Archive for: August, 2015

Wardheer oo Dad Shacab Xadgudub & Jidh-Dil Loogu Gaystay.

Wardheer oo Dad Shacab Xadgudub & Jidh-Dil Loogu Gaystay.

Wararka aan kahelayno gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aad ubaahsan ooy ciidanka dulmiga kucaan baxay ee Gumaysiga Itoobiya u gaysteen dad badan oo kamid ah shacabka […]

 
 

Dilal & Toogashoyin Qorshaysan oo Lagu Hayo Masuuliinta Degmoyinka Tigrey.

Dilal & Toogashoyin Qorshaysan oo Lagu Hayo Masuuliinta Degmoyinka Tigrey.

Wararka naga soo gaadhaya Kililka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in dilal iyo iskhaarijin qorshaysan ay kuhayaan dad aan haybtooda lagaranaynin masuuliinta iyo maamullada qaar […]

 
 

Xuskii sanadguurada 31aad ee Jwxo oo Lagu qabtay Toronto Canada iyo mudane c/qaadir hirmooge (cadaani) oo ka qayb galay.

Xuskii sanadguurada 31aad ee Jwxo oo Lagu qabtay Toronto Canada iyo mudane c/qaadir hirmooge (cadaani) oo ka  qayb galay.

  Jaaliyada Somaalida Ogadenia ee Gobolka Ontario ee dalka Canada  waxay  maalinimadii sabtida ahayd ku qabteen magaalada Toronto munaasabad lagu xusayo sanadguuradii 31aad ee aasaaska […]

 
 

Xerada Ifo oo Maanta Lagu Qabtay Doorashadii OYSU Maamul Cusubna Lagu Doortay.

Xerada Ifo oo Maanta Lagu Qabtay Doorashadii OYSU Maamul Cusubna Lagu Doortay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 30/8/2015 Waxaa xerada Qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu dooranayay maamul cusub oo uu yeesho […]

 
 

Daawo Video: Abwaan Cabdi Faacuul oo xaqiiq dhab daboolka ka qaaday

Daawo Video: Abwaan Cabdi Faacuul oo xaqiiq dhab daboolka ka qaaday

Abwaanka weyn ee ree Ogadenya  Cabdi Faacuul ayaa mar uu shirweyne kaga qayb galayay Dalka Norway daboolka ka qaaday kuna dhiiraday xaiiqooyin dhab ah oo […]

 
 

Xuska Sanadguurada 31aad ee ONLF oo laga xusay Helsink-Finland+Sawiro

Xuska Sanadguurada 31aad ee ONLF oo laga xusay Helsink-Finland+Sawiro

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29.8.2015 waxaa magaalada Helsinki ka dhacay xuskii 31 guuradii JWXO. Qabanqaabada xafladan ballaaran waxaa munaasabadeeda lahaa Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Finland […]

 
 

Gabay Aad Uqiiro Badan oo Allaha Unaxariistee uu Abwaan Iimaan Cubayd uu Tiriyay.

Gabay Aad Uqiiro Badan oo Allaha Unaxariistee uu Abwaan Iimaan Cubayd uu Tiriyay.

Shacabka Somalida Ogadenya ayaa caan ku ah suugaanta asalka u ah dhaqanka Somaliyeed sida dhaantada iyo gabayga. Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenyaa ayaa intii halganku socday […]

 
 

Shacab Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Ku Xasuuqeen Gobollada Doollo, Qoraxay Iyo Faafan.

Shacab Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Ku Xasuuqeen Gobollada Doollo, Qoraxay Iyo Faafan.

Warar dhiilo xambaarsan oo naga soo gaadhay wadanka Ogadenia ayaa sheegaya xasuuqyo ay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ka gaysteen meelo kala duwan oo wadanka Ogadenia kamid ah. Wararkan […]

 
 

Greater Manchester, UK oo Lagu Qabtay Xuskii Sanadguurada 31aad ee JWXO.

Greater Manchester, UK oo Lagu Qabtay Xuskii Sanadguurada 31aad ee JWXO.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay ka dhacday Magaalada Manchester xaflad si wanaagsan ay usoo agaasintay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Greater Manchester ee dalka Ingiriiska oo […]

 
 

Jarar & Qoraxay Dagaalo Kadhacay oo Ciidanka Itoobiya Loogu Awood Sheegtay.

Jarar & Qoraxay Dagaalo Kadhacay oo Ciidanka Itoobiya Loogu Awood Sheegtay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya in laba dagaal oo ka kala dhacay gobolada Qoraxay […]

 
 

Warshadaha Sonkorta Itoobiya oo khasaaray 7 Bilyan oo Bir

Warshadaha Sonkorta Itoobiya oo khasaaray 7 Bilyan oo Bir

Warshadaha Sonkorta Itoobiya oo shaqada bilaabay kaliya afar sano kahor ayaa galay khasaare dhaqaale oo aad u baaxad weyn,waxaana sidaas lagu sheegay xisaab xidhkii lasoo […]

 
 

Midhaha & Murtida Ay Xambaarsan Tahay Heesta Calanka Ogadenya.

Midhaha & Murtida Ay Xambaarsan Tahay Heesta Calanka Ogadenya.

Waxaa munaasabad kasta oo hay’adaha kala duwan ee Jabhada Wadanida Xoraynta Ogadenya ay yeeshaan lagu soo bandhigaa heesta calanka ee Somalida Ogadenya. Midhaha & Murtida […]

 
 

Denmark oo Lagu Qabtay Kulan Arimo Badan Lagu Soo Bandhigay.

Denmark oo Lagu Qabtay Kulan Arimo Badan Lagu Soo Bandhigay.

Waxaa magaalo madaxda wadanka Denmark ee Copenhagen lagu qabtay kulan balaadhan ooy soo qaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenya. Kulankan oo ahaa mid ahmiyad gaar ah […]

 
 

Dhaanto Aad Uxiisa Badan oo Lagu Qabtay Fagaare Kuyaala Badhtamaha Oslo.

Dhaanto Aad Uxiisa Badan oo Lagu Qabtay Fagaare Kuyaala Badhtamaha Oslo.

Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee dhawaan lagu qabtay dalka Norway waxaa  barbar socday bandhig faneed aad u qiimao badan ooy wacdare ka muujiyee kooxaha fanka ee […]

 
 

Abaaro ba,an oo ka jira Itoobiya iyo barwaaqo afka laga sheegto(Daawo Video)

Abaaro ba,an oo ka jira Itoobiya iyo barwaaqo afka laga sheegto(Daawo Video)

Gobolo badan oo kamid ah Itoobiya ayay ku habsadeen abaaro ba,an oo xaalufiyey dad iyo duunyaba sida ay kusoo warameen hay,adaha  ka hortaga masiibooyinka lagana […]

 
 

Deg Deg: Kalfadhigii TPLF Maqale Uga Socday oo Sooxidhmay & 7-Xubnood oo Laga Eryay Golaha Dhexe.

Deg Deg: Kalfadhigii TPLF Maqale Uga Socday oo Sooxidhmay & 7-Xubnood oo Laga Eryay Golaha Dhexe.

Warar hordhac ah oo naga soogaadhaya Magaalada Maqale ee Kililka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo gaba gabeeyay kalfadhigii 12aad ee Xisbiga Tigrey oo afka qalaad […]

 
 

Daawo: Qaybtii 2aad ee xafladii sanadguurada 31aad ee ONLF-Minneapolis

Daawo: Qaybtii 2aad ee xafladii sanadguurada 31aad ee ONLF-Minneapolis

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa wacdarihii ay jaaliyada Ogadenya ee Minneapolis ka dhigtay xafladii ay ku xustay sanadguuradii 31aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii JWXO […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Manchester oo Qabanaysa Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Manchester oo Qabanaysa Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO.

Shacabwaynaha Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Magaalada Manchester ee wadanka Boqortooyada Ingiriiska waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Manchester ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada […]

 
 

Ogaysiis..(LONDON) Xaflada sanadgurada 31aad ee JWXO oo si casri ah loo qaban doono

Ogaysiis..(LONDON) Xaflada sanadgurada 31aad ee JWXO oo si casri ah loo qaban doono

Jaaliyada Ogadenya ee U.K iyo nawaaxigeeda ayaa qabanqaabo weyn ugu jirta siday u qaban lahayd xaflad weyn qaab casri ah loo agaasimi doono,waxaana xafladaas lagu […]

 
 

Q4raad ee Maskax Maydhka: Meles Zenawi Wuxuu Saadaaliyay – Noora Afgaab

Q4raad ee Maskax Maydhka: Meles Zenawi Wuxuu Saadaaliyay – Noora Afgaab

Waxaa lasoo gaadhay watigii aan soo gabagabayn lahaa taxanaha maqaalkan, maadaama ay socdaan dhacdooyin badan oo Itobiya iyo Ogadenyaba wax kabadali doona oo u baahan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay