Archive for: July, 2015

Kulan ay yeesheen Hawlwadeenka Hogaanka Abaabulka & Arimaha Jaliyadaha Ogadenya.

Kulan ay yeesheen Hawlwadeenka Hogaanka Abaabulka & Arimaha Jaliyadaha Ogadenya.

Waxaa shalay  ooy taariikhdu ahayd  26/7/2015, iskugu yimid kulankoodii laba bilood laha ahaa dhamaan iskuduweyaasha jaaliyadaha qaraadaha ee Somalida Ogadenia,  iyo ururada bulshada sida; Ururka […]

 
 

Xafladdii Xidhitaanka Shirwaynaha OYSU North America ee Seattle oo Wacdari Kadhacay.

Xafladdii Xidhitaanka Shirwaynaha OYSU North America ee Seattle oo Wacdari Kadhacay.

Seattle: Waxaa magalaada Seattle ee gobolka Washington lagu qabtay xafladdi xidhitaanka shirweynihii 5aad ee OYSU qaaradda Waqooyiga Mareykanka. Xafladdan ayaa waxaa kasoo qayb-galay shacab weynaha […]

 
 

Daawo:Sanadgurada 5aad ee OYSU oo laga xusay Xerada Qaxootiga ee Dhagaxley

Daawo:Sanadgurada 5aad ee OYSU oo laga xusay Xerada Qaxootiga ee Dhagaxley

Sanadguuradii 5aad ee OYSU oo laga xusay xerada qoxootiga Dhagaxlay ee  deegaanka Dhadhaab. Xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ee wadanka Kenya ayaa shalay lagu […]

 
 

Ethiopian soldiers carried out a mass arrest against 30 nomadic families in the Nulxan area of Gunagado.

Ethiopian soldiers carried out a mass arrest against 30 nomadic families in the Nulxan area of Gunagado.

On 18 July 2015 the Ethiopian military carried out a mass arrest imprisoning more than 30 nomadic families in the Nulxan area of Gunagado, Jarar. […]

 
 

30 qoys oo ree guura ah oo xabsiga Gunagado lagu xidhay

30 qoys oo ree guura ah oo xabsiga Gunagado lagu xidhay

18/07/2015 Nulxan oo ka tirsan degmada Gunagado ee Gobolka Jarar waxay ciidanka Woyanaha ka geysteen xadhig lagufuliyay 30 qoys oo xoolo dhaqato ah. Shacabkaas oo […]

 
 

Sheeka Buneedka Adisababa iyo Booqashada M/weyne Obama – Noora Afgaab

Sheeka Buneedka Adisababa iyo Booqashada M/weyne Obama – Noora Afgaab

Waxaa aad loo hadal hayay bilihii lasoo dhaafay booqashada uu ku iman doono dalka Itobiya M/weynaha dalka Mareykanka mudane Obama. Hadal hayntaasi waxaa saldhig u […]

 
 

Gobolka Doollo Dagaalo Kudhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga Itoobiya Ayaa Lagu Naafeeyay Ciidanka Gumaysiga.

Gobolka Doollo Dagaalo Kudhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga Itoobiya Ayaa Lagu Naafeeyay Ciidanka Gumaysiga.

Wararka  aan kahelayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa kawarbixinaya howlgalo uu Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) kafuliyay […]

 
 

Weeraro Qorshaysan Ayeey Ciidanka ONLF Ku Ekeeyeen Saldhigyo uu Ciidanka Itoobiya Ku Leeyahay Gobollada Shabeelle & Jarar.

Weeraro Qorshaysan Ayeey Ciidanka ONLF Ku Ekeeyeen Saldhigyo uu Ciidanka Itoobiya Ku Leeyahay Gobollada Shabeelle & Jarar.

Siduu noosheegay wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in dagaal culus oo hubka noocyadiisa kala duwan laysu adeegsaday ku dhexmaray cutub katirsan Ciidanka […]

 
 

Caasimada Wadanka Norway ee Oslo oo Shir Ay Kuyeelatay Jaaliyada S.Ogadenya ee Wadankaas Ku Dhaqan.

Caasimada Wadanka Norway ee Oslo oo Shir Ay Kuyeelatay Jaaliyada S.Ogadenya ee Wadankaas Ku Dhaqan.

Shalay ooy taariikhdu ahayd 25.07.2015 ayaa waxaa shir muhiim ah isugu yimid Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee wadanka Norway, shirkan oo ahaa shir ay xubnaha jaaliyadu […]

 
 

The Grand 15 Eritrean Festival UK

The Grand 15 Eritrean Festival UK

The Ogaden Community Cultural Group participated the Grand 15 Eritrean Festival in the UK that took place on 25 -26 July 2015 at Lee Valley […]

 
 

Go’aamadii Shirwaynihii 5aad ee OYSU N. America 2015

Go’aamadii Shirwaynihii 5aad ee OYSU N. America 2015

Go’aamadii Shirwaynihii OYSU ee Qaarada N. America Seattle, Washington 2015 Waxaa Sadexdii Bari ee lasoo dhaafay gobalka Washington Caasimada Seattle ka socday shirwaynihii 5aad ee […]

 
 

Shirkii billaha ahaa ee hawl-wadeenka Jaaliyada Ogadenia ee gobolka Victoria oo guul ku soo dhamaaday.

Shirkii billaha ahaa ee  hawl-wadeenka Jaaliyada Ogadenia ee gobolka Victoria oo guul ku soo dhamaaday.

Hawlwadeenka Jaaliyada Ogadenia ee magaalada Melbourne ayaa isugu yimid kulankoodii bil kasta ay qaban jireen, Kulankan muhiimka ah ee hawlwadeenka jaaliyadu lahaayeen maanta ayaa waxaa […]

 
 

Breaking News

Breaking News

Wararka naga soo gaadhaya galbeedka  Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo khasaare laxaad leh keenay uu kadhacay magaalada Bilal oo ka tirsan  gobolka walaga […]

 
 

Ilays Tv ” Warar iyo Barnaamijyo Xiisa Badan”…

Ilays Tv ” Warar iyo Barnaamijyo Xiisa Badan”…
 
 

Shirweynihii 5aad ee OYSU-North America oo maanta lasoo gabagabeeyey

Shirweynihii 5aad ee OYSU-North America oo maanta lasoo gabagabeeyey

Seattle: Waxaa maanta magaalada Seattle ee gobolka Washington lagu soo gabagabeeyey shirweynihii 5aad ee OYSU ee qaaradda waqooyi Mareykanka. Shirkan ayaa wuxuu socday dhowrkii maalmood […]

 
 

Daawo: Shirweynaha OYSU-North America oo Galay maalintii 3aad

Daawo: Shirweynaha OYSU-North America oo Galay maalintii 3aad

Seattle: Shirweynihii 5aad ee Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia ee waqooyiga Mareykanka oo lagu qabanayey magaalada Seattle ee gobolka Washington ayaa galay maalintii saddexaad. Shirka […]

 
 

Daawo: Sanadgurada 31aad ee JWXO iyo jaliyada Ogadenya ee Bariga Sucuudiga

Daawo: Sanadgurada 31aad ee JWXO iyo jaliyada Ogadenya ee Bariga Sucuudiga

Jaaliyadda Ogadenya ee bariga Sucuudi Carabiya ayaa qabatay munaasabad lagu xusayay sanadguurada 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenya,Xusakan ayaa waxaa kasoo qayb […]

 
 

Xarunta Gobolka Doollo ee Wardheer oo Dad Rayad ah Xidhay & Jidh Dil Loogu Gaystay

Xarunta Gobolka Doollo ee Wardheer oo Dad Rayad ah Xidhay & Jidh Dil Loogu Gaystay

Warar dhiilo badan oo naga soo gaadhaya Ogadenya gaar ahaan xarunta Gobolka Doollo ee Wardheer ayaa sheegaya in dad shacab ah dhibaatooyin kala gadisan loogu […]

 
 

Next stop: Ethiopia, where human rights are under siege

People attend a demonstration organized by opposition party the Ethiopian Federal Democratic Unity Forum (MEDREK) in Ethiopia's capital of Addis Ababa, May 24, 2014. They are protesting against security forces who shot at students who rallied peacefully more than two weeks ago in Oromo, according to organizers. REUTERS/Tiksa Negeri (ETHIOPIA - Tags: CIVIL UNREST POLITICS) - RTR3QMX9

Why is President Barack Obama even going to Ethiopia? Human rights advocates and many regional specialists are asking that very question of Obama, who travels […]

 
 

Qaar Kamid ah Ilaalada Khaaska ah ee Cabdi Ileey oo Baxsaday Iyo Kuwo Kale oo Jeelka Lootaxaabay.

Qaar Kamid ah Ilaalada Khaaska ah ee Cabdi Ileey oo Baxsaday Iyo Kuwo Kale oo Jeelka Lootaxaabay.

Ilo wareedyo gaar ah oo nooga soowarama Magaalada Jigjiga ayaa sheegay in 7 askari oo kamid ah ilaalada khaaska ah ee dhagar qabe Cabdi Ileey […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay