Archive for: April, 2015

Muslimiinta Kenya oo ka Codsaday Dadka Kenya Inay Fashiliyaan Qorshaha Argigixisada – Daawo

Muslimiinta Kenya oo ka Codsaday Dadka Kenya Inay Fashiliyaan Qorshaha Argigixisada – Daawo

Madaxa ururka musliinta Kenya ayaa ku tilmaamay waxa ka dhacay Gaarisa inay tahay mashaqa soo wajahday dalka Kenya, isagoo ka codsaday dhamaan shacabka inay u […]

 
 

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada OYSU ee Qaarada Yurub oo Maalintii Sadexaad Galay

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada OYSU  ee Qaarada Yurub oo Maalintii Sadexaad Galay

Shirwaynihii ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee qaarada Yurub ayaa galay maalintii sadexaad iyadoo shirku galay marxaladihii oogu dambeeyay  islamarkaana ay soconayaan doodaha […]

 
 

Former Somali PM urges US to change its Somalia anti-terror approach

Former Somali PM urges US to change its Somalia anti-terror approach

“Using soldiers from neighbouring countries, some with old border disputes with Somalia to fight in Somalia gives Al-Shabab propaganda argument for recruitment” Said the former […]

 
 

Shirkii Jaaliyadaha Pacific-ga oo si Habsami Uga Socda Melbourne

Shirkii Jaaliyadaha Pacific-ga oo si Habsami Uga Socda Melbourne

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Melbourne ee dalka Australia shir sanadeedkii jaaliyadaha Pacific-ga. Shirkan oo sanadkii mar laqabto ayaa waxaa kasoo qaybgalay […]

 
 

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo si habsami ah u qabsomay.

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo si habsami ah u qabsomay.

Manta oy Sabti ahayd  bisha April 4, 2014 ayaa waxaa xafiska Jaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota si habsami ah uga qabsomay shirkii xubnaha. Shirka oo ay […]

 
 

DAAWO:Shiweynaha OYSU iyo Gudoomiye kuxigeenka ONLF oo tilmaan ka bixinaya siyaabaha halganadu u guulaystaan,guushaasna loo hanan lahaa

DAAWO:Shiweynaha OYSU iyo Gudoomiye kuxigeenka ONLF oo tilmaan ka bixinaya siyaabaha halganadu u guulaystaan,guushaasna loo hanan lahaa
 
 

Daawo: Wariyaha Ilays Tv ee Sweden oo si Live ah uga soo waramaya shirweynaha OYSU ee ka socda dalka Sweden

Daawo: Wariyaha Ilays Tv ee Sweden oo si Live ah uga soo waramaya shirweynaha OYSU ee ka socda dalka Sweden
 
 

Daawo: Sida quruxda badan ee loosoo dhaweeyey madaxda ONLF ee ka qayb galaysa shirweynaha OYSU ee Sweden ka socda

Daawo: Sida quruxda badan ee loosoo dhaweeyey madaxda ONLF ee ka qayb galaysa shirweynaha OYSU ee Sweden ka socda
 
 

Shirwaynihii Ururka OYSU ee Qaarada Yurub oo Si habsamile Ugasocda Magaalada Stockholm.

Shirwaynihii Ururka OYSU ee Qaarada Yurub oo Si habsamile Ugasocda Magaalada Stockholm.

Waxaa maalintii labaad sihab samileh uga socda magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden shirwaynihii ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee qaarada Yurub. Shirkan […]

 
 

Ilays Tv 04 April 2015: Shirweynihii OYSU ee Qaarada Yurub oo maalinkii labaad socda iyo barnaamijyo kale ka daawo halkan

Ilays Tv 04 April 2015: Shirweynihii OYSU ee Qaarada Yurub oo maalinkii labaad socda iyo barnaamijyo kale ka daawo halkan
 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Xog-waramay Dagaal Culus oo ka Dhacay Atoorka

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Xog-waramay Dagaal Culus oo ka Dhacay Atoorka

Wararka nagasoogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya 3 dagaal oo ay 2 kamid ah dhaceen habeenimadii xalay oo ay taariikhdu […]

 
 

Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Qaarada Yurub oo Hada dib Uga Furmay Stockholm

Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Qaarada Yurub oo Hada dib Uga Furmay Stockholm

Waxaa daqiiqado kahor dib uga furmay magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden shirwaynihii ururka dhalinyarada iyo ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee qaarada Yurub shirka oo […]

 
 

Muuqaalo Aad Uxiisa Badan oo Kusaabsan Shirwaynaha OYSU-Yurub oo Kafurmay wadanka Sweden ee Daawasho wacan.

Muuqaalo Aad Uxiisa Badan oo Kusaabsan Shirwaynaha OYSU-Yurub oo Kafurmay wadanka Sweden ee Daawasho wacan.

Sidaan warbixintii hore idiinku soo gudbinay waxaa goordhawayd kafurmay magaalo madaxda wadanka Sweden ee Stockholm Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya ee OYSU. Hadaba waxaad […]

 
 

Shirwaynihii Ururka OYSU ee qaarada Yurub oo Hada ka Furmay Magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden

Shirwaynihii Ururka OYSU ee qaarada Yurub oo Hada ka Furmay Magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden

Shirwaynihii ururka Dhalinyarada iyo Ardayda  Somalida Ogadeniya ee OYSU  ee qaarada Yurub ayaa hada kafurmay magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden. Shirkan oo inmuda ah […]

 
 

ILAYS TV 02 APRIL 2015:Daawo xasuuqii Jaamacada Garissa,qaybtii labaad ee waraysigii Xildhibaan Sheekeeye iyo barnaamijyo kale..

ILAYS TV 02 APRIL 2015:Daawo xasuuqii Jaamacada Garissa,qaybtii labaad ee waraysigii Xildhibaan Sheekeeye iyo barnaamijyo kale..
 
 

OGAYSIIS…Jaaliyadda Ogadenya ee ONTARIO ee dalka Canada oo shir muhiim ah ku qaban doonta magaalada TORONTO.

OGAYSIIS…Jaaliyadda Ogadenya ee ONTARIO ee dalka Canada oo shir muhiim ah ku qaban doonta magaalada TORONTO.

Ogaysiis…Ogaysiis.. Shir muhiim ah oo laga hadli doono waxyaabo badan oo khuseeya bulshada Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Canada iyo qadiyada Ogadenya ayay jaaliyada ONTARIO […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Weerarada N/hurayaasha CWXO ay ku Qaadeen Ciidamada Wayaanaha

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Weerarada N/hurayaasha CWXO ay ku Qaadeen Ciidamada Wayaanaha

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay wadanka Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya inay jiraan dagaallo badan oo ay CWXO ku qaadeen ayaamihii ugu […]

 
 

JOL – Sargaal Sare oo ONLF ah oo lahadlay Warbaahinta Jeexdin.com Una sheegay in ..

JOL – Sargaal Sare oo ONLF ah oo lahadlay Warbaahinta Jeexdin.com Una sheegay in ..

Shabakadda Jeexdin.com wareysi ay la yeelatay Sarkaal ka tirsan ONLF oo aanay magaciisa sheegin ayay kaga hadleen dagaalo is-daba joog ah oo CWXO ay ku […]

 
 

Gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr Maxamed Ismacil Cumar oo Booqasha Hawleed Kuyimid Wadanka Sweden

Gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr Maxamed Ismacil Cumar oo Booqasha Hawleed Kuyimid Wadanka Sweden

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 3/4/2015, kasoo dagay gagida diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Stockholm Gudoomiye Kuxigeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Dr. Maxamed Ismaaciil […]

 
 

Ilays Tv 01 April 2015 ” Waraysi Xanuun Badan Gabadh kasoo Baxday Jeel Ogaadeen” iyo Xogo Kale Oo Muhiim ah….

Ilays Tv 01 April 2015 ” Waraysi Xanuun Badan Gabadh kasoo Baxday Jeel Ogaadeen” iyo Xogo Kale Oo Muhiim ah….
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay