Archive for: June, 2015

US, Cuba to announce embassy openings Wednesday

US, Cuba to announce embassy openings Wednesday

    President Obama will announce Wednesday that the U.S. and Cuba have reached an agreement to open embassies in Havana and Washington, an administration […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Ogadenya ee Edmonton oo kulan isugu timid

Daawo: Jaaliyada Ogadenya ee  Edmonton oo kulan isugu timid

Kullan shalay ka dhacay Magaalada Edmonton ee Gobalka Alberta, Dalka Canada ayaa waxaa iskugu  yimid Guddiga Jaaliyadda Ogaden. Kullankan ayaa qoddobo Muhiim ah looga hadlay […]

 
 

OBAMA oo Laga codsaday innuusan Booqan Dalka Ethiopia

OBAMA oo Laga codsaday innuusan Booqan Dalka Ethiopia

Kumanaan qof oo kusugan dalka USA ayaa warqad cabasho ah u diray Madaxweynaha Dalka Mareykanka iyaga oo ka codsanaya innuu joojiyo socdaalkiisii uu qorsheystay innuu […]

 
 

Horseed Ayni oo Muxaadarooyin luqada Ingiriiska ah ku baxaya u Jeediyay Da’yarta Somaliyeed ee USA Halkan ka daawo.

Horseed Ayni oo Muxaadarooyin luqada Ingiriiska ah ku baxaya u Jeediyay Da’yarta Somaliyeed ee USA Halkan ka daawo.

Divine Directions (Episode One) Divine Directions (Episode Two) Divine Directions (Episode Three) Divine Directions (Episode Four)

 
 

Ilays Tv 29 June 2015 “Warar,Waraysi iyo Barnaamijkii Xiisaha badnaa ee Bandhiga Ilays Tv”

Ilays Tv 29 June 2015 “Warar,Waraysi iyo Barnaamijkii Xiisaha badnaa ee Bandhiga Ilays Tv”
 
 

Xidhay loo geystay Shacabka Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle

Xidhay loo geystay Shacabka Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle

Wakaalada Wararka ee ONA waxaa kusoo dhacay faah faahintii shacabkii lagu xidhay degmada Dhanaan todobaadadii lasoo dhaafay. Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa asase isugu jira jidh […]

 
 

Xubnaha G/Dhexe & Taliska Qaybaha Ciidanka Ogadenya ee Gudaha Kahawlgala oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid Guulna Kudhamaystay Kulankoodii.

Xubnaha G/Dhexe & Taliska Qaybaha Ciidanka Ogadenya ee Gudaha Kahawlgala oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid Guulna Kudhamaystay Kulankoodii.

Waxaa maalinimadii shalay ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd 28/6/2015, lagu soo gabagabeeyay kulan-hawleed ay wada qaateen Xubnaha Golaha Dhexe iyo Taliska Qaybaha kala duwan ee Ciidanka […]

 
 

Kormeer Shaqo oo Gudomiyaha Xarunta Dhexe ee JWXO uu Gobolada Ogadenya Kusoo Kala Bixiyay.

Kormeer Shaqo oo Gudomiyaha Xarunta Dhexe ee JWXO uu Gobolada Ogadenya Kusoo Kala Bixiyay.

Waxaa kormeer shaqo kusoo gabagabeeyay Gudoomiya Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO), Naftiihure Axmad Ciilmooge Faarax. Wuxuu Gudoomiyuhu kormeer shaqo oo dhawr bari […]

 
 

Burundi Parliament Head Leaves Country, Denounces President

Burundi Parliament Head Leaves Country, Denounces President

    The head of Burundi’s parliament on Sunday said he had left the nation due to the violence raging there and urged the president […]

 
 

JOKA oo Dhanbaal Tahniyad u dirtay O.Y.S.U world wide iyo shirkii billaha ahaa oo ku qabsoomay PRETORIA‏

JOKA oo Dhanbaal Tahniyad u dirtay O.Y.S.U world wide iyo shirkii billaha ahaa oo ku qabsoomay PRETORIA‏

Waxaa magaalada Pretoria ee xarunta dalka Koonfur Afrika isla markaana jaaliyda u ah xarunta dhexe ku qabsoomay shirkii bilaha ahaa ee jaalayadu qaban jirtay shirkan […]

 
 

From One-Party State to Democracy: Lessons for Ethiopia

From One-Party State to Democracy: Lessons for Ethiopia

In 1991, the TPLF/EPRDF, a Marxist-Leninist rebel group, took state power in Ethiopia, sanctioned by the United States of America. But taking state power militarily […]

 
 

Gudoomiyaha (UHO) Marwo Roda Ibrahim oo 5 guurada Ururka OYSU hambalyo u dirtay

Gudoomiyaha (UHO) Marwo Roda Ibrahim oo 5 guurada Ururka OYSU hambalyo u dirtay

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Ogaadeenya Marwo Roda Ibrahim C. Gurey (Afjano) oo ku hadlaysa magaca UHO ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Ururka OYSU oo 5 […]

 
 

UNHCR:Tirada Dadka Qaxaya Wey Korortay

UNHCR:Tirada Dadka Qaxaya Wey Korortay

Hey’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay, UNHCR, ayaa sheegtay in dad aad u tira badan ay dunida uga barakaceen guryahoodda dagaalo, gacan ka hadal, iyo xad […]

 
 

500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

500 oo dhalinyaro ah oo laga kala keeney dalalka qaradda Africa ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Mareykanka. Dhalinyaradan ayaa loogu yeedhaa hogaamiyayaasha dhalinta Africa. 4 […]

 
 

27 Qof oo ku Dhintay Weerarka Tunisia

27 Qof oo ku Dhintay Weerarka Tunisia

Masuuliyiinta Tunisia ayaa sheegay in ugu yaraan 27 qof lagu dilay weerar argagixiso oo lagu qaaday hotel saaran badda Mediterreanean-ka. Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha […]

 
 

Rabshado Xalay Ka dhacay Dalka Brundi

Rabshado Xalay Ka dhacay Dalka Brundi

ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay rabshado xalay ka dhacay caasimadda dalka Burundi ee Bujumbura, iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha ka dhashay doorashada soo […]

 
 

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Madaweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u safri doona dalka Ethiopia bisha soo socota, taasoo ka dhigeysa madaxweynihii ugu horeeyay oo Mareykan ah oo isagoo xafiiska […]

 
 

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay dab ka dhacay Taywan

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay dab ka dhacay Taywan

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay markii uu dab ka dhex kacay dad isugu soo baxay xaflad lagu qabanayay fagaare loo damaashaad […]

 
 

Dawladda kenya oo sheegtay in ay xidheen labo nin oo ka tirsan Al-shabaab

Dawladda kenya oo sheegtay in ay xidheen labo nin oo ka tirsan Al-shabaab

Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay qabatay Laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo looga shakinsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Afhayeen […]

 
 

Dawladda Burundi oo sheegtay in Al-shabaab ay ka dileen ilaa 50 Askari

Dawladda Burundi oo sheegtay in Al-shabaab ay ka dileen ilaa 50 Askari

Maalinimadii Jimcaha ee ay bishu ahay July 26, 2015 waxaa weerar ku qaaday magaaladda leego oo ka tirsan gobalka Sh.hoose xooxo ka tirsan Al-shabaab waxayna […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay