Archive for: May, 2015

Mooyaale oo Dagaal Culus Kudhexmaray Jabhada OLF iyo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Mooyaale oo Dagaal Culus Kudhexmaray Jabhada OLF iyo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wararka aan kahelayno magaalada Mooyaale ayaa sheegaya in dagaal culus uu kudhexmaray ciidanka Gumaysiga Itoobiya iyo Jabhada Xoraynta Oromiya ee marka lasoo gaabiyo looyaqaano OLF. […]

 
 

ONLF Statmenet regarding the Genocide in the villages along the Ogaden and Somalia Border

ONLF Statmenet regarding the Genocide in the villages along the Ogaden and Somalia Border

ONLF Press Release May 31, 2015   The Special killing squads of the Ethiopian Regional Administration in Ogaden called the Liyu police, which is funded, […]

 
 

Dagaalo ka kala Dhacay Deegaanada Ceela-obbo iyo Goodle + Gaadiid lagubay

Dagaalo ka kala Dhacay Deegaanada Ceela-obbo iyo Goodle + Gaadiid lagubay

Wararka gagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhex maray Ciidanka wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya iyo ciidamada wayaanaha kuwaasi oo ka kala dhacay deegaanada […]

 
 

Magacyada Saraakiil kusheega Ku dhimatay Dagaalada Udhexeeya Liyuu Police-ka iyo Dadka Shacabka ah ee Gobolka Qoraxay

Magacyada Saraakiil kusheega Ku dhimatay Dagaalada Udhexeeya Liyuu Police-ka iyo Dadka Shacabka ah ee Gobolka Qoraxay

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta dhexe ee ONLF ayaa faah faahin kabixisay dagaalada maalinkii lixaad ka socoda deegaano kamid ah gobolka Qoraxay gaar ahaan deegaanada hoos […]

 
 

Shirkii Billaha Ahaa Jaaliyada Somalida Ogadenya oo Qabsoomay.

Shirkii Billaha Ahaa Jaaliyada Somalida Ogadenya oo Qabsoomay.

Maanta ooy taariikhdu tahay 30/05/2015 waxaa qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee Jaaliyada Somaalida Ogadeniya ee wadanka Norway kaasoo laqabto bishiiba hal jeer ama ( sabtida […]

 
 

Axsaabta Mucaarad Itoobiya oo Gaashaanka Kudhuftay Natiijada Doorashadii Todobaadkii Hore Ethiopia Kadhacday.

Axsaabta Mucaarad Itoobiya oo Gaashaanka Kudhuftay Natiijada Doorashadii Todobaadkii Hore Ethiopia Kadhacday.

(ONA) Wararka naga soogaadhaya Itoobiya ayaa tibaaxaya in ay gaashaanka kudhufteen qaar kamid ah axsaabta mucaarad Itoobiya oogu waawayn sida xisbiga Blue Paty iyo xisbiga […]

 
 

Tuulada Laba-baar oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay Kuxasuuqeen Dad Shacab Ah.

Tuulada Laba-baar oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay Kuxasuuqeen Dad Shacab Ah.

Wararkaan kahelayno wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in tuulada Laba-baar oo kadirsan Degmada Shilaabo ee gobolka Qoraxay uu dagaal lagu hoobtay kudhexmaray shacabka tuulada Laba-baar iyo […]

 
 

Dagaal Xoogan oo CWXO iyo Ciidamada Gumaysiga ku Dhex Maray Duleedka Shilaabo

Dagaal Xoogan oo CWXO iyo Ciidamada Gumaysiga ku Dhex Maray Duleedka Shilaabo

Gudoomiyaha Hogaanka Gaashaandhiga JWXO oo warbixin kooban siiyay Wakaaladda Wararka Ogadenya ONA ayaa ka waramay dagaal culus oo shalay ku dhex maray N/hurayaasha CWXO iyo […]

 
 

Ilays Tv 28 May 2015: Faahfaahin iyo Waraysi dagaalkii Tuulada Laba-baar iyo agagaarkeeda ku dhex maray shacabka Deegaankaas dagan Iyo Hawaarinta

Ilays Tv 28 May 2015: Faahfaahin iyo Waraysi dagaalkii Tuulada Laba-baar iyo agagaarkeeda ku dhex maray shacabka Deegaankaas dagan Iyo Hawaarinta
 
 

Shir waynihii Jaaliyada Afrikada Bari ee Soomaalida Ogadenia(JABSO) oo Guul ku Soo dhamaaday.

Shir waynihii Jaaliyada Afrikada  Bari ee Soomaalida Ogadenia(JABSO) oo Guul ku Soo dhamaaday.

Shirwaynihii Jaaliyada Afrikada  Bari ee Soomaalida Ogadenia(JABSO)  oo mudo labo  maal mood ah ka socday  Caasimada  Wadanka  Kenya gaarahaan Nairobi oo  Maanta  guul ku soo […]

 
 

Ilays Tv “Cilmibaadhista Khayraadka Ogaadeeniya iyo Warar Xiisaleh ka Daawo

Ilays Tv “Cilmibaadhista Khayraadka Ogaadeeniya iyo Warar Xiisaleh ka Daawo
 
 

Golaha Amniga ee QM oo Isku Raacay Go’aan Cambaareynaya Xadgudubka Saxafiga

Golaha Amniga ee QM oo Isku Raacay Go’aan Cambaareynaya Xadgudubka Saxafiga

Shalay 27kii May 2015 ayuu go’aan isku raacay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay cambaareynaya dhamaan xadgudubka loo gaysto saxafiyiinta, wuxuu sidoo kale cambaareeyay go’aanka QM […]

 
 

Shirwaynihii Jaliyada Ogadenya ee gobolka Taxes oo ka dhacay magalarda Amarillo.

Shirwaynihii  Jaliyada  Ogadenya ee gobolka Taxes oo ka dhacay magalarda Amarillo.

  Shir waynihii jaaliyada somalida ogadenia we gobolka Texas ayaa malintii axada ahayd kadhcay magalada Amarillo ee gobolka Taxes cariga Maraykanka. shirkan oon loo kala […]

 
 

Jaaliyadda Norway oo Ka Qayb-gashay Shir ay soo Abaabuleen Diaspora Network

Jaaliyadda Norway oo Ka Qayb-gashay Shir ay soo Abaabuleen Diaspora Network

Shir ay soo abaabuleen Diaspora Network ayaa lagu qabtay magaalada Oslo ee dalka Norway. Kullankan oo ay kasoo qaybgaleen hawl-wadeenka jaaliyada ayaa waxaa lagaga wada […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO – Doorashada la Sheegay Inay ka Dhacday Itobiya Waxay Ahayd Riwaayad aan la Daawanin

Xarunta Dhexe ee JWXO – Doorashada la Sheegay Inay ka Dhacday Itobiya Waxay Ahayd Riwaayad aan la Daawanin

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka warbixisay doorasha ku sheegtii Axadii shalay laga dhigayay guud ahaan dhulka ay maamusho xukuumada kalitalisa Itobiya ee EPRDF ayaa […]

 
 

ILAYS TV 25 May 2015: Barnaamij Khaas ah oo laga soo diyaariyey Doorashooyinka Itoobiya

ILAYS TV 25 May 2015: Barnaamij Khaas ah oo laga soo diyaariyey Doorashooyinka Itoobiya
 
 

ONLF,OLF,SLF: Joint Statement regarding the Fake Election in Ethiopia

ONLF,OLF,SLF:  Joint Statement regarding the Fake Election in Ethiopia

Ogaden National Liberation FRONT, OROMO Liberation FRONT AND Sidama Liberation Front Alliance for Peace, Democracy and the right of Choice Joint Statement regarding the Fake […]

 
 

Daawo: Mudahaaradyo looga soo horjeedo Doorasho ku sheegta Ethiopia oo Ardeyda Jaamacadaha Ethiopia dhigeen

Daawo: Mudahaaradyo looga soo horjeedo Doorasho ku sheegta Ethiopia oo Ardeyda Jaamacadaha Ethiopia dhigeen

Ardeyda Jaamacadaha Ethiopia ayaa qabanqaabiyay Banaanbaxyo lagu muujinayo Been abuurka Gumeysiga Ethiopia. Banaanbaxyadan waxaa qabtay Jaamacada Ambo ee Deegaanka Oromiya. Boqolaal ardey ah ayaa isugu […]

 
 

Kobtan Ka daawo Video iyo Muuqaaladi Ruwayaadi Ogadeniya ee Xalay gil gishay Cariga Mareykanka

Kobtan Ka daawo Video iyo Muuqaaladi Ruwayaadi Ogadeniya ee Xalay gil gishay Cariga Mareykanka
 
 

Daawo : Socdaalki Gudomiye Maxamed Ismacil oo soo gabagaboobay & Wareysi Gaara Doorashoyinka Ethiopia oo ilays tv la yeelatay Mudane Xassan Macalin

Daawo : Socdaalki Gudomiye Maxamed Ismacil oo soo gabagaboobay & Wareysi Gaara Doorashoyinka Ethiopia oo ilays tv la yeelatay Mudane Xassan Macalin
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay