Archive for: May, 2015
Gudiga Fulinta Jabhada ONLF oo Shirar uga socdaan Wadanka UK
Gudida fulinta Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa kulamo todobaadkan uga socdeen wadanka Ingiriiska Kulamadan oo aan warbaahinta loo shaacin ayaa wariyaha ONA ee wadanka ingiriiska […]
/ Warar /
Qudbadii Madaxa Jaaliyada London ee shirkii Lagu soo dhaweeyay Madaxda JWXO
Marwooyin iyo mudanayaal, marka ugu horeysa waxaan salaan halgameed, mid walaaltinimo iyo mid karaamo lehba ku salaamayaa madaxda JWXO oo uu u horeeyo Guddoomiyaha JWXO […]
/ Warar /
Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Faahfaahin Laga Bixiyay Dagaalkii Gurdumi
Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka waramay dagaaladii ugu dambeeyay ee gudaha Ogadenya ku dhex maray CWXO iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ayaa cadawga lagaga […]
/ Warar /
Wareysi ay Kaga Xog-waramayso Gabadh S.Ogadenya Dhibaatada Loogu Gaystay Yemen
Dhibaatada haysata gabdhaha Somaliyeed ee laga soo bara-kiciyay dalkoodii ma’aha wax lasoo koobi karo. Wareysigan oo Wariye M. Koronto uu ka qaaday gabadh kasoo carartay […]
/ Warar /
Xaaladda Itobiya iyo Kaftankii (Joke) Ruushka ee Habar Dugaag – Noora Afgaab
Shucuubta cadaadiska laga saaro xagga hadalka iyo siyaasadda waxay ku caan baxaan sheekooyinka yary ee qosolka loogu talagalay, hasa ahaatee lagu cabirayo xaalad siyaasadeed oo […]
/ Warar /
Qudbadii Ururka Haweenka London ee laga jeediyay shirkii Lagu soo dhaweeyay Madaxda JWXO
Marwooyin, mudanayaal iyo madaxdeena JWXO Guddoomiyaha JWXO Admiral Maxamed cumar Cismaan, Guddoomiye ku xigeenka JWXO ahna Gudoomiyaha Jaaliyaadka Mudane Maxamed Ismaaciil Mudane Cabiraxmaan mahdi, Mudane […]
/ Warar /
Wafti uu hoggaaminayo Gudomiye ku xigeenka JWXO oo lakulmay hawlwadeenka jaaliyada London
Wafti uu hoggaaminayo gudomiye ku xigeenka JWXO Mudane Maxamed Ismaaciil ayaa la kulmay maanata oo Axada (10.05.2015) hawlwadeenka jaaliyada Ogadeniya ee London. Waftigan oo ka […]
/ Warar /
Warbixinta Shirkii lagu soo dhaweeyay Wufuuda Madaxda JWXO ee ku sugan Wadanka UK
Shir wayn oo lagfu qabtay magaalada London oo lagu soo dhaweeyay Madaxda JWXO Daawo: Sawiradiii Shirkii laguu soo dhaweeyay Wufuuda Madaxda JWXO uu ku sugan […]
/ Warar /
Forced to flee from my own motherland (Ogaden) By Ali Yare
I will never forget the day that Ethiopian army backed by tanks and other military vehicles attacked my nomadic village, starting shooting everybody at sight […]
/ Warar /
Forced to flee from my own motherland (Ogaden) By Ali Yare
As many of you may have experienced, I have also been forcefully expelled from my own country by the same forces that are , as […]
/ News in English /
Xubno ka socda Jaaliyada S.Ogadeniya ee Norway oo ka qaybgalay shir ka dhacay Waaxda Is-dhexgalka Dadyawga kala Duwan ee ku Dhaqan Norway
Jaaliyada Soomalida Ogadeniya oy matalayaan Gudoomiyaha jaaliyda Mudane: khalif Abdi Ali iyo Maxamed Yusuf Mahad oo ka socday O.Y.S.U Norway ayaa ka qaybfalay shir ka […]
/ Warar /
Xubnaha Jaaliyadda Xassa ee Dalka Sacuudiga oo Shirkoodii Caadiga ahaa u Qabsoomay
Waxaa shirkoodii caadiga ah oo labadii todobaad mar dhaca lagu qabtay magaalada Xassa ee Dalka Sacuudi Carabiya. Shirkan oo ah shir ay isugu yimaadaan hawlwadeenka jaaliyada […]
/ Warar /
Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Warbixiyay Dagaaladii Ugu Dambeeyey iyo Shilalka Gawaadhida Cadawga oo Sii Kordhaya
Warabixinadii ugu dambeeyey een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya inay sii kordhayaan shilalka ay galayaan gawaadhida ciidanka Itobiya, taasoo ay ku macneeyeen […]
/ Warar /
Haduu Ilaahay Qof un Guul Siinayo Halgan La’aan Wuxuu Siin Lahaa Rasuulkiisii CS.
Waxaa ereyadaa ka soo xigtay kitaab uu qoray AUN Amir Shakiib Arsalaan. Qoraaagan oo noolaa bilowgii qarnigii 20aad ayaa su’aal uu soo weydiiyay nin saaxiibkii […]
/ Warar /
Daawo Shirkii J.Switzerland: Gudomiye Ku xigeenka ONLF iyo Somaliweyn
Gudomiye ku xigeenka ONLF oo la hadlay Somaliweyn iyo Jaaliyada Ogadeniya ee Switzerland
/ Warar /