Archive for: July, 2015

Ogaden: Human Rights Abuses Sidelined as President Obama Announces Ethiopia Visit

Ogaden: Human Rights Abuses Sidelined as President Obama Announces Ethiopia Visit

July 20, 2015 Ogaden: Human Rights Abuses Sidelined as President Obama Announces Ethiopia Visit Ahead of President Obama’s announced trip to Ethiopia later this July […]

 
 

Ilays Tv : Xoghayaha A.Dibada ee ONLF oo loo doortay G/Kuxigeenka ururka caalamiga ah ee UNPO(Waraysi)

Ilays Tv : Xoghayaha A.Dibada ee ONLF oo loo doortay G/Kuxigeenka ururka caalamiga ah ee UNPO(Waraysi)
 
 

Munaasabad Jaaliyada Ogadeniya Sanca Isugu yimaadeen.

Munaasabad Jaaliyada Ogadeniya  Sanca Isugu yimaadeen.

Munaasabad Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Sanca isugu yimaadeen ayaa lagu sagootiyay Xubno kamida Jaaliyadaas oo ku guuleystay Qaxooti  loo qaadayo  wadamada Ree Galbeedka Iyadoo xafladan […]

 
 

Agoonta & Danyarta Somalida Ogadenya ee Xerada Dhadhaab oo Lagaadhsiiyay Deeq Banii’aadmino.

Agoonta & Danyarta Somalida Ogadenya ee Xerada Dhadhaab oo Lagaadhsiiyay Deeq Banii’aadmino.

Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay tahay 20/7/2015 waxa xeryaha qoxootiga ee deegaanka Dhadhaab laga qaybiyay deeq dhar ah oo danyarta iyo agoonta S.ogadenia kasoo […]

 
 

Ethiopian Arrests for Internet Security Training Undermine Right to Privacy

A computer screen of Dirk Engling, spokesperson of the Chaos Computer Club, shows the file name (highlighted) of the Trojan spyware allegedly made by the German authorities in the CCC's offices in Berlin on October 12 , 2011. The computer club and German hacker organization claims to have cracked spying software allegedly used by German authorities. The Trojan horse has functions which go way beyond those allowed by German law. The news has sparked a wave of outrage among politicians and media commentators. AFP PHOTO / ODD ANDERSEN (Photo credit should read ODD ANDERSEN/AFP/Getty Images)

The simple act of taking steps to protect oneself online is enough to send a journalist to jail, according to charges issued by Ethiopian prosecutors […]

 
 

Kulan ay isugu yimaadeen Halwadeenka ururka ee HAU iyo HAAJ

Kulan ay isugu yimaadeen Halwadeenka ururka ee HAU iyo HAAJ

Kulan ay isugu yimaadeen Howlwadeenka Hoggaanka Arrimaha Ururka iyo Hoggaanka Arrimaha Abaabulka Jaaliyadaha oo ay kasoo qeyb galeen Mudane Cabdiqaadir Xassan Hirmooge (Cadaani) iyo Mudane […]

 
 

Amid symbolic opening of Cuban embassy, points of friction remain

Amid symbolic opening of Cuban embassy, points of friction remain

By Henry Gass, Staff writer JULY 20, 2015 Save for later Ramon Espinosa/AP View Caption About video ads View Caption US relations with Cuba resumed […]

 
 

Taliska Woyanaha oo Shacab badan Jeelka u taxaabay

Taliska Woyanaha oo Shacab badan Jeelka u taxaabay

Taliska Woyanaha Ethiopia ayaa kor u qaaday tacadiga ay ku hayaan shacabka Somalida Ogadeniya, waxaana todobaadkan iyo kii hore ay olole ka bilaabeen deegamo kamida […]

 
 

Dad shacaba oo Jidh-dil iyo Xadhig loogu geystay Deegamo kamida Garbo

Dad shacaba oo Jidh-dil iyo Xadhig loogu geystay Deegamo kamida Garbo

Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu ku xidh xidheen 3 gabdhood oo Xaamilooyin ah waxaana lagu kala magacaabaa1 ardo cabdi qorane2 raxma jawaase xaashi3 […]

 
 

Jaango Iyo xubnaha Jaaliyada London oo ka qeyb galay Xaflada Ciida ee Jaaliyada Greater Manchester

Jaango Iyo xubnaha Jaaliyada London oo ka qeyb galay Xaflada Ciida ee Jaaliyada Greater Manchester

Abwaan Maxamuud Cumar Jaango ayaa ka qeyb galay Xaflad Balaadhan oo Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee Greater Manchester soo aggaasintay, Jaaliyada Ogadeniya ee Greater manchester ayaa […]

 
 

Hoggaanka Arrimaha Ururka oo Kulan la yeeshay Howlwadeenka HAU

Hoggaanka Arrimaha Ururka oo Kulan la yeeshay Howlwadeenka HAU

Gudoomiyaha Hoggaanka Arrimaha Ururka (HAU) Sheekh Xuseen Nuur ayaa kulan la yeeshay saacado socday maamulka iyo howlwadeenka HAU. Kulankan oo dhacay maanta 19/07/2015 waxaa lagu […]

 
 

Critique Of The Human Rights Commission On Eritrea

Critique Of The Human Rights Commission On Eritrea

By Prof. Asmerom Legesse, THE world is buzzing with media commentary in response to the report by the Commission of Human Rights on Eritrea. Allow me […]

 
 

Dr. Berhanu Nega and other leaders of Patriotic Ginbot 7 organization are in Asmara to join the struggle

Dr. Berhanu Nega and other leaders of Patriotic Ginbot 7 organization are in Asmara to join the struggle

Ginbot 7 Statement As you already know, our struggle has reached a crucial milestone in which our comrades have begun paying the ultimate sacrifice in […]

 
 

DAAWO: Xoghayaha A.Dibada ee ONLF oo ka waramaya ururka UNPO iyo jagada loo magac-aabay

DAAWO: Xoghayaha A.Dibada ee ONLF oo ka waramaya ururka UNPO iyo jagada loo magac-aabay

Xoghayaha Arimaha dibada ee ONLF Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi ayaa loo magac-aabay gudoomiye ku xigeenka guud ee ururka caalamiga ah ee UNPO. ONLF ayaa xubin rasmi […]

 
 

Gudomiyaha Xisbiga Blue Party oo Shir Jara’id Kasheegay Inuusan Layaabaynin Xubno Badan oo Xisbigiisa Katirsan Ineey Hubka Qaataan.

Gudomiyaha Xisbiga Blue Party oo Shir Jara’id Kasheegay Inuusan Layaabaynin Xubno Badan oo Xisbigiisa Katirsan Ineey Hubka Qaataan.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Blue Party Eng. Yilkal Getnet oo shir jaraa’id kuqabtay magaalada Addiss Ababa ayaa sheegay ” inuusan layaabaynin in xubno badan […]

 
 

Federal government accused of ‘purposely delaying’ prison transfer from Ethiopia

Federal government accused of ‘purposely delaying’ prison transfer from Ethiopia

Ottawa has dropped the ball in the prison-transfer of a Canadian citizen serving a lifesentence in Ethiopia, according to Said Maktal, a cousin of the […]

 
 

Gaadhi Awraal ah oo laga Gubay Ciidamada Woyanaha Ethiopia

Gaadhi Awraal ah oo laga Gubay Ciidamada Woyanaha Ethiopia

Daggaalada ay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ku qaadayso kuwa gumeysiga Ethiopia ayaa bishii Barakaysnayd aad u badnaa. Daggaaladan oo isugu jiray kamiino Jid gooyo ah […]

 
 

Dhagayso: N/Hurayaasha jiida hore kujira qaybta Duufaan oo hawada iska salaamaya

Dhagayso: N/Hurayaasha jiida hore kujira qaybta Duufaan oo hawada iska salaamaya

Hoos waxaad ka dhagaysan kartaan salaamaha iyo farxada ay N/hurayaasha jiida hore ku jira ka dhiibanayaan Radio Xoriyo,iyagoo ay ka muuqato farxad iyo kalsooni,waa ciidanka […]

 
 

Dhagayso: Gudoomiyaha JWXO oo ciidul fitriga Hambalyo u diray shacabka Ogadenya

Dhagayso: Gudoomiyaha JWXO oo ciidul fitriga Hambalyo u diray shacabka Ogadenya

  Ciid Wanaagsan. Munaasabadda ciidul Firtiga ee dhamaadka bisha Ramadaan ee barakaysan, waxaan salaan, bogaadin iyo hambalyo u dirayaa N/Hurayaasha CWXO ee geesiyiinta ah, Xubnaha […]

 
 

Ciid Wanaagsan-Ciidul Caafiya..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير

Ciid Wanaagsan-Ciidul Caafiya..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير

  Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya  عيد مبارك…..  كل عام و انتم بخير   Bahda Warfaafinta JWXO waxay leedahay dhammaan ummadda islaamka ah gaar ahaan shacabka Ogadenya ciiiiid […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay