Archive for: March, 2015

Jaaliyadda Perth oo Shir Balaadhan oo Wada-tashi ah Isugu Timid

Jaaliyadda Perth oo Shir Balaadhan oo Wada-tashi ah Isugu Timid

Waxaa shalay oy taariiqdu ahayd 15/03/15 shir balaadhan iskugu yimid Jaaliyada Somalida Ogadeeniya ee magaalada Perth ee dalka Australia. Shirkaasoo ay kasoo qaybgaleen dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyada […]

 
 

Daawao Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo Cabdi Iley ku werartay Airport ka Minneapolis.

Daawao Jaliyada Ogadenya  ee Minnesota oo Cabdi Iley ku werartay Airport ka Minneapolis.

Jaliyada Ogadenya aya manta Cabdi Iley ku werartay Airpotka (Minneapolis International Airport) waxayna cidamada amanka ee gobolka Minnesota faracaradood ku badbadiyeen dhigyacabkan kadib markay xaladu […]

 
 

Magaalada Perth ee dalka Australia oo Shir Heer Sare ah Lagu Qabtay Iyo Mudane Cadaani Hirmooge oo Kaqaybgalay Shirkan.

Magaalada Perth ee dalka Australia oo Shir Heer Sare ah Lagu Qabtay Iyo Mudane Cadaani Hirmooge oo Kaqaybgalay Shirkan.

Waxaa shalay ooy taariiqdu ahayd 15/03/15 shir balaadhan iskugu yimid Jaaliyada Somalida Ogadeeniya ee magaalada Perth ee dalka Australia. Shirkaasoo ay kasoo qaybgaleen dhamaan qaybaha kala duwan […]

 
 

Daawo: ILays Tv ” Warar,Suugaan,Waraysiyo iyo Barnaamij Tayo leh”

Daawo: ILays Tv ” Warar,Suugaan,Waraysiyo iyo Barnaamij Tayo leh”
 
 

Ilays TV: Warar iyo Barnaamijyo Xiiso leh ka daawo

Ilays TV: Warar iyo Barnaamijyo Xiiso leh ka daawo

15/03/2015 Wararkii U danbeeyay iyo Xiisaha Todobaadkan Barnaamijka Halgamaaga Kobtan ka daawo.

 
 

Maamulka cusub ee JOKAoo xilka si rasmi ah ugala wareegay maamulkii hore iyo farac cusub oo kusoo biiray jaaliyada South Africa

Maamulka cusub ee JOKAoo xilka si rasmi ah ugala wareegay maamulkii hore iyo farac cusub oo kusoo biiray jaaliyada South Africa

Shir xilwareejin ah ayaa kadhacay magaalada Pretoria gaar ahaan xaafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya ee K/Afrika Shirkan oo ay soo xaadireen  masuuliyiintii hore ee jaaliyada iyo maamulka […]

 
 

Dhagayso:Taliyaha Duufaan ee CWXO oo ka warbixiyey dhowrkii dagaal ee ka dhacay gobolka Jarar usbuucan dhexdiisa iyo Hawaarin baxsad ah oo ay u gudbiyeen dhanka gobolada W/Galbeed

Dhagayso:Taliyaha Duufaan ee CWXO oo ka warbixiyey dhowrkii dagaal ee ka dhacay gobolka Jarar usbuucan dhexdiisa iyo Hawaarin baxsad ah oo ay u gudbiyeen dhanka gobolada W/Galbeed

Dhagayso: Taliyaha Ciidamada qalabka sida ee Xoreynta Duufaan N/hure Cabdullahi Ilkacase  oo ka warbixiyey dhowrkii dagaal ee ka dhacay gobolka Jarar usbuucan dhexdiisa iyo Hawaarin […]

 
 

Gudoomiyaha Jaaliyadda Seattle/Washington oo Magacaabay Guddigii la Shaqayn Lahaa

Gudoomiyaha Jaaliyadda Seattle/Washington oo Magacaabay Guddigii la Shaqayn Lahaa

Maalintii Sabtida ee bish March 14keeda waaxa magaalada Seattle ee gobolka Washington kaqabsoomay shirkii billaha ahaa ee jaaliyadda Seattle. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhamaan qaybaha kala duwan ee jaaliyadda sida ururada dhalinyarada, hooyooyinka iyo culuma awdiinka Soomaalida Ogadenya. Shirka ayaa waxaa sidii caadada ahayd lagu furay aayadaha qur’aanka kariimka kadibna waxaa […]

 
 

BAABUUR LAGA LAHAA XAFIISKA BIYAHA EE MAAMULKA DABAQOODHIGA OO MIINO KULA QARAXDAY GOBOLKA SHINIILE

BAABUUR LAGA LAHAA XAFIISKA BIYAHA EE MAAMULKA DABAQOODHIGA OO MIINO KULA QARAXDAY GOBOLKA SHINIILE

Gaadhi laga lahaa xafiiska biyaha ee maamulka dabaqoodhiga ee dagmada Shiniile ayay ku qaraxday miino loo dhigay,waxaana ku dhaawacmay qaraxaas miino sadex qof oo kamid […]

 
 

CWXO Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Ayuu Digniin ku Siiyay Shirkadaha iyo Maamulada ku Hawlan Shidaalka Ogadenya

CWXO Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Ayuu Digniin ku Siiyay Shirkadaha iyo Maamulada ku Hawlan Shidaalka Ogadenya

Warsaxaafadeed ay soo saareen Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLA) ayay kaga xogwarameen in taliye ka mid ah ciidanka gumaysiga Itobiya uu ku shirayay odayaal magaalada […]

 
 

Dagaalo Xoogan oo ka Dhacay Gobolka Jarar oo Cadawga uu ku jabay

Dagaalo Xoogan oo ka Dhacay Gobolka Jarar oo Cadawga uu ku jabay

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixinaya 3 dagaal oo faraha lagaga gubtay uu ka dhacay Gobolka Jarar […]

 
 

A Sinister Oil and Gas Exploitation Program Unfolding in Ogaden: ONLA Statement

A Sinister Oil and Gas Exploitation Program Unfolding in Ogaden: ONLA Statement

March 14, 2015 In March 5, 2015, an Ethiopian Army commander in a town in Ogaden, called the Elders to a meeting. He ordered them […]

 
 

Daawo: Ilays Tv – Dood ku saabsan ceebtii Cabdi Ileey ka raacday dalka Maraykanka iyo warar kale oo xiiso leh

Daawo: Ilays Tv – Dood ku saabsan ceebtii Cabdi Ileey ka raacday dalka Maraykanka iyo warar kale oo xiiso leh
 
 

Warbixinta Dagaaladii ugu Dambeeyey Gaar Ahaan Weerarkii Leedilay/Birqod

Warbixinta Dagaaladii ugu Dambeeyey Gaar Ahaan Weerarkii Leedilay/Birqod

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee N/hurayaasha CWXO ku qaadeen kuwa Wayaanaha. Sidoo […]

 
 

Daawo: Ilays Tv ” Waraysi Gabadh Dhib Badan Loogu Gaystay Jeel Ogaadeen” Iyo Suugaan Halgameed

Daawo: Ilays Tv ” Waraysi Gabadh Dhib Badan Loogu Gaystay Jeel Ogaadeen” Iyo Suugaan Halgameed
 
 

Watch Ethiopian man Confronted Abdi Ilay – By Ahmed Abdi

Renegade President of Ogaden regional state has been confronted by an Amharic Speaking man who made the third historical confrontation that an Ethiopian official goes […]

 
 

Ogaden Americans – Human Rights Abusers should be barred from the United States

Ogaden Americans – Human Rights Abusers should be barred from the United States

We are writing this letter to lodge a formal complaint to why Mr. Abdi Mohamud Omar, the Somali Regional President of Ethiopia, was permitted an […]

 
 

Wadahadalka iyo Ujeedada Dacaayadaha ay ku Dhex Wadaan Saraakiisha Itobiya

Wadahadalka iyo Ujeedada Dacaayadaha ay ku Dhex Wadaan Saraakiisha Itobiya

Wararka aan ka helayno meelo ka mid ah Ogadenya ayaa shaagaya in meela ka mid ah dalka ay saraakiisha halkaa joogta ay shiranayaan dadweynaha iyagoo […]

 
 

Daawo: Gacan-ku-dhiigle Cabdi Fuck You oo maray wadadii Males Zenawi Ceebay Tacaal

Daawo: Gacan-ku-dhiigle Cabdi Fuck You oo maray wadadii Males Zenawi Ceebay Tacaal

Waxay ahayd taariikhdii ugu dambaysay ee K/taliye Meles Zenawi uu kaga tago caalamka, markuu saxafi Amxaara u dhashay uu ka gacay meel lagu martiqaaday Meles […]

 
 

Daawo: Ilays Tv 09 March 2015 “Muuqaalo Aad Kuu Xiisa Galin Doona iyo Warar kale”

Daawo: Ilays Tv 09 March 2015 “Muuqaalo Aad Kuu Xiisa Galin Doona iyo Warar kale”
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay