Archive for: February, 2015

Maamulka Jaaliyada iyo hay,addaha kala duwan ee Ogadenya ee Sweden oo Kulmay

Maamulka Jaaliyada iyo hay,addaha kala duwan ee Ogadenya ee Sweden oo Kulmay

Maamulka jaaliyada Ogadenya ee wadanka Sweden ayaa maanta ku kulmay Xafiiska jaaliyada ee magaalada Stockholm, Kulankan oo, uu furay Gudoomiyaha Jaaliyada  Mudane Abdi Bashiir  ayaa […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya faraca Norway iyo Jaaliyadda Norway oo Arima Muhiim u ah ka Shiray

Ururka Haweenka Ogadenya faraca Norway iyo Jaaliyadda Norway oo Arima Muhiim u ah ka Shiray

Ururka Haweenka Ogaadeenya ee Norway  oo fulinaya barnaamijkii shirweynaha haweenka ee Denmarka ayaa shir bileed ku kulmay. Shirka ayay haweenka jaaliyadda waxay ku falanqeeyeen doorka ay Ka […]

 
 

Waan Ogayn Hasa Ahaatee Qoraalada ddspost ee JO Waa Markhaati (evidence)

Waan Ogayn Hasa Ahaatee Qoraalada ddspost ee JO Waa Markhaati (evidence)

Dambiyada ay Itobiya, gaar ahaan kooxda TPLF ee xukunka qabsaday ay ka galeen shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ma’aha wax lasoo koobi karo. Waxaana hubaal ah […]

 
 

Warbixinta Dagaaladii Ugu Dameeyey Ee dhexmaray Dagaal-yahanada ONLF iyo Askarta Gumaysiga Ethiopia…

Warbixinta Dagaaladii Ugu Dameeyey Ee dhexmaray Dagaal-yahanada ONLF iyo Askarta Gumaysiga Ethiopia…

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee ONLF ayaa sheegaya dagaalo dhacay sadex dii maalmood ee ugu dambeeyey bishii jamaanyo kuwaasi oo waxyeelo xoogan loogu […]

 
 

Faraca Midnimo ee Xerada Dhadhaab oo Gudoonsiiyay Shahaadooyin ay Mutaysteen Xubna Kamid ah Jaaliyadda

Faraca Midnimo ee Xerada Dhadhaab oo Gudoonsiiyay Shahaadooyin ay Mutaysteen Xubna Kamid ah Jaaliyadda

Waxaa maalintii shalay oo Sabti ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 31/1/15 xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirkii faraca ee caadiga ahaa. Shirkan oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay