Archive for: August, 2015

Urur Hoosaadyada OYSU ee Bariga Africa oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid.

Urur Hoosaadyada OYSU ee Bariga Africa oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid.

Maanta oo Arbaco ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 26/8/15 waxaa xerada Qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shir balaadhan ooy yeesheen gudiyada OYSU ee kadhisan Gobolka […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Finland oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Finland oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland guud ahaan waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada 31aad […]

 
 

Displacement in Gambella region, Ethiopia

Displacement in Gambella region, Ethiopia

    On 25 August 2015 we responded to a funding alert in response to displacement in the Gambella region of Ethiopia. UN High Commissioner […]

 
 

Daawo: Banaanbax weyn oo ka dhacay gobolka Gamo Gofa ee Itoobiya

Daawo: Banaanbax weyn oo ka dhacay gobolka Gamo Gofa ee Itoobiya

Banaanbax weyn oo lagaga soo horjeedo kalitalisnimada iyo digtatoriyada ka jirta Itoobiya ayaa ka dhacay gobolka Gamo Gofa,waxaana banaanbaxaas isugu soo baxay shucuubta qasabka lagu […]

 
 

Gobollada Jarar & Nogob oo Shacab Badan Lagu Xidh Xidhay.

Gobollada Jarar & Nogob oo Shacab Badan Lagu Xidh Xidhay.

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soogaadhay wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in shacab badan uu Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ku dhibaateeyay meelo kamid ah Gobollada Jarar […]

 
 

Gobolka Qoraxay oo Dad Shacab ah Xadhig iyo Boob Hantiyeed Loogu Gaystay.

Gobolka Qoraxay oo Dad Shacab ah Xadhig iyo Boob Hantiyeed Loogu Gaystay.

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya (ONA) ujooga gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya tacadiyo aad ubadan […]

 
 

Gobolka Shabeele oo Dad Shacab Ah Lagu Waxyeeleeyay Dhaawac Badana Kasoo Gaadhay.

Gobolka Shabeele oo Dad Shacab Ah Lagu Waxyeeleeyay Dhaawac Badana Kasoo Gaadhay.

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in xasuuq ba’an ooy ciidanka doolka iyo dalbalaadhsiga kujooga ciida xalaasha ah ee Ogadenia ugaysteen dad […]

 
 

The Cause of Ethiopia’s Recurrent Famine Is Not Drought, It Is Authoritarianism

The Cause of Ethiopia’s Recurrent Famine Is Not Drought, It Is Authoritarianism

The Cause of Ethiopia’s Recurrent Famine Is Not Drought, It Is Authoritarianism | Dawit Ayele Haylemariam Twenty years ago one Ethiopian Diaspora in Washington asked the late […]

 
 

SOMALIA: AMISOM ‘SORRY’ FOR KILLING 7 SOMALI CIVILIANS AT WEDDING

SOMALIA: AMISOM ‘SORRY’ FOR KILLING 7 SOMALI CIVILIANS AT WEDDING

The African Union force in Somalia (AMISOM)  apologized Friday for the “tragic” killing of seven civilians at a wedding last month, an attack it previously […]

 
 

FAMINE IN ETHIOPIA: THE ACT OF MAN OR NATURE?

FAMINE IN ETHIOPIA: THE ACT OF MAN OR NATURE?

By Mekbib Gebeyehu, PhD What are really the causes? Why? What went/goes wrong? What are the main reasons for continued famine in Ethiopia? Is it an […]

 
 

Khasaare Kasoo Gaadhay Ciidanka Gumaysiga Shilal Baabuur oo Ogadenya Kadhacay.

Khasaare Kasoo Gaadhay Ciidanka Gumaysiga Shilal Baabuur oo Ogadenya Kadhacay.

Wararka aan kahelayno Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa tibaaxaya baabuur dhawr ah oo lagadoomay ciidamada cadawga oo si anshaxa kabaxsan uwada baabuurta iyagoo kabaxsanaya jidgooyooyin […]

 
 

Dhagaxbuur Gudeheeda oo Weerar Qorshaysan Lagu Qaaday Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Dhagaxbuur Gudeheeda oo Weerar Qorshaysan Lagu Qaaday Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA uga soowarama gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa ka warbixinaya dagaalo […]

 
 

Shacab Gumaysigu Ku Laayay Meelo Kamid ah Gobollada Qoraxay Iyo Doollo.

Shacab Gumaysigu Ku Laayay Meelo Kamid ah Gobollada Qoraxay Iyo Doollo.

Wararka naga soogaadhaya gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan Gobolada Qoraxay iyo Doollo ayaa sheegaya dilal ay ciidanka cadawga ah ee loo carbiyay xasuuqa dadka shacabka ah ee […]

 
 

Jaaliyad Cusub oo Somalida Ogadenya ah oo Laga Yagleelay Gobolka Texas ee Wadanka Maraykanka

Jaaliyad Cusub oo Somalida Ogadenya ah oo Laga Yagleelay Gobolka Texas ee Wadanka Maraykanka

Jaaliyadaha Ogadenia ee dalka Maraykanka oo baryahan Danbe waday dadaalo Iyo abaabul kor loogu qaadayo hawlaha halganka ayaa ku gulaystay dhisida faracyo cusub oo logu […]

 
 

Dagaalo Gumaysiga Lagu Jabiyay oo Gobolka Qoraxay Kadhacay.

Dagaalo Gumaysiga Lagu Jabiyay oo Gobolka Qoraxay Kadhacay.

Wararka ka imanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa ka warbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee dhexmaray N/hurayaasha Ciidanka Wadaniga […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Albert Canada oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Albert Canada oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Canada guud ahaan waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Albert ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada 31aad […]

 
 

President Isaias Concludes Four Days Qatar Visit

President Isaias Concludes Four Days Qatar Visit

By Shabait, President Isaias Afwerki returned home on Saturday after a fruitful, four-day, working visit to the State of Qatar. During his stay, the President […]

 
 

Maqaal: 31 Jirsiga ONLF Waxay Kutimid Dhiiga Wadaniga JWXO Bye: Liban Miyir (Kulmiye)

Maqaal: 31 Jirsiga ONLF Waxay Kutimid Dhiiga Wadaniga JWXO Bye: Liban Miyir (Kulmiye)

Marka hore mahad dhamaanteed waxaa iskaleh Allaah (SWC) Naxariis iyo nabad galiyana nabigeena muxamed (SCW) Korkiisa ha ahaato.Inta aanan guda galin maqaalka waxaan salaan qaali ah […]

 
 

Magalada Uitenhage ee Dalka Konfur Africa oo Xuskii JWXO ee 31aad Siwanagsan Looga Xusay.

Magalada Uitenhage ee Dalka Konfur Africa oo Xuskii JWXO ee 31aad Siwanagsan Looga Xusay.

Waxaa magaalada Uitenhage ee gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Africa kadhacay xalfad balaadhan ooy soogaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogaadeeniya ee dalka Koonfur Africa  faraceeda […]

 
 

Dhagayso: Gabayga sanadguurada 31aad ee JWXO iyo Abwaan Heelaale(Gabay aad u macaan)

Dhagayso: Gabayga sanadguurada 31aad ee JWXO iyo Abwaan Heelaale(Gabay aad u macaan)

Waxaan halkan iidinku soo gubinaynaa gabay aad u xikmad iyo xiiso badan oo uu Abwaanka weyn ee ree Ogadenya Abwaan Heelaale u tiriyey sanadguurada 31aad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay