Archive for: July, 2015

Jaaliyada Melbourne oo afur wadaag isugu timid ay ku kala warqaateen

Jaaliyada Melbourne oo afur wadaag isugu timid ay ku kala warqaateen

Waxaa fiidnimadii maanta oo taarikhdu tahay 12/07/2015 isugu yimid xaflad afur wadaag ah jaaliyadda S.Ogaadeeniya ee ku dhaqan magaalda Melbourne ee dalka Australia. Xafladan ayaa […]

 
 

Thousands of Somalis detained in Ethiopia and Ogaden on the pretext of Security for Obama’s visit

Thousands of Somalis detained in Ethiopia and Ogaden on the pretext of Security for Obama’s visit

Saturday, July 11, 2015 Reporters in Ogaden and Addis Ababa have reported that the Ethiopian security in Addis Ababa and other towns in Ethiopia are […]

 
 

Ilays Tv 11 June 2015 “Warar, Waraysi iyo Barnaamijkii Wargaysyada”…

Ilays Tv 11 June 2015 “Warar, Waraysi iyo Barnaamijkii Wargaysyada”…
 
 

Wasiiru-dawlihii Wasaarada Ganacsiga Ethiopia oo geeriyooday.

Wasiiru-dawlihii Wasaarada Ganacsiga Ethiopia oo geeriyooday.

Wasiiru-dowlihii Wasaarada Ganacsiga Ethiopia Ali Siraj oo geeriyooday. Wararka magaagalada Addis Ababa naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in u maanta geeriyooday wasiiru dowlihii wasaarada ganacsiga […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee Kakuma oo shir isugu timid

Jaaliyada Ogadenya ee Kakuma oo shir isugu timid

Jaaliyada Ogadenya ee xerada qaxootiga ee Kakuma ayaa maanta isugu timid agaasinkiisu gaadhay heerkii ugu sareeyey dhinac kasta. Shirkaas oo aad muhiim ugu ahaa jaaliyada ayay […]

 
 

The Ethiopian Justice System Has Collapsed

The Ethiopian Justice System Has Collapsed

The Ethiopian Justice System Has Collapsed | Ethiopian News Dimtsachin Yisema, Washington D.C. Task Force The state trials of two years long against the members […]

 
 

War dagdag ah: Madaxdii labada xisbi Mucaarid ee Andinet iyo Blue party oo guryahoodii lagala baxay

War dagdag ah: Madaxdii labada xisbi Mucaarid ee Andinet iyo Blue party oo guryahoodii lagala baxay

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa  ayaa sheegaya in saaka subaxdii hore marka ay saacada Africada Bari ahayd 3:00 AM ay ciidan aad u […]

 
 

70 Qof oo laga soo arruuriyay Gobolka Jarar Jeelashana la dhigay

70 Qof oo laga soo arruuriyay Gobolka Jarar Jeelashana la dhigay

Wakaalada ONA waxaa soo gaadhay magacyadii shacabkii laga soo qabtay Gobolka Jarar. Dadkaas shacabka ah oo waxba galabsan ayaa waxaa laga dhacay xoolo aad u […]

 
 

Kacdoon Boolis oo kajira Waqooyiga Gondar ee gobolka Axmaarada

Kacdoon Boolis oo kajira Waqooyiga Gondar ee gobolka Axmaarada

Warar hor dhac ah oo ONA kasoo gaadhay gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in kacdoon boolis oo aad u xoog badan uu kajiro […]

 
 

Ganacsade Axmed Sheekh Maxamed iyo Fatxi Sheekh Aadan oo la xidhay hantina laga dhacay

Ganacsade Axmed Sheekh Maxamed iyo Fatxi Sheekh Aadan oo la xidhay hantina laga dhacay

Wararka naga soo gaadhaya xarunta gobolka Doolo ee magaalada Wardheer ayaa sheegaya in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay xabsiga  Wardheer iyo Leheloow  ku kala xidheen Fadxi […]

 
 

Kaaliyihii Wasiiru-Dawlaha Gumaysiga Itoobiya oo Baxsaday.

Kaaliyihii Wasiiru-Dawlaha Gumaysiga Itoobiya oo Baxsaday.

Wararka naga soogaadhaya Itoobiya gaar ahaan magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in Andholam Adunya oo ahaa Kaaliyihii Wasiiru-Dawlaha Gumaysiga Itoobiya Radwaan Xuseen uu wadanka dibada […]

 
 

Ilays Tv : Warar iyo Barnaamijtii Ramadaanka…

Ilays Tv : Warar iyo Barnaamijtii Ramadaanka…
 
 

Daawo:Dhayal laguma helo dheefta gobonimee waa in loo dhintaa..

Daawo:Dhayal laguma helo dheefta gobonimee waa in loo dhintaa..

Asc halgamayaal ramadaan kariim    Salaantaas ka dib mudanayaal iyo marwooyin ilaah cibaadada iyo acmaasha wanaagsan ee aan gudanayno bishan barakaysan ha inaga aqbalo hana […]

 
 

Dagaalo dhex maray ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo ciidamada Ogadenya

Dagaalo dhex maray ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo ciidamada Ogadenya

Ciidamada qalabka sida ee xoraynta Ogadenya qaybta Duufaan ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday fadhiisin ay ciidamada gumaysigu ka samaysteen  GURAYSKA oo ka tirsan degmada […]

 
 

UNPO Covenant Signed by Nine New Members at XII UNPO General Assembly in Brussels

UNPO Covenant Signed by Nine New Members at XII UNPO General Assembly in Brussels

Following the opening conference of the XII Session of the UNPO General Assembly held at the European Parliament on 2 July 2015, UNPO Members gathered on […]

 
 

UNPO: Where the world’s most marginalised peoples (and Afrikaners) meet

UNPO: Where the world’s most marginalised peoples (and Afrikaners) meet

Once a year, delegates from the Unrepresented Nations and Peoples Organisation gather for their annual congress. It’s a bit like the United Nations, but for […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Iyo Dhalinyaro Shaqo La’aanta Ah oo Iska Hor Imaad Dhaawac Gaystay Iskaga Horyimid.

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Iyo Dhalinyaro Shaqo La’aanta Ah oo Iska Hor Imaad Dhaawac Gaystay Iskaga Horyimid.

Gumaysiga Itoobiya ayaa baryahan waxaa soo foodsaartay cabsi wayn oo kusaabsan tirada iyo tayada ciidanka qalabka sida oo hoos udhacday. Waxay wararka Addiss Ababa naga […]

 
 

Degmada Danood ee Gobolka Doollo oo Labo Wiil oo Walaalo ah Ciidanka Gumaysigu Silig Ku Marjiyeen.

Degmada Danood ee Gobolka Doollo oo Labo Wiil oo Walaalo ah Ciidanka Gumaysigu Silig Ku Marjiyeen.

Warar dhiilo leh oo nagasoo gaadhaya Dagmada Danood ee Gobolka Doollo ayaa sheegaya in dil fool xun oo aad uxanuun badan ay kula keceen ciidamada […]

 
 

European Parliament Conference Opens XII Session of the UNPO General Assembly

European Parliament Conference Opens XII Session of the UNPO General  Assembly

Brussels 2 July 2015 – In light of the continuous need to raise awareness on the human rights situation of those seeking self-determination and democracy, […]

 
 

Ilays Tv “Warar iyo Barnaamijyo Tayoleh”…

Ilays Tv “Warar iyo Barnaamijyo Tayoleh”…
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay