Archive for: May, 2015

Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee Wadanka Finland oo Ka Qayb-gashay The World Village Festival

Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee Wadanka Finland oo Ka Qayb-gashay The World Village Festival

Magaalada Helsinki ee caasimada wadanka Finland waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 23/5/2015 kafurmay bandhig aad uwayn oo layidhaahdo The World Village Festival kaasoo sanad walba […]

 
 

Tuulada Waylo-laguxidh ee degmada Awaare oo dad badan lagu xidhxidhay(Akhriso magacyada)

Tuulada Waylo-laguxidh ee degmada Awaare oo dad badan lagu xidhxidhay(Akhriso magacyada)

Ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ayaa xadhig baahsan u gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsanin kuna dhaqan tuulada Wayla lagu xidh ee […]

 
 

Kulan qorsheed dhex maray qaybaha Hanqadh iyo Duufaan ee CWXO.

Kulan qorsheed dhex maray qaybaha Hanqadh iyo Duufaan ee CWXO.

Wararka aan ka helayno xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya kulan ay yeesheen labada qaybood ee kala ah Hanqadh iyo Duufaan oo kamid ah qaybaha […]

 
 

Ilays Tv: Wacdi Diini ah iyo Wargaysyada Caalamku waxay ka qoreen doorashada Ethiopia

Ilays Tv: Wacdi Diini ah iyo Wargaysyada Caalamku waxay ka qoreen doorashada Ethiopia
 
 

Dawlada Sweden oo Kucelisay Digniin ay Ujeedisay Muwaadiniinteeda kunool Ethiopia

Dawlada Sweden oo Kucelisay Digniin ay Ujeedisay Muwaadiniinteeda  kunool Ethiopia

Warsixafadeed ay badhtamihii bishii April ee lasoo dhaafay soo saartay safaarada dawlada Sweden ee Addis ababa ayay markale kucelisay Maanta oo ay taarikhdu tahay 21.5.2015 […]

 
 

Ilays Tv 20 May 2015: Cilmi baadhis Kheyraadka Ogadenya iyo Prof.Maxamud Ugaas iyo Barnaamijkii Taarikhda Islaamka

Ilays Tv 20 May 2015: Cilmi baadhis Kheyraadka Ogadenya iyo Prof.Maxamud Ugaas iyo Barnaamijkii Taarikhda Islaamka
 
 

Ergayga QM ee Somalia Nicholas Kay oo sheegay inay 7,000 oo Somali ah Soo Noqdeen ilaa Hadda

Ergayga QM ee Somalia Nicholas Kay oo sheegay inay 7,000 oo Somali ah Soo Noqdeen ilaa Hadda

Ninka uga wakiilka ah Qaramada Midoobay dalka Somaliya Nicholas Kay ayaa sheegay inay ilaa hadda ka soo noqodeen dalka yemen qaxooti Somaliyeed oo gaadhay 7,000.  Ergaygan […]

 
 

Alert as Ethiopian forces enter Kenya take over police post

Alert as Ethiopian forces enter Kenya take over police post

Kenyan security agencies have been put on high alert after about 50 heavily-armed Ethiopian soldiers and police officers crossed the border and reportedly took over […]

 
 

Ilays Tv 19 May 2015 : Ka daawo barnaamij cusub oo loogu magac daray Taariikhdu waa dhaxay iyo Qaybtii 2aad ee barnaamijkii Maxaad usoo joogtay

Ilays Tv 19 May 2015 : Ka daawo barnaamij cusub oo loogu magac daray Taariikhdu waa dhaxay iyo Qaybtii 2aad ee barnaamijkii Maxaad usoo joogtay
 
 

From Somalia to Sweden: the refugee forced to live apart from his wife and child

From Somalia to Sweden: the refugee forced to live apart from his wife and child

The way Amin Amey tells it, the romance began with a headache. He had gone to buy painkillers in the market of Ifo, one of […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaalkii Qabridahare oo Cadawga ku Weeqmay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaalkii Qabridahare oo Cadawga ku Weeqmay

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaallo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga Itobiya lagu naafeeyay. Dagaalada ay CWXO la beegsanayaan […]

 
 

Haya’adda ICRC oo Siminaar u Fartay ciidanka Booliska gaarka ah ee federalka Itobiya .

Haya’adda ICRC oo Siminaar u Fartay ciidanka Booliska gaarka ah ee federalka Itobiya .

Sida ay qortay shabakadda haya’adda Caalamiga ee Laanqayrta iyo Bisha Cas (International Commitee of the Red Cross ICRC), 68eed ka mid ah saraakiisha ciidamada booliska […]

 
 

Warmurtiyeed kasoo Baxay Shirkii London ee Guddiga Qiimaynta Hawlaha Halganka

Warmurtiyeed kasoo Baxay Shirkii London ee Guddiga Qiimaynta Hawlaha Halganka

Magaalada London ee dalka UK waxaa kulan ku yeeshay, intii u dhaxaysay May 11 ilaa 16 kii , 2015,  guddi jabhadeed oo loogu talagalay inuu […]

 
 

Daawo Madaxda JWXO oo Shirar ku yeeshay Wadanka Ingiriiska

Daawo Madaxda JWXO oo Shirar ku yeeshay Wadanka Ingiriiska
 
 

Daawo:Heesta Xasuuqii Qabridahar iyo Muqaal cusub oo dareen Qiira leh xambaarsan.

Daawo:Heesta Xasuuqii Qabridahar iyo Muqaal cusub oo dareen Qiira leh xambaarsan.
 
 

Ilays Tv 15 May 2015: Wacdi Diini ah,Warkii Caalmka iyo Riwaayad cusub oo cajiib ah

Ilays Tv 15 May 2015: Wacdi Diini ah,Warkii Caalmka iyo Riwaayad cusub oo cajiib ah
 
 

Jaaliyada Hallstahammar Ee Somalida Ogadeniya oo Wacdara Kadhigtay Xuska Fastvalka Sweden

Jaaliyada Hallstahammar Ee Somalida Ogadeniya oo Wacdara Kadhigtay Xuska Fastvalka Sweden

Jaaliyada Somaalida Ogadeniya ee Hallstahammar  ayaa kaqayb gashay xuska loo yaqaano Fastvall ka  oo kadhaca wadanka Sweden kaasi oo lagu soo bandhigo dhaqamada kaladuwan ee […]

 
 

Riwayadii “Godob raagtay Geesi Kuu Dhalay” iyo Wacdarihi OYSU North America

Riwayadii “Godob raagtay Geesi Kuu Dhalay” iyo Wacdarihi OYSU North America

Waxaa fiidnimada Sabtida ah May 23, 2015, ka dhici dona gobolka Minnesota magalada Minneapolis Riwayadii faraha lagaga gubtay ee qarada Waqoyiga America ee la magac […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii ugu Dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii ugu Dambeeyay

Weerarada ay N/hurayaasha CWXO la beegsanayaan ciidamada gumaysiga Itobiya uu keenay dalka Ogadenya ayaa si joogta ah uga socda dalka. Warbixintii ugu dambaysay een ka […]

 
 

THE CASE OF WESTREN SOMALILAND (OGADEN): AN INTERNATIONAL LEGAL PERSPECTIVE – Dr. Mohamud Ugas

THE CASE OF WESTREN SOMALILAND (OGADEN): AN INTERNATIONAL LEGAL PERSPECTIVE – Dr. Mohamud Ugas

Legal and historical document written by Professor Reisman who teaches at Yale Law School. The present essay draws on work he and Professor Myres S. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay