Archive for: August, 2015

Degmada Iimay-Bari oo Katirsan Gobolka Shabeelle oo Ciidanka Itoobiya Khasaare Laxaad Leh Loogu Gaystay.

Degmada Iimay-Bari oo Katirsan Gobolka Shabeelle oo Ciidanka Itoobiya Khasaare Laxaad Leh Loogu Gaystay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa ka warbixinaya howlgallo ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ka […]

 
 

Wafti Balaadhan oo Jaaliyada Denmark Kasocday oo Kormeer Shaqo Kusoo Maray Gobollada Wadanka Denmark.

Wafti Balaadhan oo Jaaliyada Denmark Kasocday oo Kormeer Shaqo Kusoo Maray Gobollada Wadanka Denmark.

Waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay kormeer shaqo kusoo kala bixiyay gobollada wadanka Denmark wafti heer sare ah oo ka socday Jaaliyada Somalida Ogadenya ee […]

 
 

Ethiopia: No Hope for EPRDF to Govern Well

Ethiopia: No Hope for EPRDF to Govern Well

By Eyob A. Balcha Published two days apart, two of the widely read newspapers in Addis Abeba dedicated their editorials to one of the pertinent […]

 
 

How the Ethiopian soldiers carry out the Killing of the Civilians in the Ogaden

How the Ethiopian soldiers carry out the Killing of the Civilians in the Ogaden

There has been a severe increase in the number of civilians murdered in the Ogaden. These killings are committed in a manner that inflicts a […]

 
 

Sheekh Muraaro Dilaac Ugu geeriyaday Degmada Sheygoosh

Sheekh Muraaro Dilaac Ugu geeriyaday Degmada  Sheygoosh

Wararka naga soogaadhaya dagmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in uu muwaadin kamid ah culimada ogadenia ugu geeriyooday muraaro dilaac ama qaracan. Sheekh Maxamad Axmad Yaasiin […]

 
 

Dilal ka dhacay Dhulka Ogaden

Dilal ka dhacay Dhulka Ogaden

Waxaa aad u batay dadka Shacabka ah ee lagu laynayo dhulka Somalida Ogaden. Dialalkan oo u dhaca qaabab aad u fool xun waxaa kamida in […]

 
 

Dad Shacab ah oo lagu Xidhay Dhulka Ogaden

Dad Shacab ah oo lagu Xidhay Dhulka Ogaden

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo xadhig baahsan ka wada dhulka Ogaden ayaa lagusoo waramaya inay boqolaal shacab ah ku xidheen dhulka Ogaden Bishii July. Dadka Shacabka […]

 
 

Guryo lagubay iyo Hanti laga dhacay Shacabka Somalida Ogaden

Guryo lagubay iyo Hanti laga dhacay Shacabka Somalida Ogaden

Ololaha Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ee loo tababaro sidii ay u cadaadin lahaayeen shacabka Somalida Ogaden ayaa sii kordhiyay bilahan danbe cadaadiska ay saarayaan shacabka. Waxaana […]

 
 

Qiimayntii ugu sarraysay ee Halganka Ogadenya kasocda waxaa sameysay!

Qiimayntii ugu sarraysay ee Halganka Ogadenya kasocda waxaa sameysay!

Xaaji M/rashiid Aw Macalim Qiimayntii ugu sarraysay ee Halganka Ogadenya kasocda waxaa sameysay- Marwo Safiya Cabdi Maxamed Waxaa jira wax ay ka simanyihiin dhamaan xaq […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay