysu Germany shirkan oo haa shir abaabul ah iyo kor uqaadista howlaha shaqo ee horyaala sanadkan  oysu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay