Archive for: June, 2015

Dagaalkii Abaaqorow oo Awraal lagu gubay

Dagaalkii Abaaqorow oo Awraal lagu gubay

Ciidamada geesiyiinta Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya oo weeraro isdaba joog ah ku haya kuwa guemystaha waqtigoodi gabaabsiga yahay, ayaa waxaa ONA soo gaadhay Warbixintii daggaalkii […]

 
 

Saraakiil Oromo Ah oo Kabaxsaday Ciidanka Itoobiya.

Saraakiil Oromo Ah oo Kabaxsaday Ciidanka Itoobiya.

Wargayska Minilik Salsawi ee afka Axmaariga kusoo baxa ayaa qoray in ay 9 sarkaal oo kasoo jeeda Qowmiyada  Oromada ka baxsadeen ciidamada Itoobiya. Saraakiishan ayaa waxay […]

 
 

Itoobiya ooy Biyo La’aan Xoogani Soo Foodsaartay.

Itoobiya ooy Biyo La’aan Xoogani Soo Foodsaartay.

Wararkaan kahelayno Itoobiya ayaa sheegaya ineey kajirto biyo la’aan guud ahaan Itoobiya gaar ahaan magaalada Gonder oo katirsan gobolka Axmaarada. Wararku waxay sheegayaan in bulshada […]

 
 

Ilays Tv 08 June 2015 ” Barnaamij Gaar ah Soo dhawayntii Masuuliyiintii ONLF ee Xoriyadooda Dib u helay”

Ilays Tv 08 June 2015 ” Barnaamij Gaar ah Soo dhawayntii Masuuliyiintii ONLF ee Xoriyadooda Dib u helay”
 
 

Jabhada Hubaysan ee Ginbot 7 oo Tababaro iyo Cudud Militari oon La,iska Indho Tirikarin Soobandhigtay.

Jabhada Hubaysan ee Ginbot 7 oo Tababaro iyo Cudud Militari oon La,iska Indho Tirikarin Soobandhigtay.

Tan iyo intay doorasho kusheegtii Itoobiya kadhacday bishii hore waxaa maalinba maalinta kadambaysa isasootaraya kacdoonka noocyada kala duwan iskugu jira ooy si,aan gabaad lahayd ay […]

 
 

Doorashadii Jaaliyada Germany oo Lasoo Gabagabeeyay Iyo Qorsheyaal Cusub oo Jaaliyada Loodajiyay.

Doorashadii Jaaliyada Germany oo Lasoo Gabagabeeyay Iyo Qorsheyaal Cusub oo Jaaliyada Loodajiyay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 7.6.2015, lagu qabtay magaalada Frankfurt ee dalka Germany shir siwanaagsan loosoo agaasimay. Waxaa shirkan soo abaabulay Jaaliyada Somalida Ogadenya ee […]

 
 

Haday Isoo Gaadho Liyuu-Police Yaa Hilib Dad Cunay Waan Rumeysanayaa!

Haday Isoo Gaadho Liyuu-Police Yaa Hilib Dad Cunay Waan Rumeysanayaa!

Horaan wax badan u weeraray cidii xasuusata Maleeshiyada wadata magaca boolida ah een booskiisa ladhigin, balse waxaan filayaa inaana dayn doonin intay dulmiga ku dhexjiraan. […]

 
 

Faah Faahin Dheeri Ah oo Kusaabsan Dagaalladii Kasocday Xuduuda Ogadenya Iyo Somaliya ooy Xarunta Dhexe Soogudbisay.

Faah Faahin Dheeri Ah oo Kusaabsan Dagaalladii Kasocday Xuduuda Ogadenya Iyo Somaliya ooy Xarunta Dhexe Soogudbisay.

Wararka aan kahelayno xarunta dhexe ee JWXO ayaa faahfaahin dheeraad ah kabixinaya dagaaladii kasocday xuduuda Ogadenia iyo Somalia. Xarunta dhexe oo ukuurgashay xaqiiqada dhabta ah […]

 
 

Faraca Ilays ee Xerada Kaakuma oo Shir Heer Sare ah Iskugu Yimid.

Faraca Ilays ee Xerada Kaakuma oo Shir Heer Sare ah Iskugu Yimid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kudhaqan xerada qaxootiga ee Kakuma ee kutaala Waqooyiga dalka Kenya  ayaa shir siwanaagsan loosoo agaasimay iskugu timid. Shirkaas ayaa sidii layaqaanay […]

 
 

Ogaysiis: Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida Ogadenya oo Caasimada Norway ee Oslo Kadhici Doona.

Ogaysiis: Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida Ogadenya oo Caasimada Norway ee Oslo Kadhici Doona.

Waxaa dhamaan bulshada Somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Norway lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida […]

 
 

Wardheernews – AMIN AMIR, THEN AND NOW : By Mohamed Heebaan

Wardheernews – AMIN AMIR, THEN AND NOW : By Mohamed Heebaan

For about two decades, Amin Amir used his pen to advance Somali interests, commending and encouraging anyone who was doing any useful work for the […]

 
 

Daggaalkii Awaare , Warar dheeraada oo kasoo baxay

Daggaalkii Awaare , Warar dheeraada oo kasoo baxay

CWXO ee Qeybta Duufaan oo Weerar la beegsaday Saldhiga Ciidanka Gumeysiga Degmada Awaare. Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa faahfaahin dheeri […]

 
 

Dhageyso Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Mudane Cabdiraxmaan Sh/Mahdi wareysi siiyay VOA

Dhageyso Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Mudane Cabdiraxmaan Sh/Mahdi wareysi siiyay VOA

Halkan ka dhageyso VOA oo wareysi la yeelatay Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi, Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF.

 
 

Maamulka Jaaliyada Sweden oo Socdaal Shaqa kutagay Magaalada Hallstahammar

Maamulka Jaaliyada Sweden oo Socdaal Shaqa kutagay Magaalada Hallstahammar

Maamulka jaaliyada Sweden ayaa socdaal shaqa kutagay magaalada Hallstahammer, halkaasna kulan kulaqaatay  xubnaha jaaliyada Hallstahammer iyo gudiga jaaliyadaasi, socdaalkan oo ah kormeer shaqo iyo abaabul […]

 
 

15 Xubnood oo Katirsan Xisbiga The Blue Party oo Degmada Dharash ee Kililka Konfureed ee Itoobiga Lagu Xidhay.

15 Xubnood oo Katirsan Xisbiga The Blue Party oo Degmada Dharash ee Kililka Konfureed ee Itoobiga Lagu Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya degmada Dharash oo katirsan Kililka Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya in jeelka lootaxaabay 15 xubnood oo katirsan xisbiga layidhaahdo The Blue […]

 
 

Xaflad lagu Soo Dhawaynayey Masuuliyiintii ONLF ee Laga Afduubay kenya Oo Galabta lagu Qabtay Nairobi

Xaflad lagu Soo Dhawaynayey Masuuliyiintii ONLF ee Laga Afduubay kenya Oo Galabta lagu Qabtay Nairobi

Munaasabad balaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay taasi oo lagu soo dhawaynayey masuuliyiintii ONLF ee laga afduubay magaalada Nairobi 26 /01/ 2014 kuwaasi […]

 
 

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo Xidhay baahsan kawada deegaanka Birqod

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo Xidhay baahsan kawada deegaanka Birqod

Wariyaha ONA ee gobolka Jarar ayaa kasoo waramay xidhay baahsan oo kasocda deegaanka Birqod. taariikhdu markay aheyd 1/6/15 waxaa magaalada Birqod oo Gobolka Jarar katirsan […]

 
 

Degaanka Dhadhaan ee Gobolka Shabeele oo lagu xidhay shacab

Degaanka Dhadhaan ee Gobolka Shabeele oo lagu xidhay shacab

Wararka ONA ee nagasoo gaadhaysa Gobolka Shabeele taariikhdu markay aheyd 1/6/15 waxaa Shiniile oo Dagmada Dhadhaan ee Gobolka Shabeelle katirsan lagu xidhxidhay dadka kala ah1 riish […]

 
 

Xasuuq Loogeystay Qowmiyada Xamar (Hamar) ee ku hoosnool Guemysiga Ethiopia

Xasuuq Loogeystay Qowmiyada Xamar (Hamar) ee ku hoosnool Guemysiga Ethiopia

Daggaalka ayaa ka dhex qarxay ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo muwaadiniinta Xama (Hamar) kadib markii ciidanka woyanaha Ethiopia ay kufsadeen gabadh Xamar ah. Arrintaas waxaa ka […]

 
 

Xabsi Kuyaala Magaalada Tepi ee Gobolka Gambeella Ooy Qabsadeen Dableey Hubaysan.

Xabsi Kuyaala Magaalada Tepi ee Gobolka Gambeella Ooy Qabsadeen Dableey Hubaysan.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda udhaxaysa Gobolka Gambella & Kililka Konfurta Itoobiya ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay warqad digniin ah uqoreen xabsi kuyaala magaalada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay