Archive for: March, 2015

Daawo: Shirkii faraca Midnimo ee xerada qaxootiga Dhagaxleey oo si habsami leh u qabsoomay

Daawo: Shirkii faraca Midnimo  ee xerada qaxootiga Dhagaxleey oo si habsami leh u qabsoomay

Maanta oo Talaado ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 31/3/15 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirkii faraca midnimo ee kahowlgala xerada dhagaxlay. […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii ugu Dambeeyey

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii ugu Dambeeyey

Wararka ka imaanaya gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ku warbixinaya inay dagaala badan ka socdaan dalka. Dagaaladaa oo inta badan […]

 
 

Degmada Dooloow oo dagaal khadhaadh uu shalay ka dhacay

Degmada Dooloow oo dagaal khadhaadh uu shalay ka dhacay

Degmada Dooloow ee gobolka Afdheer ayaa shalay wuxuu dagaal khadhaadh ku dhex maray ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo shacabka degan magaalada Dooloow Dagaalkan ayaa ka dhashay […]

 
 

Xisbiga Mucaaradka Semayawi oo Banaabax Balaadhan ku Qabtay Adis-Ababa

Xisbiga Mucaaradka Semayawi oo Banaabax Balaadhan ku Qabtay Adis-Ababa

Xisbiga mucaaradka Itobiya ugu dhaq-dhaqaaqa badan ee Semayawi Party ayaa maalintii shalay ahayd banaanbax aanay dawladda filaynin ku qabtamay badhtamaha magaalada Adis-Ababa, halkaaasoo ay isugu […]

 
 

ILAYS TV:Daawo wararkii ugu dambeeyey caalamka,Riwaayad cajiib ah iyo barnaamijkii Bandhiga Ilays..

ILAYS TV:Daawo wararkii ugu dambeeyey caalamka,Riwaayad cajiib ah iyo barnaamijkii Bandhiga Ilays..
 
 

Maamul Cusub oo Loo Doortay Jaaliyadda JHB ee Koonfur Afrika

Maamul Cusub oo Loo Doortay Jaaliyadda JHB ee Koonfur Afrika

Waxaa taariikhdu makay ahayd 29/03/2015 ka qab soomay magaalada Caasimada  Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika shir taariikhi ah shirkan oo ahaa mid heerkiisu aad usareeyay […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Waramay Dagaal Cadawga uu ku Hoobtay oo Ka Dhacay Kudunbuur

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Waramay Dagaal Cadawga uu ku Hoobtay oo Ka Dhacay Kudunbuur

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga lagu qabjabiyay,  waxayna wararka intaa ku […]

 
 

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska M/weynaha Dalka Eritrea oo Beeniyay in Dayaarada Weerareen

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska M/weynaha Dalka Eritrea oo Beeniyay in Dayaarada Weerareen

War Saxafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxwenaha Dalka Eretria mudane Asayas Afoorqe ayaa ku tilmaamay been aan jirin wararka la’isla dhex maray ee sheegayay in dayaaradaha […]

 
 

Ogaden National Liberation Front Press Release – Exporting and Using Ogaden Natural Gas Will Not Happen

Ogaden National Liberation Front  Press Release – Exporting and Using Ogaden Natural Gas Will Not Happen

March 29, 2015 The Statement by the Ethiopian Prime Minister that “In two years, we plan to start exporting and using natural gas from those […]

 
 

Eritrean President Denies Mine Was Bombed By Ethiopia

Eritrean President Denies Mine Was Bombed By Ethiopia

March 26, 2015 – Press Release  and  Regional security News. A SPOKESMAN for President isyas Afwerki has denied “rumours” circulating online that the Bisha mine was bombed by Ethiopian […]

 
 

Daawo: Dhaantadii oo la Bililiqeystay!, Warkii iyo Shukri Ilays, Arrimaha Halgamaaga & Xaaji Diirane

Daawo: Dhaantadii oo la Bililiqeystay!,  Warkii iyo Shukri Ilays, Arrimaha Halgamaaga & Xaaji Diirane
 
 

Ogaysiis: Shirkii Ururwaynaha OYSU Qaarada Yurub.

Ogaysiis: Shirkii Ururwaynaha OYSU Qaarada Yurub.

Sida hoos kamuuqata waxaa kafurmi doona caasimada dalka Sweden ee Stockholm shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU ee qaarada Yurub. Shirkan oo […]

 
 

Ilays Tv: Dagaalo kasocda Waqooyiga Ethiopia iyo Barnaamij kala Duwan

Ilays Tv: Dagaalo kasocda Waqooyiga Ethiopia iyo Barnaamij kala Duwan
 
 

Xarakada Xuuthiya iyo Isbadalka Ka Dhacay Dalka Yemen

Xarakada Xuuthiya iyo Isbadalka Ka Dhacay Dalka Yemen

Indhaha caalamka wuxuu hadda kusii jeedaa isbadalka degdega ah ee ka dhacay dalka Yemen bishan gudaheeda. Dalka Yemen waa dalka inoogu dhow dalalka Carabta, isla […]

 
 

Jaaliyadda Koonfur Afrika (JOKA) oo Shirar Kala Duwan Ku Qabatay ..

Jaaliyadda Koonfur Afrika (JOKA) oo Shirar Kala Duwan Ku Qabatay ..

Waxaa ka socda wadanka K/Afrika shirar abaabul iyo wacyigalin oo kakala dhacay Xarunta Jaaliyada ee Pretoria iyo Magaalada East London. Shirka ka dhacay xaafiiska Xarunta […]

 
 

ILays Tv ” Shacab lagu laayey Xamaro iyo Barnaamij kala Duwan” ka Daawo Ilasy Tv

ILays Tv ” Shacab lagu laayey Xamaro iyo Barnaamij kala Duwan” ka Daawo Ilasy Tv
 
 

ILAYS TV 24 MARCH 2015:Barnaamij si gooni ah looga diyaariyey ururka haweenka Ogadenya,banaanbaxii lagu bahdilay Cabdi Ileey iyo warar xiiso leh ka daawo Ilays Tv

ILAYS TV 24 MARCH 2015:Barnaamij si gooni ah looga diyaariyey ururka haweenka Ogadenya,banaanbaxii lagu bahdilay Cabdi Ileey iyo warar xiiso leh ka daawo Ilays Tv
 
 

Riwaayadii La’isla Jilayay Markay Soo Afjarantay – Noora Afgaab

Riwaayadii La’isla Jilayay Markay Soo Afjarantay – Noora Afgaab

Waxaan qalinka iyo warqadda isdul saaray saddex maalmood ka hor saan xogta taala  Jigjiga wax un idinkala socodsiiyo. Hasa ahaatee waxaa igu adkaatay meeshaan ka […]

 
 

Daawo Filimka Banaanbaxii Naarta Kacabiya iyo ceebtii Foog You ka qabsatay Mareykanka

Daawo Filimka Banaanbaxii  Naarta Kacabiya iyo ceebtii Foog You ka qabsatay Mareykanka
 
 

Roobabkii oo Ka Curtay Gobolada Qaarkood iyo Warar Kale – Xarunta Dhex ee JWXO

Roobabkii oo Ka Curtay Gobolada Qaarkood iyo Warar Kale – Xarunta Dhex ee JWXO

Roobabkii Guga ayaa meelo badan oo wadanka kamid ah sifiican uga curtay. Roobka oo aad loogu baahnaa ayay xogta laga helayo gobolada intaas kudaraya in […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay