Archive for: April, 2015

Shir Loogu Magacdaray Qorshe Halgan iyo Quus Gumaaysi oo soo Gabogaboobay

Shir Loogu Magacdaray Qorshe Halgan iyo Quus Gumaaysi oo soo Gabogaboobay

Waxaa maalinimadii sabtida lagu qabtay magaalada Toronto shir wayn oo loogu magacdaray Qorshe Halgan iyo Quus Gumaaysi. Shirkan waxaa soo abaabulay Jaaliyada reer Ogadenia ee […]

 
 

Gudiyadda jaaliyadda Finland iyo faraca OYSU ee Finland oo shir isugu yimid + Sawiro

Gudiyadda jaaliyadda Finland iyo faraca OYSU ee Finland oo shir isugu yimid + Sawiro

Waxaa maanta shir howl qabsi iyo katashi ah isugu yimid gudiga jaaliyada iyo oysu faraca wadanka Finland ,shirkaas ayay ujeedadiisu u weyni ahaydo u diyaargarowga […]

 
 

Jaaliyadda London oo Gudoomiye iyo Maamul Cusub Dooratay.

Jaaliyadda London oo Gudoomiye iyo Maamul Cusub Dooratay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 18/04/2015, ay Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee magaaladda London ee wadanka UK ku qabtay doorashadii maamulka labada sanno ee soo socota […]

 
 

Dalka Yaman: Macaluul iyo gaajo marti ma isu noqdeen !

Dalka Yaman:  Macaluul iyo gaajo marti ma isu noqdeen !

Saxafi Axmad Cabdi oo Xog-ogaalnimo uga warbixinaya xaaladda nololeed ee ka jirta Yemen, gaar ahaan nolosha adag ay la kulmeen qaxootigii Somaliyeed ee wadankaasi horey […]

 
 

Freedom House – U.S. Wrong to Endorse Ethiopia’s Elections

Freedom House – U.S. Wrong to Endorse Ethiopia’s Elections

Washington April 16, 2015 In response to today’s comments by Under Secretary for Political Affairs, Wendy Sherman, in which she referred to Ethiopia as a […]

 
 

M/weyne Zuma oo ka Hadlay Baarlamaanka Ayaa Cambaareeyay Weeraradii Lagu Qaaday Ajnabiga

M/weyne Zuma oo ka Hadlay Baarlamaanka Ayaa Cambaareeyay Weeraradii Lagu Qaaday Ajnabiga

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo ka hadlay baarlamaanka dalkaa ayaa eedeeyay dhibaatada loo gaystay todobaadkan dadkii Afrikaanka ahaa ee ka shaqaysanayay magaalada Durban. Waxaana lagu […]

 
 

Ilays Tv 16 Apr. 2015 : Wararkii ugu dameeyey ee Caalamka iyo barnaamijkii wargaysyada caalamka…

Ilays Tv 16 Apr. 2015 : Wararkii ugu dameeyey ee Caalamka iyo barnaamijkii wargaysyada caalamka…
 
 

HCH24 – Cabdi Iley oo Laga Dhacay Lacagtuu soo Xaday

HCH24 – Cabdi Iley oo Laga Dhacay Lacagtuu soo Xaday

Wargays lagu magacaabo HCH24 ayaa qoray sheeko dhex martay qoyska Cabdi Iley iyo shirkad laga leeyahay dalka Thailand oo la yidhaahdo “UTAC – THAILAND’S FIRST […]

 
 

HCH24 – Ethiopia: Abdi iley, the president of Ethiopia’s Somali region is scammed the money he embezzled…

HCH24 – Ethiopia: Abdi iley, the president of Ethiopia’s Somali region is scammed the money he embezzled…

“In dictatorships the great thief is called public man, and the small, public nuisance. ” Hassan Cher. A company registered in Thailand scammed Abdi Iley, […]

 
 

Daawo Video : Majaajilaystaha weyn ee ree Ogadenya Halgame Nuur Khaliif Carte oo ka qayb galay shirkii Norway iyo qayb kamid ah Majaajiladiisa…

Daawo Video : Majaajilaystaha weyn ee ree Ogadenya  Halgame Nuur Khaliif Carte oo ka qayb galay shirkii Norway iyo qayb kamid ah Majaajiladiisa…
 
 

Ilays Tv 15 Apr.2015 : Daawo wararkii Caalamka ugu dambeeyey iyo Waraysi xiiso leh oo Ilays Tv Kuusoo diyaarisay

Ilays Tv 15 Apr.2015 : Daawo wararkii Caalamka ugu dambeeyey iyo Waraysi xiiso leh oo Ilays Tv Kuusoo diyaarisay
 
 

Daawo Video:Xaalada Amni ee K/Afrika oo cabsi badan ka jirto iyo gudiga jaaliyadda oo shir dagdag ah ka yeeshay arintaas.

Daawo Video:Xaalada Amni ee K/Afrika oo cabsi badan ka jirto iyo gudiga jaaliyadda oo shir dagdag ah ka yeeshay arintaas.

Xaafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika ayaa shir dag dag ahlagu qabtay,wWaxaana lagaga hadlay xaalada wadanka Koonfur Afrika oo meel adag taagan Warbixin uu Gudoomiyaha […]

 
 

The Risks of Press Freedom in Ogaden

The Risks of Press Freedom in Ogaden

INSIDE OGADEN:  In this report, we shall discuss, analyse and give an over view on the situation in Ogaden particularly, Ethiopia’s free press ban in […]

 
 

Jaaliyadda Perth oo ka Shiray Xaaladda Qaxootiga Yemen, Baaqna u Diraya Dhamaan Jaaliyadaha

Jaaliyadda Perth oo ka Shiray Xaaladda Qaxootiga Yemen, Baaqna u Diraya Dhamaan Jaaliyadaha

Waxaa shir aan caadi ahayn isugu yimid jaaliyada S.Ogadeeniya ee magaalada Perth dalka Australia. Shirka oo ay kasoo qaygaleen xubnaha jaaliyadda ayaa looga arinsanayay xaaladda […]

 
 

Ilays Tv 13 Apr.2015 : Daawo Ethiopia waa Dowlad Hagaastay,khudabadii gudoomiye kuxigeen ONLF iyo Socdaalka madaxda ONLF ee wadanka Norway

Ilays Tv 13 Apr.2015 : Daawo Ethiopia waa Dowlad Hagaastay,khudabadii gudoomiye kuxigeen ONLF  iyo Socdaalka madaxda ONLF ee wadanka Norway
 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Khasaaraha Cadowga

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Khasaaraha Cadowga

Wararka aan kahelayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Jaaliyadda iyo Dhalinyarada OYSU ee Germany oo Shir Kala Warqaadasho ah Isugu Yimid

Jaaliyadda iyo Dhalinyarada OYSU ee Germany oo Shir Kala Warqaadasho ah Isugu Yimid

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda (OYSU) faraca Germany ayaa shir ay isugu yimaadeen ku falanqeeyay laba qodob oo muhiim ah. Qodobka 1aad ayaa warbixin laga dhagaysanayay xubnihii faraca […]

 
 

Qaxootigii Somaliyeed oo Dib Ugu soo Noqonaya Xeebaha Somaliya

Qaxootigii Somaliyeed oo Dib Ugu soo Noqonaya Xeebaha Somaliya

Saraakiisha UNHCR ayaa sheegay inay Qaxootigii joogay dalka Yemen ay ka kala yaacayaan, ka dib markii uu joogsaday maceeshadii la siin jiray isla markaana ay […]

 
 

Kulan Xaga Isgaadhsiinta ah oo Isku-Duwaha Jaaliyaadka Yurub uu Ka Qayb Galay Laguna Doortay Gudomiyaha Ururka Haweenka Ogadenya Ee Qaarada Yurub.

Kulan Xaga Isgaadhsiinta ah oo Isku-Duwaha Jaaliyaadka Yurub uu Ka Qayb Galay Laguna Doortay Gudomiyaha Ururka Haweenka Ogadenya Ee Qaarada Yurub.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 11/4/2015 Tell-Conference iskugu yimid kulan uu daadihinayo Isku Duwaha Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee Qaarada Yurub Xildhibaan Cismaan Badal. Waxaa kaloo […]

 
 

Gudoomiye Kuxigeenka ONLF oo shir hada si live ah u socda u qabanaya jaaliyada Norway+Daawo Video

Gudoomiye Kuxigeenka ONLF oo shir hada si live ah u socda u qabanaya jaaliyada Norway+Daawo Video

Gudoomiye kuxigeenka ONLF Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Norway ayaa shir u qabtay jaaliyada Ogadenya ee wadanka Norway,shirkan oo saacadan socda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay