Archive for: April, 2015

Dhagax dhigga Jaamacadda Qabridahar: Ma hormar la gaadhay baa? mise waa qawda maqashii waxna ha uqaban? W/Q Jamal Xukun

Wuxuu halgamaagii umadda Soomaaliyeed Sayyid Maxammad Cabdille Xassan inooga tagay murti qiimi badan oo 95 sano geeridiisii kadib ay wili taabanayso damiirka iyo dubaakha waddaniga […]

Wafti Balaadhan oo ONLF Kasocday oo Ka Qaybgalay Shirkii Baarlamaanka Midawga Yurub ee Brussels/Belgium.

Shalay ooy taariikhdu ahayd 23/04/2015 waxaa Xarunta Baarlamaanka Midawga Yurub ee Brussels lagu qabtay dhagaysi kusaabsanaa Gumaysiga Itoobiya iyo sida sharci darrada ah eey ula […]

Gudomiye Kuxigeenka JWXO oo Kulan Laqaatay Jaaliyada S.Ogadenya ee Wadanka Denmark.

Gudoomiye Kuxigeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar oo socdaal shaqo oo dhawr bari ah kujooga wadanka Denmark ayaa shalay ooy taariikhdu ahayd 22/4/2015 […]

ILAYS TV 22 April 2015 : Wararka caalamka ee ugu dambeeyey iyo barnaamijyo xiiso goob walba iyo goor walba kala soco ILAYS TV

Aydu way Ciyi Safarkuna wuu socon – ICDS

Run ahaantiina  waxay noqotay xukuumada kooxda TPLF midii ugu xumayd ee abid soo martay  dalka  hooyo, marka laga jaleeco dhinacyada, xasuuqa dadwaynaha, la dagaalanka horumarka, […]

Aydu way Ciyi Safarkuna wuu socon – ICDS

Aydu way Ciyi Safarkuna wuu socon – ICDS

Marka laga hadlayo umad ama Mushtamac, waxaa laga eegaa dhinacyada, Afka, Diinta, dhaqanka, dhaqaalaha iyo dalka ay ku nool yihiin sida uu yahay Juquraafi ahaan  […]

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Faahfaahinta Goobaha Dagaalka

Wararka aan ka helayno Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo badan oo wadanka Ogadenia ku dhexmaray CWXO iyo kuwa gabalkoodii sii dhacayo ee gumaysiga […]

DAAWO:Gudoomiye kuxigeenka ONLF oo waraysi kooban siiyey ILAYS TV

Booliska Gumaysiga Itoobiya oo Sinaxariis Dari Leh Ugaraacaya Shacab Rayad ah oo Banaanbax Iskugu Soobaxay Magaalada Addiss Ababa.

Waxaa maanta Magaalo Madaxda Gumaysiga Itoobiya ee Addiss Ababa banaan bax iskugu soobaxay boqolaal shacab ah oo si nabadgaliyo ah dareenkooda kumuujinayay kadib markii wadanka […]

Ogaysiis: Doorashada Maamulka Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Wadanka Denmark oo 25 April 2015 Laqaban Doono.

Waxaa lagu wargalinayaa  dhamaan shacabka Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Denmark ineey kasoo qaybgalaan doorashada Maamulka Jaaliyada oo lagu qaban doono haduu eebuhu yiraahdo caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen maalinta Sabtida ah […]

Boqorka Zulu Goodwill Zwelithini, oo ka Dooday in Lagu Eedeeyo Dilkii loo Gaystay Dadka Afrikaanka ah

Boqorka qabiilka ugu faraha badan dalka Koonfur Afrika ee Zulu ayaa lagu eedeeyay in hadal uu ku hadlay ay ka dambeeyeen dhibkii loo gaystay dadka […]

Wax badan ka ogoow xaaladda nolol, nabadgalyo ee qaxootiga Dhadhaab(Warbixin aad u shiilan)+sawiro

Tan iyo intii ay dowlada Kenya kudhawaaqday inmudo kooban looga daadgureeyo dadka ku jira xeryaha qoxootiga ee Dhadhaab waxuu walaac balaadhan soo food saaray kumanaanka […]

SU-AAL NIN GAAJO DISHAY AGAS MALEEYAHAY?

SU-AAL NIN GAAJO DISHAY AGAS MALEEYAHAY? Macnaha su-aashu waxay ka turjumaysaa hadii ruuxu udhinto gaajo cuno la,aan xabaashiisa in lagu qalo xoolo ma dhici kartaa […]

Ilays Tv 21 Apr.2015 : Wararka Caalamka iyo Falaanqayn xiiso badan(Rabshadaha ka Taagan wadanka South Africa

‘Humanitarian Crisis’ for Ogaden Living Near Ethiopia’s Oil Fields – By Ed McKenna

New allegations of scorched earth evictions of the Ogaden people have raised concerns that a lack of benefit sharing could escalate instability in the region […]

Dr. Maxamad Ismaciil oo Kulamo Laqaatay Xubno Kamid ah Shacabka Somaaliyeed Intuu Joogay Wadanka Norway.

Gudoomiye Kuxigeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Dr.Maxamec Ismaciil Cumar oo baryahanba booqasho shaqo kumarayay wadamo kamid ah qaarada yurub ayaa la kulmay xubno muhiim ah […]

Gudomiye Kuxigeenka JWXO oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Wadanka Denmark.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 20/4/2015 si diiran loogu soo dhaweeyay gagida diyaaradaha caalamiga ah ee Copenhagen International Airport Gudoomiye Kuxigeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

Daawo Ilays Tv : Doorashadii Jaaliyada Ogadenya ee London iyo Barnaamijyo Xiiso Badan.

Dhambaal uu soo Diray Hogaanka Gaashaan-dhigga Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya

Waajibaadka Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya ee JWXO wuxuu u taagan yahay ka xoraynta dhulka Ogaadeenya gumaysiga Itobiya, xoojinta iyo midaynta shacabka […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay