50sano ka dib, Kumanaan Xusuus ahaan usoo Maray Buundada Selma (Selma Bridge)
Kumanaan qof oo isgu jira madaxda dawladda oo uu horkacayo M/weyna Barak Obama iyo dadweyne ayaa xusuus ahaan u marayay laba maalmood Boondada caanka ah […]
Kumanaan qof oo isgu jira madaxda dawladda oo uu horkacayo M/weyna Barak Obama iyo dadweyne ayaa xusuus ahaan u marayay laba maalmood Boondada caanka ah […]
/ Warar /
Muwaadin ka mid ah qaxootiga S.Ogadenya eek u jira Xerada Ifo ayaa habeennimadii xalay laga helay maydikiisa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab ee Gobolka W/B […]
/ Warar /
Shir heersare ah oo lagu maamuusayay maalinta haweenka aduunka oo ku aadanayd 08 maarso 2015 maalintan oo ah mid aduunka oo dhan laga xusayay ayaa […]
/ Warar /
Sida aad kudaawan doontaan muuqaalka hoose Waxaa lagu qabtay Minnesota xaflad aad u balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii TVga ama warbaahintaOromia Media Network – OMN […]
/ Warar /
Wararkii ugu dambeeyay een ka helayno Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu jabiyay. Dagaaladan oo isugu jira […]
/ Warar /
Daladda Ururka Haweenka Ogaadeeniya ee dalka kenya ayaa maanta waxa ay ku qabteen magaalada Nairobi xaflad loogu dabaal dagayey maalinta Haweenka Aduunka ee 08 May […]
/ Warar /
Munaasabad Baroor diiq ah oo loogu muragoonayey xuska maalinta xasuuqa Ogaadeeniya ayaa galabta lagu qabtay Huteel wayn oo ku yaal badhtamaha magaalada Garissa ee Xarunta […]
/ Warar /
/ Warar /
Warbixintii ugu dambeysay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixinaya dagaala kulul oo dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo maxaysatada Itobiya. Wararka […]
/ Warar /
Idaacadda mucaaradka ee afka amxaariga ku hadasha ayaa wareysi la yeelatay Gudoomiye ku-xigeenka HAAU isla markaana ah madaxa xafiiska Hogaanka Arimaha Dibadda u qaabilsan arimaha […]
/ Warar /
Halkan ka daawo filim xiiso leh oo laga sameeyay ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaden, Muuqaaladan oo kamida Barnaamijka Naftii Hure oo kamida Barnaamijyada Ilays TV. Muuqaalkan […]
Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixinaya qaar kamid ah dagaaladii todobaadadii aan soo dhaafnay sida aadka uga socday […]
/ Warar /
Jaaliyada wadanka Sweden ayaa maanta isugu timid shirkeedi caadiga ahaa kaas oo ay kasoo qab galeen inta badan xubnaha jaaliyada ee wadanka Sweden. Shirkan ayaa […]
/ Warar /
Minneapolis, Sabti, 28 February 2015, Waxaa manta holka xafiska Jaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota ka dhacday munasabad baroordiiq ah oo lagu xusayay xasuqa ka socda […]
/ Warar /
Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 28/2/15 Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirwaynihii faraca Midnimo. Shirwayaha faraca oo ah shir sanadle ah […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)