Shirkii Ururka haweenka Jaaliyada London oo looga hadlay Tacadiyada soo gaadha Haweenka
Shir aad u weyn oo ay isugu yimaadeen Ururka Haweenka Soomalida Ogadeniya ee Jaaliyada London ayaa guul kusoo dhamaaday Sabtidii 13 June 2015. Shirkan oo […]
Shir aad u weyn oo ay isugu yimaadeen Ururka Haweenka Soomalida Ogadeniya ee Jaaliyada London ayaa guul kusoo dhamaaday Sabtidii 13 June 2015. Shirkan oo […]
/ Warar /
Wararka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO ayaa kawarbixinaya 2 dagaal oo ciidanka wayaanaha cashiro lama ilaawaan ah loogu dhigay dagaaladan oo isugu jiray mir iyo maalin […]
/ Warar /
Waxaa maanta ooy taariikhu tahay 13/6/2015 lagu qabtay caasimada wadanka Finland ee Helsinki shir balaadhan ooy sooqaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland. Shirkan oo […]
/ Warar /
Wargeyska Caanka ah ee Indian Ocean oo ah wargeys wax kaqora siyaasadaha caalamka ayaa cadadkiisi 29/05/2015 kagawaramay qiimeyn xisbiga EPRDF/TPLF ku sameeyeen Xayle Maryan Desaalay Raisal […]
/ Warar /
Waxaa Fooda inagusoo heysa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan, Bishaas oo ah Bil Ummada Islaamka ahi ay Soomaan, waxaa muslimiinta Adduunku ay xasuustaan walaalahooda Muslimiinta ah […]
/ Warar /
Jaaliyada soomaalida ogadeniya ee dalka Norway ayaa si heer sare ah ugu qayb gashay tartan sport. ciyaartan ayaa waxaa ka qayb galayay ciyaar yahano caalami […]
/ Warar /
Dhambaal Saaka laga soo diray Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa naloogu sheegay in Xalay ay galeen magaalada Dhagaxmadow N/hurayaal ka tirsan Qaybta Duufaan ee CWXO. […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Tepi oo kutaala koonfurta Itoobiya ayaa sheegay in halkaasi uu dagaal culus kudhexmaray koox hubaysan iyo ciidanka Itoobiya. Dagaalkan ayaa […]
/ Warar /
Wariyaha ONA ee kasoo waramaya gudaha Ogadeniya ayaa soo tabiyay dad shacab ah oo lagu xidhay magaalada Birqod ee Gobolka Jarar iyo magaalada Jig Jiga […]
/ Warar /
Hoggaanka Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo amray in Gobolka Doollo Adhigii meel ku xareysanba 1 Neef laga qaado. Dhibaatooyinkan oo isugu jira dhac iyo xabis ayaa kadambaysay […]
/ Warar /
Warar gaar ah oon kahelayno magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in labaajiyay munaasabad lagu waday in laqabto 13/6/2015, oo ladoonayay in lagu taageero natiijadii kasoo […]
/ Warar /
Warbixin ay soo saartay Hay’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan cuntada aduuna ee layidhaahdo Food and Agriculture Organization (FAO) ayaa lagu sheegay in qiyaastii 8-milyan oo Itoobiyaan […]
/ Warar /
Waxaa dhamaan Jaaliyada Somalida Ogaenya ee kudhaqan wadanka Finland la ogaysiinayaa inuu 13/6/2015 kadhici doono shir balaadhan magaalada Helsinki. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgali doona […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
TV-ga Sahara TV ayaa daba qaatay Raisal Wasaare ku sheega taliska Ethiopia. Wariyaha TV-gan oo lagu magacaabo Adeola Fayehun ayaa su’aalo adag weydiisay rasial wasaaraha […]
/ Warar /
Tuesday, June 16, 2015 2:00 p.m. – 3:30 p.m. Freedom House 1850 M St. NW Suite 1100 Washington, DC 20036 On May 24, Ethiopians went […]
/ News in English /
Dhageysi uu soo qabanqaabiyay Ururka Freedom House ee Fadhiggiisu yahay Magaalada Washington DC , USA, ayaa looga hadlayaa Siyaasad Xumada iyo Rajjo la’aanta dalka Ethiopia. […]
/ Warar /
Hibaaq Ducaale oo ah madaxa Arrimaha Dibada ee Minnesota daawasho wacan.
/ Warar /
Wakaalada Wararka Ogadeniya ee ONA waxaa kusoo dhacay warbixintii Daggaaladi ka qarxay Coodanka oo kamida Degmada Dhuxun ee Gobolka Nogob. Dagaalkan waxuu dhacay Taariikhdu markay ahayd […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)