Archive for: August, 2015

Daawo: Wacdaraha xuska sanadgurada 31aad ee JWXO iyo Minneapolis(Q1aad)

Daawo: Wacdaraha xuska sanadgurada 31aad ee JWXO iyo Minneapolis(Q1aad)
 
 

Xerada Qaxootiga ee Xagardheer oo Lagu Qabtay Xuska Sanadgurada 31aad ee ONLF.

Xerada Qaxootiga ee Xagardheer oo Lagu Qabtay Xuska Sanadgurada 31aad ee ONLF.

Maanta ooy taariikhdu ku beegnayd 23/8/2015 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi laga xusay sanadguuradii 31aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Faallo: Jaamacadda Jigjiga Maxay Usoo Kordhisay Dadka & Dalka Ogadenya? By: Xaaji M/rashiid

Faallo: Jaamacadda Jigjiga Maxay Usoo Kordhisay Dadka & Dalka Ogadenya? By: Xaaji M/rashiid

Naftood-hurayaal- Maalkood-hurayaal iyo Maskaxdood-hurayaal waxaan idiin soo gudbinayaan Faallo ku saabsan Jaamacadda looyaqaano Jigjiga University oon doonayo inaad ila wadaagtaan. Marka hore waxaad ogaataan Jaamacada […]

 
 

Hailemariam Desalegn: A ‘Seat Warmer’ or an Unwitting Potentially Powerful Puppet?

Hailemariam Desalegn: A ‘Seat Warmer’ or an Unwitting Potentially Powerful Puppet?

By E Abraham, The 5th round of the Ethiopian ‘elections’ has been and gone. Most predictions have been shown to be on the ball. The ruling […]

 
 

Sanadguuradii 31aad ee JWXO oo Maanta Siwayn Looga Xusay Xerada Dhagaxlay.

Sanadguuradii 31aad ee JWXO oo Maanta Siwayn Looga Xusay Xerada Dhagaxlay.

Maanta ooy taariikhdu kubeegnayd 23/8/15 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab laga xusay sanadguuradii 31aad ee kasoo wareegtay dhalashadii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia. Xafladan […]

 
 

Q3xaad : Maskax Maydhka Shacabka (Rwanda iyo Ogadenya) – Noora Afgaab

Q3xaad : Maskax Maydhka Shacabka (Rwanda iyo Ogadenya) – Noora Afgaab

Meel aan fadhinay ayaan kaga sheekeeyay wixii ka dhacay Rwanda iyo sida shacabkii wada daganaa la’isugu diray ka dibna xasuuq aan la arag loogu sameeyay […]

 
 

Daawo Fidiyo- Furitankii Munsabadii sanadgurada ONLF ee lagu qabtay Minnesota cawa

Daawo Fidiyo- Furitankii Munsabadii sanadgurada ONLF ee lagu qabtay Minnesota cawa

 

 
 

Daawo Sawirada iyo Warbixin Xuskii sanadguradii 31 aad ee ONLF Minnesota oo Guul Ku soo dhamaday

Daawo Sawirada iyo Warbixin Xuskii sanadguradii 31 aad ee ONLF Minnesota oo Guul Ku soo dhamaday

Cawaa ayaa ahayad habeen tarikhi ah kadib markii ay tagerayasha iyo xubnaha Jaaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota ay cudud aad u baladhan ku mujiyeen tagerida […]

 
 

Tacadiyadii iyo xadhigii ugu Danbeeyay ee ay ciidanka Waayaanaha iyo kuwa ushaqeeya ay ka gaysteen gudaha Ogadenia

Tacadiyadii iyo xadhigii ugu Danbeeyay ee ay ciidanka Waayaanaha iyo kuwa ushaqeeya ay ka gaysteen gudaha Ogadenia

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa soo tabinaya tacadiyo aad ubadan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee soomaalida ogadenia. Warkan oo aan kahelay […]

 
 

Dagaalo Cusub oo Ka Dhacay gudaha Ogadenia Maal mihii U danbeeyay

Dagaalo Cusub oo Ka Dhacay gudaha Ogadenia Maal mihii U danbeeyay

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa ka warbixinaya labo dagaal oo kadhacay Gobalka Jarar ee dhulka Ogadenia. Dagaaladan […]

 
 

Wacdara kadhacay-Munasabadi Sanadguradii JWXO/ONLF ee Minnesota oo si rasmi ah u Bilabatay

Wacdara kadhacay-Munasabadi Sanadguradii JWXO/ONLF ee Minnesota oo si rasmi ah u Bilabatay

Waxaa hada si rasmi ah u furantay Munasabadii mudada dheer lasugayay ee xuska asaskii 31 ee JWXO. Munasabdan oo hada si tos ah u socota […]

 
 

Diyargorowgii u danbeyay iyo Hoolkii xaflada Sanadgurada JWXO ee Minneapolis

Diyargorowgii u danbeyay iyo Hoolkii xaflada Sanadgurada JWXO ee Minneapolis

Waxaa daqiiqado kadi lafilayaa inuu bilowdo sanadguradii JWXO ee Minnesota. Dib ban idinka soo tabin doonaa xafalda iyi siday u bilabato iyo siday kudhamto.   […]

 
 

Guriga Abraham Wolde uu Dhiiga Shacabka Ogadenya Kadhistay ee Addiss Ababa.

Guriga Abraham Wolde uu Dhiiga Shacabka Ogadenya Kadhistay ee Addiss Ababa.

Waxaa warbaahinta qaarkeed lagu soo nashriyay muuqaal kusaabsan guri lasheegay inuu magaalada Addiss Ababa ka dhistay ninka ugu sareeya Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ee dulmiga iyo […]

 
 

Daawo: Heesta Usbuuca iyo Al-fanaan Cabdi Baadil

Daawo: Heesta Usbuuca iyo Al-fanaan Cabdi Baadil

Waxaad halkan ka daawataan heesta aan u dooranay inay noqoto heesta usbuuca oo aad u macaan kuna luuqaynayo fanaanka weyn ee ree Ogadenya  Cabdi Baadil. […]

 
 

Yaman oo Siwayn Looga Xusay Sanadguurada 31aad ee JWXO

Yaman oo Siwayn Looga Xusay Sanadguurada 31aad ee JWXO

Caawa waxaa si weyn looga xusamay Magalada Sanca ee dalka yaman sanadguuradii 31aad ee ONLF Xaflada aad u weyn ooy soo qaban qabiyeen Jaaliyada Dalka […]

 
 

Daawo Video: Goaamadii Shirweynihii 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo Video: Goaamadii Shirweynihii 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

  Shirwaynaha 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya Oslo, 14 – 16 August, 2015 Intii u dhaxaysay 14 – 16 Agoosto, waxaa magaala madaxda wadanka Norway ee […]

 
 

Ogaysiis..Ogaysiis: Jaaliyada Minnesota oo siwayn isugu Diyarinaysa xuska sanadgurada 31aad ee aas-aaska JWXO /ONLF

Ogaysiis..Ogaysiis: Jaaliyada Minnesota oo siwayn isugu Diyarinaysa xuska sanadgurada 31aad ee aas-aaska JWXO /ONLF

Waxaa Malinta Sabtida ah, Augut 22, 2015 Sacadu marka ay tahay 6:00PM TO 2:0AM kadhici doona Magalada Bloomington ee gobolka Minnesota Xaflad ay siwayn usu […]

 
 

Xidhidhiyaha Jaliyadaha Ogadenya ee wadankani Maraykanka Mudane Xassan Tukri oo so Gadhay Minnesota

Xidhidhiyaha Jaliyadaha Ogadenya ee wadankani Maraykanka Mudane Xassan Tukri oo so Gadhay Minnesota

Ayadoo ay Jaliyadaha Ogadneya ee gobolka Minnesota ay si xowli ah isugu diyarinayso qabanqabada iyo ababulka sanadguradii 31 ee ka soo waregatay asaskii JWXO/ ONLF […]

 
 

Ogaden Tv oo soo bandhigay barnaamij aad u qurux badan+Daawo Video

Ogaden Tv oo soo bandhigay barnaamij aad u qurux badan+Daawo Video

Tv-ga caalaamiga ee Ogaden Tv oo ka howl gala dalkaas Maraykanka siiba gobolka Mennisota ayaa soo bandhigay barnaamij aad u qiimo badan oo salaamo iyo […]

 
 

Ethiopia: Emergency Assistance Demand Rises to 4.5m People

Ethiopia: Emergency Assistance Demand Rises to 4.5m People

By Dawit Endeshaw A new report released by United Nation Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) shows that the number of relief food […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay