Archive for: May, 2015

Ilays Tv 04 May.2015: Tacsi iyo Taariikh Nololeedkii Marxuumad (Inshaa Alaah) Hooyo Faadumo Xasan Bide oo faahfaahsan

Ilays Tv 04 May.2015: Tacsi iyo Taariikh Nololeedkii Marxuumad (Inshaa Alaah) Hooyo Faadumo Xasan Bide oo faahfaahsan
 
 

Daawo: Xoghayaha Dibada ee ONLF Dr C/raxman Maaday wareysi uu siiyay Ilaystv

Daawo: Xoghayaha Dibada ee ONLF Dr C/raxman  Maaday wareysi uu siiyay Ilaystv

Ilaystv oo C/raxman Mahdi wax kaweydiisay Xidhiidhka ONLF & Midowga Europe iyo Iskaashiga Jabhadaha iyo Mucaaradka Ethiopia.

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) ee Wadanka Denmark oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraya Geeridii Kutimid Hooyo Faadumo Xasan Bide.

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) ee Wadanka Denmark oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraya Geeridii Kutimid Hooyo Faadumo Xasan Bide.

Innaa Lilaahi wa inaa ilahay raajicuun. Ururka Haweenka Somalida Ogadenya (UHO) ee kudhaqan wadanka Denmark ayaa tacsi tiiraanyo leh waxay udirayaan dhamaan qoyskii, ehelladii iyo […]

 
 

Gud.Ku-xigeenka JWXO Dr. Maxamad Ismaaciil oo Jaaliyadda Swiss Kala Qaybgalay Shirkoodii

Gud.Ku-xigeenka JWXO Dr. Maxamad Ismaaciil oo Jaaliyadda Swiss Kala Qaybgalay Shirkoodii

Waxaa maalintii Sabtida ahayd shir balaadhan lagu qabtay magaalada Zurich, caasimadda ganacsiga dalka Switzerland, shirkaasoo ay ka soo qayb galeen xubnaha Jaaliyadda S.Ogadenya. Waxaa kaloo […]

 
 

Wafdi Maamulka jaaliyada Norway kasocda oo Kormeer Shaqo ku Tagay Magaalada Haslemoen

Wafdi Maamulka jaaliyada Norway kasocda oo Kormeer Shaqo ku Tagay Magaalada Haslemoen

Wafdiga jaaliyada norway oo uu hogaaminayay madaxa abaabulka & arimaha bulshada oo ay weheliyaan madaxa garsoorka, anshaxa,dhaqaalaha & hantidhowrka guud ayaa kormeer Shaqo kusoo kutagay […]

 
 

Munaasabad Lagu Xusayey sanadguuradii Warbaahinta Ogaden24.com iyo Maalinta Xoriyada Saxaafada Aduunka Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi

Munaasabad Lagu Xusayey sanadguuradii Warbaahinta Ogaden24.com iyo Maalinta Xoriyada Saxaafada Aduunka Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi

Maanta ay oo taariikhdu ahayd 03 May 2015 waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi laba xafladood oo ay soo agaasintay warbaahinta Ogaden24.com kuwaasi oo kala ahaa […]

 
 

Daawo: Ururka Haweenka Jaaliyada UK oo maamul Cusub Doortay iyo Warka IlaysTV

Daawo: Ururka Haweenka Jaaliyada UK oo maamul Cusub Doortay iyo Warka IlaysTV

Daawo: UHO UK maamul cusub doortay iyo Tacsi haweenka Ogadeniya u dirayaan qoyskii,  ehelki iyo bulshada Ogadeniya ee ay ka baxday hooyo qaali ku ah […]

 
 

Itobiya sidaa ayay rabtay – Noora Afgaab

Itobiya sidaa ayay rabtay – Noora Afgaab

Waxaan aad isugu dhabar jabiyay inaan wax ka ogaado dabaysha fedreaalka dhankay u dhacayso, marka laga hadlayo arimaha gobolka Somalida. Dad badan ayaan wax ka […]

 
 

Masuuliinta Golaha Dhexe ee JWXO ee Waqooyiga Yurub oo Maanta Uga Furmay Kulan Labo Bari Socon Doona Magaalada Copenhagen.

Masuuliinta Golaha Dhexe ee JWXO ee Waqooyiga Yurub oo Maanta Uga Furmay Kulan Labo Bari Socon Doona Magaalada Copenhagen.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 02/03/2015, kafurmay Caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen kulan labo bari socon doona. Waxaa kulankan kasoo qaybgalay Masuuliin sar sare oo […]

 
 

Washington Post – The United States’ irresponsible praise of Ethiopia’s regime

Washington Post – The United States’ irresponsible praise of Ethiopia’s regime

Ms. Sherman’s lavish praise was particularly unjustified given Ethiopia’s record on press freedom: It has imprisoned 19 journalists, more than any other country in Africa. According […]

 
 

AUN Faadumo Xassan Bide Waxay Ahayd Saldhigga Ururadii Bulshada Ogadenya – XaajiBisle

AUN Faadumo Xassan Bide Waxay Ahayd Saldhigga Ururadii Bulshada Ogadenya – XaajiBisle

Waxaa xijaabatay marxuumad (Inshaa Alaah) Fadumo Xassan Bidde Khalaf oo ahayd hooyadii hormuudka u ahayd aasaaskii JWXO, ayadoo kaalin wayn ka qaadatay halgamadii ka horeeyay. Waxaan Eebe uga […]

 
 

Bogga Tacsida Marxuumad Hooyo Faadumo Xassan Bide ( Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Bogga Tacsida Marxuumad Hooyo Faadumo Xassan Bide ( Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaa magaalada Minnesota ku geeriyootay Allaha u Naxariistee hooyo Faadumo Xassan Bide oo ahayd shaqsiyad qaali ku ah umadda Ogadenya iyo halganka ay ku jiraan […]

 
 

Gudoomiyeha JWXO Adm. Maxamad C. Cisman oo Boqday Jaaliyadda Musawac

Gudoomiyeha JWXO Adm. Maxamad C. Cisman oo Boqday Jaaliyadda Musawac

Waxaa 27kii bishan afraad ee sanadkan 2015 kulan si heer sare ah loo soo agaasimay isugu yimid Jaahliyada S/ogadeniya ee Magaalada Musawac ee dalka Eritrea  […]

 
 

Ilays Tv: Midowga Europe Oo Raisul Wasaaraha Ethiopia Usheegay…

Ilays Tv: Midowga Europe Oo Raisul Wasaaraha Ethiopia Usheegay…
 
 

Faraca Midnimo oo Shir abaabul ku qabtay xerada Qaxootiga ee Dhagaxlay+ Sawiro

Faraca Midnimo oo Shir abaabul ku qabtay xerada Qaxootiga ee Dhagaxlay+ Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shalay 30 Apr.2015 shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha faraca midnimo ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay