Archive for: July, 2015

Amnesty International oo Cambaaraysay Xubnaha Mucaarad Itoobiya oo Dhibaatooyin Kala Duwan ay Woyaanuhu Kuhayaan.

Amnesty International oo Cambaaraysay Xubnaha Mucaarad Itoobiya oo Dhibaatooyin Kala Duwan ay Woyaanuhu Kuhayaan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa sheegay in xubnaha iyo taageero yaasha axsaabta mucaaradka ah ay dhibaatooyin kala duwan oo xadhig, caga-juglayn iyo […]

 
 

Koorso Tababar oo usoo Xidhmay Qeybta Duufaan ee Ciidanka JWXO

Koorso Tababar oo usoo Xidhmay Qeybta Duufaan ee Ciidanka JWXO

Xarunta dhexe ee JWXO ayaa soo saartay warbixintii Koorsada Tababarka Ciidanka JWXO ee Duufan oo socday intii u dhaxeysay  10 – 29 June 2015. Warbixintan […]

 
 

Daggaaladii u danbeeyay ee ka dhaca Gudaha Ogadeniya

Daggaaladii u danbeeyay ee ka dhaca Gudaha Ogadeniya

Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa soo saartay laba daggaal oo Ciidamada woyanaha lagu waxyeeleeyay Daggaaladan oo dhacay 29/06/2015 iyo 20 june 2015 waxay ka dhaceen […]

 
 

Tacadiyo loo geystay Shacabka Deeganada Gobolka Doollo

Tacadiyo loo geystay Shacabka Deeganada Gobolka Doollo

Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa xadhig wadareed ka getstay Waafdhuug iyo Yucub oo kamid ah deegamada Gobolka Doollo. Asasahan Ciidanka gumeysiga Ethiopia gobolka Doollo ka geysteen […]

 
 

Magacyadii Dadkii lagu xidhay Qabridahare oo ONA soo gaadhay

Magacyadii Dadkii lagu xidhay Qabridahare oo ONA soo gaadhay

Qabriodahare oo kamida goobaha shacabka Somalida Ogadeniya aad loogu waxyeeleeyo ayaa caado u ah in si maalin la ah shacabka Qabridahare loogu geysto xidhay wadareed, […]

 
 

Shacab lagu Xidhay Ceel Xaar oo Gobolka Dhagaxbuur ka tirsan

Shacab lagu Xidhay Ceel Xaar oo Gobolka Dhagaxbuur ka tirsan

Wariyaha ONA ee Gobolka Jarar ayaa soo gaadhsiiyay ONA magacyadii dadkii lagu xidhay Ceel xaar taariikhdu markay aheyd  15/6/15. Shacabkan lagu xidhay Ceelxaar oo kamida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay