Archive for: July, 2015

Shirweynihii OYSU North America oo Galay Maalintiisii 2aad.

Shirweynihii OYSU North America oo Galay Maalintiisii 2aad.

Seattle: Shirweynihii 5aad ee Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia ee waqooyiga Mareykanka oo lagu qabanayey magaalada Seattle ee gobolka Washington ayaa galay maalintii saddexaad. Shirka […]

 
 

5th Annual 2015 OYSU North America Conference Enters it’s Second Closed Door Meeting.

5th Annual 2015 OYSU North America Conference Enters it’s Second Closed Door Meeting.

Seattle: The 2015 annual OYSU North America Conference officially kicked off yesterday in Seattle Washington. After a long first day that covered seminars, workshops and […]

 
 

Shacab Rayad ah oo Meelo Ogadenya Kamid ah Gumaysigu Kuxasuuqay.

Shacab Rayad ah oo Meelo Ogadenya Kamid ah Gumaysigu Kuxasuuqay.

Wararka Ogadenya naga soogaadhaya ayaa sheegaya in Degmada Gosolalay oo katirsan Gobolka Jarar ay ciidanka Gumaysiga Itoobiya ku dileen Allaha u naxariistee muwaadin magaciisa naloogu […]

 
 

Jaaliyada Riyaad ee Wadanka Boqortoyada Sacuudi Carbiya oo Laguqabtay Shir Aad u Qiimo Badan

Jaaliyada Riyaad ee Wadanka Boqortoyada Sacuudi Carbiya  oo Laguqabtay Shir Aad u Qiimo Badan

Maanta ooy taariikhdu tahay 24/07/2015 waxaa jaaliyada Riyaad ee wadanka Boqortooyada Sacuudi Carbiya  lagu qabtay shir aad u qiimo badan oo si heer sare ah […]

 
 

Rabshado Ku Dhexmaray Magaalada Bahir Dar Booliska Itoobiya & Askar Shaqadii Laga Eryay.

Rabshado Ku Dhexmaray Magaalada Bahir Dar Booliska Itoobiya & Askar Shaqadii Laga Eryay.

Wararka naga soogaadhaya caasimada Kililka Xabashida ee Bahirdaar ayaa sheegay in rabshado dhaawac badan gaystay ay ku dhexmareen Booliska Federalka Gumaysiga Itoobiya iyo Askar gadoodsan oo […]

 
 

Geedbuur oo Degmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay Katirsan oo Dagaal Kadhacay.

Geedbuur oo Degmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay Katirsan oo Dagaal Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in Sabtidii lasoo dhaafay ooy taariikhdu ahayd 18/7/2015, uu dagaal ku dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya iyo […]

 
 

Wax ka ogow sababaha ay ku yimaadeen guulaha siyaasiga ah ee ururka ONLF

Wax ka ogow sababaha ay ku yimaadeen guulaha siyaasiga ah  ee ururka ONLF

Goortii ilaahay Cazza Wajalla uu dunidan askumay wax badan ayuu diyaariyay si ay ugu suurto gasho noolaha inay ku dul noolaadaan guudkeeda. waxyaabaha Rabi diyaariyay […]

 
 

Duleedka Degmada Xamaro ee Gobolka Nogob oo Dagaal Culus uu Ku Dhexmaray Ciidanka ONLF & Ciidanka Itoobiya.

Duleedka Degmada Xamaro ee Gobolka Nogob oo Dagaal Culus uu Ku Dhexmaray Ciidanka ONLF & Ciidanka Itoobiya.

Wariyaha Wakaalada Wararka ee Ogadenya ayaa sheeay in dagaal culus oon waxba laysu reebanin uu kadhacay Madaxmaroodi oo dagmada Xamaro ee Gobolka Nogob katirsan. Dagaalkan ayaa […]

 
 

After months of preparation the 5rd Annual OYSU International Conference has officially kicked off this morning in Seattle.

After months of preparation the 5rd Annual OYSU International Conference has officially kicked off this morning in Seattle.

Seattle: After months of preparation the 5rd Annual OYSU International Conference has officially kicked off this morning in Seattle. In attendance were many members and guests […]

 
 

Daawo:Furitaanka shirweynaha 5aad ee OYSU-North America

Daawo:Furitaanka shirweynaha 5aad ee OYSU-North America

Magaalada Seattle Washington ee dalka Maraykan ka ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynihii 5aad ee urur weynaha OYSU,shirweynahan oo ay kasoo qayb […]

 
 

Ethiopia’s EPRDF Regime Liability to US Interests or,Asset?

Ethiopia’s EPRDF Regime Liability to US Interests or,Asset?

By design US Horn of Africa policy could only be effective if Ethiopia controls Eritrea. If that succeeds, the US can run regional affairs through […]

 
 

Sadex Xubnood oo Kamid ah Kaadirka OPDO oo Magaalada Gaaraamulata ee Gobolka Hararge Sirdoonka TPLF Kutoogteen.

Sadex Xubnood oo Kamid ah Kaadirka OPDO oo Magaalada Gaaraamulata ee Gobolka Hararge Sirdoonka TPLF Kutoogteen.

Wargayska afka Axmaariga ku baxa ee lagu magacaabo Minilik Salsaawi ayaa sheegay in magaalada Gaaraamulata oo katirsan Gobolka Hararge uu ka dhacay iska hor imaad […]

 
 

Shirwaynihii Ururka OYSU ee Waqooyiga America oo Magaalada Seattle Kafurmay.

Shirwaynihii Ururka OYSU ee Waqooyiga America oo Magaalada Seattle Kafurmay.

Seattle, WA: Waxaa ka furmay magaalada Seattle ee gobolka Washington shirkii ururka OYSU ee qaarada Waqooyiga America. Shirkaasoo ay kasoo qaybgaleen wufuud ka kala socota […]

 
 

Magaalada Seattle Wanshington oo siweyn looga dareemayo Shir Sanadeedka OYSU North America.

Magaalada Seattle Wanshington oo siweyn looga dareemayo Shir Sanadeedka OYSU North America.

Magaalada Seattle Wanshington oo siweyn looga dareemayo Shir Sanadeedka OYSU North America. Shirweynaha Ururka Dhalinyaradda iyo Ardayda Somalida Ogadenia ee Qaarada North America ayaa laga […]

 
 

Obama’s Ethiopia visit legitimizes authoritarian government, critical expatriates say

Obama’s Ethiopia visit legitimizes authoritarian government, critical expatriates say

By Andrew Nachemson – The Washington Times – President Obama is poised to become the first sitting president to visit Ethiopia when he travels to […]

 
 

iska hor imaad dhiig ku daatay oo ka dhex dhacay ismaamulka Harar iyo Milatariga Itobiya

iska hor imaad dhiig ku daatay oo ka dhex dhacay ismaamulka Harar iyo Milatariga Itobiya

Wararka ka imanaya ismaamulka Harar ayaa sheegaya in iska hor imaad ba,an uu ka dhex dhacay shacabka Ismaamulkaas iyo ciidamada milatariga gumaysiga Itoobiya ee fadhigoodu […]

 
 

Hoggaamiyaha Kacdoonka Hubeysan ee Ginbot7 oo ku biiray Ciidanka Ginbot7

Hoggaamiyaha Kacdoonka Hubeysan ee Ginbot7 oo ku biiray Ciidanka Ginbot7

Professor Berhanu Nega Hoggaamiyaha Kacdoonka Hubeysan ee Ginbot ayaa maalintii Sabtida ka tagay shaqadii uu ka hayay Jaamacada Bucknell University isaga oo ka doorbiday innuu […]

 
 

Ogaden Community Association (OCA) oo Qabanaya Xaflad Ku aadan Sinaanta Adeega Caafimaadka Magaalada London Midkaas oo Dhalinyaradu kaqeyb qaateen

Ogaden Community Association (OCA) oo Qabanaya Xaflad Ku aadan Sinaanta Adeega  Caafimaadka Magaalada London Midkaas oo Dhalinyaradu kaqeyb qaateen

Ogaden Community Association (OCA) ayaa barnaamij mudo Bilo ah qaatay soo afjaray midkaas oo ay ka qeyb qaateen dhalinyarada da’yarta ahi: dhainyaradu waxay ka shaqeynayeen cilmi […]

 
 

Khasaare Laxaad Leh oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Kasoo Gaadhay Dagaalo Ka dhacay Duleedka Degmada Garbo ee Gobolka Nogob.

Khasaare Laxaad Leh oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Kasoo Gaadhay Dagaalo Ka dhacay Duleedka Degmada Garbo ee Gobolka Nogob.

Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya in dagaalo khasaare balaadhan gaystay ay ku dhexmareen Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

 
 

Hawaarin:Shihalaqe Khadar iyo askar Itobiyan ah oo dagaal lagu laayey

Hawaarin:Shihalaqe Khadar iyo askar Itobiyan ah oo dagaal lagu laayey

Ciidamada qalabka sida ee xoreynta Ogadenya ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday  ciidamado gumaysi oo isugu jira Hawaarin iyo Fedaraal,kuwaas oo isku uruursaday deegaanka ISDABADAG […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay