Archive for: June, 2015

Ilays Tv “Masuuliyiintii ONLF ee Laga Afduubay Kenya Oo”…

Ilays Tv “Masuuliyiintii ONLF ee Laga Afduubay Kenya Oo”…
 
 

Gud.KU-Xigeenka JWXO : Itobiya iyadoo Laynaysa Shacabkii Somaliyeed Ayay Siyaasiyiintooda u Dabaaldagayeen Itobiya

Gud.KU-Xigeenka JWXO : Itobiya iyadoo Laynaysa Shacabkii Somaliyeed Ayay Siyaasiyiintooda u Dabaaldagayeen Itobiya

Wareysi ay Idaacadda Goobjoog la yeelatay Gudoomiye Ku-xigeenka JWXO mudane M. Ismaaciil Cumar ayuu arima badan oo muhiim ah kaga hadlay, isagoo ka xogwaramay in […]

 
 

JWXO Waxay u Tahay Farxad, Itobiyana Taariikh iyo Dhaqan Cusub

JWXO Waxay u Tahay Farxad, Itobiyana Taariikh iyo Dhaqan Cusub

Waxay ahayd 26kii Bishii January 2014 markay Itobiya adeegsatay rag la kiraysto inay ugasoo qafaalaan magaalada Nairobi madaxda Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF). Maalintaa iyada […]

 
 

Muuqaal Xiisa Badan oo Kamid ah Riwaadii Lamagac Baxday *Godob Raagtay Geesi Kuu Dhalay* ee Wadanka Maraykanka Lagu Dhigay.

Muuqaal Xiisa Badan oo Kamid ah Riwaadii Lamagac Baxday *Godob Raagtay Geesi Kuu Dhalay* ee Wadanka Maraykanka Lagu Dhigay.

Sidaan horay idiinku soo gudbinay waxaa magaalada Minnesota ee dalka Maraykan lagu dhigay riwaad siwanaagsan loosoo agaasimay . Riwaayadan ooy soo bandhigeen Ururka Dhalinyarada iyo […]

 
 

Shabakadaha Somalida oo Bilaabay inay ka Hadlaan Dhibaatada Hawaarinta – Daawo wareysigan

Shabakadaha Somalida oo Bilaabay inay ka Hadlaan Dhibaatada Hawaarinta – Daawo wareysigan

Shabakadda DhacdoMedia ayaa soo bandhigtay wareysi ay ka qaadeen askari ka tirsanaa Hawaarinta (liyu boolis) oo ka sheekaynaya dhibaatooyi ka uu ka gaystay deegaanada Nugub, […]

 
 

Patients flee Moyale hospital as foreigners fight at Kenya-Ethiopia border

Patients flee Moyale hospital as foreigners fight at Kenya-Ethiopia border

KENYA: Moyale District hospital was deserted Sunday after majority of patients fled from the institution following Saturday fighting between Ethiopia security agencies and members of […]

 
 

Shir ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Hogaanada HAAJ, HWF iyo HAU oo Gudoomiyaha Lagusoo Dhaweeyey

Shir ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Hogaanada HAAJ, HWF iyo HAU oo Gudoomiyaha Lagusoo Dhaweeyey

Waxaa xalay shir is-gaadhsiinta ah isugu yimid hawlwadeenka Hogaankii HAAJ iyo mudanayaasha loo magacaabay Hogaanada Arimaha Abaabulka iyo Jaaliyadaha, Warfaafinta iyo Arimaha Ururka. Waxaa shirkaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay