Archive for: July, 2015

Deg Deg : Maalqabeenada gacan saarka laleh xisbiga TPLF oo la ugaadhsanayo iyo mid la dilay

Deg Deg : Maalqabeenada gacan saarka laleh xisbiga TPLF oo la ugaadhsanayo iyo mid la dilay

Warar dag dag ah oo Wakaalada ONA kasoo gaadhay caasimada gumaysiga Itoobiya ee Addis-Ababa ayaa sheegaya inuu ugaadhsi ba,an ka jiro magaalada Addisababa  kaas oo […]

 
 

Tuulada Caado ee Gobolka Doollo oo Dagaal Culus oo Gumaysiga Lagu Naafeeyay uu Kadhacay.

Tuulada Caado ee Gobolka Doollo oo Dagaal Culus oo Gumaysiga Lagu Naafeeyay uu Kadhacay.

Wariyaha ONA ujooga Ogadenia ayaa kusoo waramaya in dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba loogu gaystay ciidanka Gumaysiga Itoobiya ee dulmiga ku jooga wadanka Ogadenya uu […]

 
 

40 Ethiopian Air Force Pilots & Technicians Defect to Eritrea

40 Ethiopian Air Force Pilots & Technicians Defect to Eritrea

40 Ethiopian Air Force Pilots & Technicians Defect to Eritrea July 31, 2015 – Durame — Comments ↓ In a radio news broadcast today, the […]

 
 

Heavy fighting in Ogaden Baabile and Caado Town

Heavy fighting in Ogaden Baabile and Caado Town

Heavy fighting broke out in the Ogaden region war ravaged cities of Baabile and Caado Town on 27,28 and 29 July. According to news that […]

 
 

Saraakiil Tigree Iyo Oromo ah Oo Isku Laayey Gudaha Magaalada Qabridahar Ee Xarunta Gobolka Qoraxay..

Saraakiil Tigree Iyo Oromo ah Oo Isku Laayey Gudaha Magaalada Qabridahar Ee Xarunta Gobolka Qoraxay..

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Qabridahar ee Xarunta gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dhacdo lagu farxo oo ka dhex dhacday saraakiisha gumaysiga Ethiopia ee kusugan magaalada Qabridahar. […]

 
 

Dagaallo Kadhacay Duleedka Degmada Baabili oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Laxaad Leh Loogu Gaystay.

Dagaallo Kadhacay Duleedka Degmada Baabili oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Laxaad Leh Loogu Gaystay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa ka warbixinaya howlgalo ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) […]

 
 

Obama’s Trip To Africa Fails To Secure Human Rights Commitments

Obama’s Trip To Africa Fails To Secure Human Rights Commitments

July 30, 2015 by Sahara Reporters, New York (Sahara) Despite these meetings, Mr. Obama left Africa without securing any human rights commitment from Ethiopia. In […]

 
 

Hay’ada Isgaadhsiinta Itoobiya oo La Hack Gareeyay Iyo Adeegii Taleefanada & Internetka oo Hawada Kamaqan.

Hay’ada Isgaadhsiinta Itoobiya oo La Hack Gareeyay Iyo Adeegii Taleefanada & Internetka oo Hawada Kamaqan.

Warar hoose oo naga soo gaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in Hay’ada Isgaadhsiinta Itoobiya la Hack gareeyay shalay adeegyadii kala duwanaa ee hay’adu ay bixin jirtayna […]

 
 

Daawo: Wariye Martin Schibbye oo ka waramaya mudadii ay u xidhnaayeen Ethiopia

Daawo: Wariye Martin Schibbye oo ka waramaya mudadii ay u xidhnaayeen Ethiopia

Wariyaha u dhashay dalka Sweden ee Martin Schibbye  ayaa si waafi ah uga waramay 438 kii maalmood ee isaga iyo saaxiibkii ay sida xaq darrada ah […]

 
 

Daawo: Aqoonyahanada Safiya Cabdirude oo Ilays TV uga Warantay Taageeradeeda Halganka.

Daawo: Aqoonyahanada  Safiya Cabdirude oo Ilays TV uga Warantay Taageeradeeda Halganka.

Studio yaha Ilays TV ee carriga Maraykanka ayaa waraysi dheer oo meelo badan taabanaya la yeeshay aqoonyahanada weyn ee Soomaaliyeed Safiya Cabdirude oo ah aqoonyahanad […]

 
 

Deg Deg: Barakat Simon oo Lasheegayo Inuu Sacuudiga Ku Geeriyooday.

Deg Deg: Barakat Simon oo Lasheegayo Inuu Sacuudiga Ku Geeriyooday.

Waxaa ONA soogaadha warar hordhac ah oon laxaqiijinin wali kuwaasoo sheegaya in Barakat Simon uu kugeeriyooday Bishigan Referal Hospital oo Kuyaala magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga […]

 
 

Ma ayaandaraa haysata Shacabka Itobiyaa? – Noora Afgaab

Ma ayaandaraa haysata Shacabka Itobiyaa? – Noora Afgaab

Obama sidii la filayay, wuu yimid hadana wuu ambabaxay. Muxuu soo kordhiyay? Bogaadin aanay marnaba filaynin mucaaradka iyo shacabka Itobiya oo uu usoo jeediyay dimoqraadiyadda ka hirgashay […]

 
 

Watch Video: 438 Days Imprisoned in Ethiopia: Journalist Recounts Facing Arrest, Mock Execution & Terror Charges

Watch Video: 438 Days Imprisoned in Ethiopia: Journalist Recounts Facing Arrest, Mock Execution & Terror Charges

While President Obama visited Ethiopia on Monday, he made a passing reference to press freedom, calling on the Ethiopian government to “open additional space for […]

 
 

Ethiopia’s top opposition figure turns down invitation to Obama State Dinner

Ethiopia’s top opposition figure turns down invitation to Obama State Dinner

Reuters July 28, 2015 ADDIS ABABA, Ethiopia — A leading Ethiopian opposition figure on Monday turned down an invitation to a state dinner in honor […]

 
 

OYSU UK participates in the African Youth Symposium organised by the British Eritrean Community

OYSU UK participates in the African Youth Symposium organised by the British Eritrean Community

The African Youth Symposium was part of this year’s Eritrean festival programme bringing together African youth from across the continent in order to create a […]

 
 

Ilays Tv ” Wararkii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Ethiopia”…

Ilays Tv ” Wararkii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Ethiopia”…
 
 

Shirkii Billaha Ahaa ee Jaaliyada Magaalada Edmonton Iyo Xil Kalawareeg u Qabsoomay Jaaliyada.

Shirkii Billaha Ahaa ee Jaaliyada Magaalada Edmonton Iyo Xil Kalawareeg u Qabsoomay Jaaliyada.

Waxaa shir muhiim ah isugu yimid hawlwadeenada jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton kaa soo bishiiba ay hal mar qabtaan Jaaliyadu. Waxaana shirka Lagu furay […]

 
 

15th Annual Eritrean UK Festival 2015 “Thousands of people had the opportunity to Celebrate & Participate”

15th Annual Eritrean UK Festival 2015   “Thousands of people had the opportunity to Celebrate & Participate”

The British Eritrean Festival UK 2015, which took place at Lee Valley in the Royal Borough of Enfield concluded its 15th Annual British Eritrean Festival […]

 
 

Maqaal: Ilayska Waxqabad ee ONLF Waa Dhab

Maqaal: Ilayska Waxqabad ee ONLF Waa Dhab

Tan iyo Maalinkii Dhidibada lootaagay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO 15/8/1984 waxaa hubaala in Jabhadu kasoo dhalaashay Hadafkii iyo Ujeedadii loo Unkay, JWXO oo kasoo dhex baxday […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha ee Kusugan Kililka Tigrey oo Dhexdooda Dagaalamay Iyo Khasaare Kadhashay Dagaalkaas.

Ciidanka Wayaanaha ee Kusugan Kililka Tigrey oo Dhexdooda Dagaalamay Iyo Khasaare Kadhashay Dagaalkaas.

Wararka naga soogaadhaya Degmada Tahatay Adhiyaabu oo ka tirsan Gobolka Waqooyi Galbeed ee Kililka Tigrey ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhex qarxay Ciidanka Wayaanaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay