Archive for: July, 2015

Deeqdii Jaaliyaadka ee Zakatul Fitriga oo Gaadhay dadkii loogu talo galay

Deeqdii Jaaliyaadka ee Zakatul Fitriga oo Gaadhay dadkii loogu talo galay

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 16/7/15 waxaa agoonta iyo danyarta kasoo qaxay dhulka ogadenia looqaybiyay deeq raashimeed oo zakaatul fitri ah. Deeqdan oo katimid jaaliyaadka […]

 
 

Dad shacab ah oo Jidh dil loogu geystay Magaalada Jig Jiga

Dad shacab ah oo Jidh dil loogu geystay Magaalada Jig Jiga

Magaalada Jig Jiga oo ah goobaha tacadiyada ugu badan ka dhacaan gaar ahaan iyada oo ah goobta jeelasha dadka lagu ciqaabo ku yaalaan, ayaa hadana […]

 
 

Ciidamada Gumeysiga oo Jig Jiga Qoys gaadhi ku mariyay gurigoodina ka dumiyay

Ciidamada Gumeysiga oo Jig Jiga Qoys gaadhi ku mariyay gurigoodina ka dumiyay

Dhacdo naxdin leh oo ummada ku nool magaalada Jig Jiga aad uga naxeen ayay kukaceen ciidamada gumeysiga Ethiopia. kuwaas oo qoys kamida shacabka Somalida Ogadeniya […]

 
 

Dad Shacab ah oo lagu xidhay Birqod

Dad Shacab ah oo lagu xidhay Birqod

Wararka aan ka helayno Gudaha Ogaden ayaa soo tabinaya tacadiyo goobo kala gadisan oo Ogadeniya kamida ciidamada Gumeysigu ka geysteen. Waxaana kamida Birqod oo dad […]

 
 

Jaaliyada Ingiriiska oo isu diyaarinaysa Ciidul- Fitriga iyo Carwooyinka Eritrea iyo Barnaamijyo Kale

Jaaliyada Ingiriiska oo isu diyaarinaysa Ciidul- Fitriga iyo Carwooyinka Eritrea iyo Barnaamijyo Kale

Maamulka Jaaliyada Ogadeniya ee London oo kulmay aya kawada hadlay qodobadan hoose oo Bishan July jaaliyadu ku guda jirto. Cidul Fitriga Jaaliyada Ogadeniya ee London […]

 
 

Ilays Tv 16 July 2015 “Waraysi Taliyaha Qaybta Hanqadh Ee Ciidanka ONLF N/hure Cabdi Saxane” Warkii Iyo Barnaamijkii…

Ilays Tv 16 July 2015 “Waraysi Taliyaha Qaybta Hanqadh Ee Ciidanka ONLF N/hure Cabdi Saxane” Warkii Iyo Barnaamijkii…
 
 

Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi, oo loo doortay gudomiye ku xigeenka UNPO

Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi,  oo loo doortay gudomiye ku xigeenka UNPO

Dr Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibada Ururka ONLF ayaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka Ururka UNPO. Ururka UNPO oo Jabhada ONLF xubin […]

 
 

TPLF Spreads Lies in Somalilandpress in order to Defame ONLF

TPLF Spreads Lies in Somalilandpress in order to Defame ONLF

ONLF-Editorial July 15, 2015 The Tigray Peoples Liberation Front (TPLF) agent Provocateurs inserted an article into Somaliland Press titled “UNPO elects Leader of Ogaden militia […]

 
 

Shirweynihii 12aad ee UNPO oo lagu qaatay go’aanka “Hadafka ONLF ee xal raadinta Qadiyada Ogaden”

Shirweynihii 12aad ee UNPO oo lagu qaatay go’aanka “Hadafka ONLF ee xal raadinta Qadiyada Ogaden”

Ururka matala dunida aan heysan dowladaha ee UNPO ayaa shirweynihiisa 12aad ku ansixiyay lana qaatay go’aanka (Hadafka) Jabhada Wadaniga xoreynta Ogaden (ONLF) ee ku aadan […]

 
 

Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) July 4, 2015 Brussels, Belgium

Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) July 4, 2015 Brussels, Belgium

Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) General Assembly July 4, 2015 Brussels, Belgium   On 3 July 2015, representatives of the Ogaden National Liberation Front […]

 
 

Shacab Rayad ah oo Lagu Xasuuqay Gobolka Welqayta oo Katirsan Kililka Tigrey.

Shacab Rayad ah oo Lagu Xasuuqay Gobolka Welqayta oo Katirsan Kililka Tigrey.

War deg deg ah oo TV-ga afka xabashiga kubaxa ee layidhaahdo ESAT TV uu goor dhawayd siidaayay ayaa lagu sheegay in Gobolka Welqayta oo kamid […]

 
 

Ilays Tv : 14 July 2015 “Wararkii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Ethiopia”…

Ilays Tv : 14 July 2015 “Wararkii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Ethiopia”…
 
 

Cabdi Iley Xaaladiisu Waa Nin Daad Qaaday Laan Qabsay – Noora Afgaab

Cabdi Iley Xaaladiisu Waa Nin Daad Qaaday Laan Qabsay – Noora Afgaab

Iga raali ahaada. Maahmaahda Somaliyeed waxay ahayd Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay, oo loola jeedo qofka markuu daad qaado wuxuu qabsadaa waxkastoo dul heehaabaya daadka […]

 
 

Somalia: A Gateway or a Gauntlet? Part 1 External Actors – By Dr. Udub

Somalia: A Gateway or a Gauntlet? Part 1 External Actors – By Dr. Udub

In a December 10, 2006 essay, I have described the uselessness of a government whose people didn’t participate in its formation and criticized the passing, […]

 
 

Ogaysiis: Ka qayb qaado Salaamaha Ciida Barakaysan ee Ramadaan

Ogaysiis: Ka qayb qaado Salaamaha Ciida Barakaysan ee Ramadaan

Maamulka sare ee Ilays Tv  iyo Radio Xoriyo waxaa sharaf u ah inay daawadayaashooda iyo dhagaystayaashooda jaanis u siiyaan inay kala qayb qaataan farxada maalmaha […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo ciidul fitriga Hambalyo u diray shacabka Ogadenya

Gudoomiyaha JWXO oo ciidul fitriga Hambalyo u diray shacabka Ogadenya

Ciid Wanaagsan. Munaasabadda ciidul Firtiga ee dhamaadka bisha Ramadaan ee barakaysan, waxaan salaan, bogaadin iyo hambalyo u dirayaa N/Hurayaasha CWXO ee geesiyiinta ah, Xubnaha JWXO […]

 
 

ETHIOPIAN REGIME ARRESTS FIVE JOURNALISTS

ETHIOPIAN REGIME ARRESTS FIVE JOURNALISTS

After releasing from jail a few journalists last week, the Ethiopian regime has jailed five others in a new round of arrests that began last […]

 
 

Sirdoonka iyo Ciidamada Ethiopia oo qaraxyo kasameynaya Goobaha Shacabku isugu yimaadaan Ethiopia

Sirdoonka iyo Ciidamada Ethiopia oo qaraxyo kasameynaya Goobaha Shacabku isugu yimaadaan Ethiopia

TV-ga ESAT ee ku hadla afka suxufiyiinta kasoo haajiray Ethiopia ayaa shaaciyay Sir  iayaga oo sheegay in taliska Woyanaha Ethiopia qorsheeyeen inay qaraxyo kasameeyaan gudaha […]

 
 

Daggaalo Qorsheysan oo Ka dhacay Degmada Garbo todobaadkan

Daggaalo Qorsheysan oo Ka dhacay Degmada Garbo todobaadkan

Waxaa sii xoogaystay daggaalada ka socda dhulka Ogaden ee u dhaxeeya Naftood Hurayaasha ONLF iyo Woyanaha Ethiopia. daggaaladan oo Bisha barakaysan aad usii xoogeystay ayaa […]

 
 

Magacyadii Shacabkii Degmada Garbo lagu xidhay

Magacyadii Shacabkii Degmada Garbo lagu xidhay

Wakaalad Wararka Ogadeniya ee ONA waxaa kusoo dhacay magacyadii dad kamida shacabkii lagu xidhay Degmada Garbo 1/7/15. Garbo oo kamida gobolka Nogob, Ciidamada Gumeysiga Ethiopia […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay