Archive for: June, 2015

Faah Faahin Daggaalkii Gujufka iyo Dherida oo lagaga dilay Woyanaha 12 Askari

Faah Faahin Daggaalkii Gujufka iyo Dherida oo lagaga dilay Woyanaha 12 Askari

Wararka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO ayaa sfaah faahinaya 2 dagaal oo ay CWXO kuqaadeen ciidamada wayaanaha. Faah faahintii Daggaalkii Gobolka Nogob 10/6/15 Darida oo […]

 
 

Shacab lagu xidhay Degmada Garbo

Shacab lagu xidhay Degmada Garbo

Wakaalada Wararka ONA waxaa soo gaadhay magacyadii Shacabkii lagu xidhay Degmada Garbo. 7/6/15 Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka cadawgu kuxidh xidheen dad shacab ah oo […]

 
 

Musharaxii 2aad ee lagu dilo Dalka Itoobiya: Waxaa soo badanaya leynta musharixiintii mucaaradka ee ka qeybgalay Doorashada Itoobiya

Musharaxii 2aad ee lagu dilo Dalka Itoobiya: Waxaa soo badanaya leynta musharixiintii mucaaradka ee ka qeybgalay Doorashada Itoobiya

Gobolka Tigreega ayaa waxaa lagu toogtay musharax kaqeyb galay doorashadii taliska woyaanaha Itoobiya. Ninkan la dilay waxaa lagu magacaabi jiray Taddesse Abraha, waxuuna ka tirsanaa […]

 
 

Ilays Tv 17 June 2015 Barnaamij iyo Warar kala Duwan Oo Caalamka Oo dha an

Ilays Tv 17 June 2015 Barnaamij iyo Warar kala Duwan Oo Caalamka Oo dha an
 
 

Afar Boolis ah iyo Injineer Shiine ah oo Lagu Dilay Magaalada Bardoodo.

Afar Boolis ah iyo Injineer Shiine ah oo Lagu Dilay Magaalada Bardoodo.

Wararka naga soogaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in lagu dilay Degmada Ma’yso, Magaalada Bardoodo afar boolis ah oo midi federal yahay iyo Injineer Shiine ah oo […]

 
 

Ethiopia Opposition Candidate Dies After Attack in Northwest

Ethiopia Opposition Candidate Dies After Attack in Northwest

An Ethiopian parliamentary candidate for the opposition Blue Party died after being assaulted in Debre Markos, a town in the country’s northwest, the group said. […]

 
 

Magaalada Jilga ee Gobolka Axmaarada oo Shacab Lagu Xasuuqay iyo Xaalad Qalafsan oo Kajirta Guud Ahaan Gobolkaas.

Magaalada Jilga ee Gobolka Axmaarada oo Shacab Lagu Xasuuqay iyo Xaalad Qalafsan oo Kajirta Guud Ahaan Gobolkaas.

Waraka aan kahelayno waqooyiga gobolka Gonder ee kililka Axmaarada gaar ahaan magaalada Jilga ooy dagaan beesha layidhaahdo Qanani ayaa waxaa lagu lagu dilay 6 ruux […]

 
 

Freedom Fighters freed prisoners in Tepi town,

Freedom Fighters freed prisoners in Tepi town,

Ethiopia: Freedom Fighters freed prisoners in Tepi town June 15, 2015 ESAT News (June 11, 2015) ESAT received reliable information that freedom fighters attacked a […]

 
 

Xubin Kamida Baarlamaanka Germany oo Canbaareeyay Taliska Ethiopia

Xubin Kamida Baarlamaanka Germany oo Canbaareeyay Taliska Ethiopia

Marwo ka tirsan baarlamaanka Wadanka Germany oo lagu magacaabo Hayk Henzil ayaa canbaaraysay in ra’isul wasaaraha Itoobiya lagu marti qaado shirkii dhawaanta ka dhacay wadanka […]

 
 

Ilyastv 15 Jun 2015 Barnaamijyo xiisa leh iyo Suugaan Halgameed

Ilyastv 15 Jun 2015 Barnaamijyo xiisa leh iyo Suugaan Halgameed

Ilaytv oo aad maanta kudaawan doontaan qodobo xiisa leh

 
 

Gudomiyaha Jaaliyada Koonfur Afrika oo kawaramay Banaanbaxii ka dhacay South Africa

Gudomiyaha Jaaliyada Koonfur Afrika oo kawaramay Banaanbaxii ka dhacay South Africa

Gudoomiyaha Jaaliyada Koongur Afrika Halgame Maxamed Daahir Colhaye oo u waramay Warbaahinta ONA ayaa ka xogwaramay Banaanbaxii weynaa ee shalay lagu qabtay wadanka south Afrika. […]

 
 

Sanadguuradii 4aad ee OYSU oo lagu xusay Xerada IFO Dhadhaab Kenya

Sanadguuradii 4aad ee OYSU oo lagu xusay Xerada IFO Dhadhaab Kenya

14/6/15 waxaa xerada qoxootiga ifo lagu qabtay xaflad aad ubadaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii 5aad ee kasoo wareeg aas’aaskii ururwaynaha OYSU ee sanadii 2010 lagu […]

 
 

Daawo Sawiradii iyo warbixintii Banaanbaxii South Afrika

Daawo Sawiradii iyo warbixintii Banaanbaxii South Afrika

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur afrika ayaa qabatay mudaharaad balaadhan oo lagag soo horjeedo gumaysiga madaw ee Ethiopia Mudaharaadkan ayaa lagu beegay shirka ay madaxda Afrika […]

 
 

Live Udaawo Banaanbaxa ay Jaaliyada Ogaadeeniya Ku hordhigayaan Xarunta Baarlamaanada Midowga Afirca ee lagaga Soo hor jeedo Ethiopia

Live Udaawo Banaanbaxa ay Jaaliyada Ogaadeeniya Ku hordhigayaan Xarunta Baarlamaanada Midowga Afirca ee lagaga Soo hor jeedo Ethiopia
 
 

Daawo Banaanbax Kasocda South Africa (Warbixin Hordhac ah)

Daawo Banaanbax Kasocda South Africa (Warbixin Hordhac ah)
 
 

Why Do Authoritarian Regimes Make Their Armies Readily Available to Participate in International Peacekeeping?

Why Do Authoritarian Regimes Make Their Armies Readily Available to Participate in International Peacekeeping?

In this regard, one particular case among many others stands out. The Tigray People’s Liberation Front (TPLF)-led authoritarian regime in Addis Ababa has significantly accelerated […]

 
 

Xadhig Baahsan oo Kasocda Magaalooyinka Waawayn ee Itoobiya.

Xadhig Baahsan oo Kasocda Magaalooyinka Waawayn ee Itoobiya.

Wararka naga soogaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in shacab fara badan jeelasha lootaxaabay maalmihii lasoo dhaafay. Xadhigan baahsan ooy wadaan ciidanka gumaysiga Itoobiya ayaa […]

 
 

Ururada Africa oo Shir Iskugu Yimid Iyo Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Norway oo Ka Qaybgashay .

Ururada Africa oo Shir Iskugu Yimid Iyo Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Norway oo Ka Qaybgashay .

Xubno kasocday Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Norway ayaa waxay  ka qaybgaleen maanta ooy taariikhdu tahay 14.06.2015 kulan ay isugu yimaadeen ururada kasoo jeeda qaarada […]

 
 

Xerada Xagar-Dheer oo Maanta Lagu Xusay Sanad Guuradii 5aad ee Ururka OYSU

Xerada Xagar-Dheer oo Maanta Lagu Xusay Sanad Guuradii 5aad ee Ururka OYSU

Waxaa maanta Xerada Xagardheere ee Deegaanka Dhadhaab ee Dalka Kenya ka dhacday Sanadguuradii 5aad ee kasoo wareegtay aas-askii Ururka Midawga Dhalinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya ee […]

 
 

Breaking News: Weerar Mir ah oo Degmada Dhagaxmadow lagu qaaday

Breaking News: Weerar Mir ah oo Degmada Dhagaxmadow lagu qaaday

13/6/15 Dagmada Dhagaxmadow ee Gobolka Jarar weerar habeenimo ah oo ay Ciidanka xooga dalka Ogadenia kuqaadeen ciidamada wayaanaha ee halkaas kusugan waxay ku burburiyeen guud ahaan fadhiisinkii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay