Addiss Ababa oo Dab Wayn Galabta Qabsaday iyo Khasaare Kadhashay Dabkaas.
Waxaa maanta magaalada Addiss Ababa ee caasimada Itoobiya ka qarxay dab aad u wayn. Sida ay wararku sheegayaan dabkan ayaa qabsaday xaafada layidhaahdo Shera Sefer […]
Waxaa maanta magaalada Addiss Ababa ee caasimada Itoobiya ka qarxay dab aad u wayn. Sida ay wararku sheegayaan dabkan ayaa qabsaday xaafada layidhaahdo Shera Sefer […]
/ Warar /
Magalaada Nairobi ee Caasimada dalka kenya waxaa maalinta beri ah lagu qaban doonaa xaflad siwayn loo soo agaasimay taasi oo lagu soo dhawaynayo masuuliyiintii ay […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Ciidanka JWXO wuxuu xiligan ku jiraa diyar garow loogu talagalay in marxalad cusub uu halgankan uga gudbo, ka dib markii lagu guulaystay qorshayaashii horey loo […]
/ Warar /
04.06.2015 waxaa Ciidamada Gumeysiga Ethiopia kageysteen falal argagax leh magaalada Birqod ee gobolka Jarar. Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa ku gadooday shacabka ree Birqod kadib markii […]
/ Warar /
Gabaygan la magac baxay Galad wuxuu ka dhashay farxadii shacabka Ogadenya saamaysay kadib markii uu ilaahay gacanta cadowga ka soo daayay labo masuul oo ururka ONLF ka […]
/ Warar /
Wakiilada gumaysiga ee Jigjiga ayaa sheegaya in 2/6/15 magaalada Jigjiga lakeenay 7 kornayl oo ka tirsan Woynaha kuwaasoo dhaawacyo halis ah qaba. Dhaawacyada ay qabaan […]
/ Warar /
Xarunta dhexe ee JWXO ayaa nasoo gaadhsiiyay daggaalo lagu qaaday ciidamada Gumeysiga ee kusugnaa Birqod4/6/15 Birqod oo Gobolka Jarar katirsan jidgooyo ay CWXO ka xidheenwaxay […]
/ Warar /
Haayadaha caalamiga ah oo sheegay in lacag aad u tiro badan wadanka Ethiopia lagala baxay Global Financial Integrity oo ah haayad caalami ah oo sanadkii […]
/ Warar /
Date: June 4, 20115 bayaan ururka Haweenka Ogadeniya soo saaray oo ay ku canbaareynayaan falkii waxshinimada lahaa ee Liyuu Polisku xasuuqa ugu geystay shacabka somaliyeed […]
/ Warar /
Wararka aan kahelayno xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya jidgooyo ay Ciidamada ONLF udhigeen ciidamada wayaanaha Ethiopia kuwaas oo u socday xuduuda somaliya. 2/6/15 Qarsooni […]
/ Warar /
Warar aan ka helanay xarunta Dhexe ee JWXO ayaa nasoo gaadhsiisay magacyada qaar kamid ah saraakiisha Hawaarinta ee ku bakhtiday dagaalka xaduuda. Hawaarintan bakhtiyay waxaa kamida […]
/ Warar /
Jabahdda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) ayaa bayaan ay soo saartay ku tilmaantay inay tahay talaabo waxtar u leh wadahadalka, soo daynta labadii masuul ee ka […]
/ Warar /
Laanta Axmaariga ee Idaacada VOA ayaa maanta waraysi layeelatay Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Xasan Macalin. Waraysigan ayaa ku saabsanaa siidayntii […]
/ Warar /
Wargayska luuqada axmaariga kubaxa ee Minilik Salsawi ayaa wuxuu qoray ineey xurguf siyaasadeed kadhex taagantahay jabhada Wayaanaha ee Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF). Xurguftan iyo loolankan […]
/ Warar /
ONLF Press Release June 3, 2015 The Release of the ONLF Negotiators Abducted by the Ethiopian Government The Ethiopian government has released the two […]
/ News in English, Warar /
The flawlessly organised election robbery that took place in Ethiopia on May 24 is now concluded with the unpopular ruling EPRDF party wining by a […]
/ News in English /
Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya ee dalka Norway ayaa maanta (02.06.2015) ka qaybgashay shir muhiim ah oo lagaga hadlayay arimo khuseeya hay’adaha aan dawiga ahayn ee Norway […]
/ Warar /
International Oromo groups will be staging a protest in front of the White House and the US State Department on 19 June 2015, to rally […]
/ News in English /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)