Archive for: August, 2015

Daawo:Da,yarta Ogadenya iyo wacdarihii ay ka dhigeen shirweynihii

Daawo:Da,yarta Ogadenya iyo wacdarihii ay ka dhigeen shirweynihii

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa da,yarta Ogadenya ee ka qayb gashay shirweynihii oo muujiyey cududoooda iyo siday uga soo horjeedaan gumaysiga Itobiya. HALKAN KA DAAWO

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo soo xidhay shirweynihi jaaliyadaha ee 20aad

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo soo xidhay shirweynihi jaaliyadaha ee 20aad

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qayb kamid ah khudabadii gudoomiyaha jwxo ee uu kusoo xidhay shirweynihii 20aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo lagusoo gabagabeeyey caasimada Norway […]

 
 

Dag Dag: Dagaal Culus oo Saraakiil Gumaysiga Kamid ah Lagu Laayay Duleedka Qabridahare.

Dag Dag: Dagaal Culus oo Saraakiil Gumaysiga Kamid ah Lagu Laayay Duleedka Qabridahare.

War hada naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya JWXO ayaa sheegaya  weerar dhabagal ah  oo 14/8/2015 ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) kafuliyeen wadada isku […]

 
 

Mamulka Cusub ee OYSU Minnesota oo socdal shaqo halgan ku gadhay magalada St.cloud, MN.

Mamulka Cusub ee OYSU Minnesota oo socdal shaqo halgan ku gadhay magalada St.cloud, MN.

Wafti ay horkacaysay xoghayaha OYSU MN marwo Hodan Ugaas ayaa maanta oo axad ah socdaal shaqo kutagay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota. Waftigan oo […]

 
 

Daawo Filim Hiddaha Iyo Dhaqanka Somalida Ogaden

Daawo Filim Hiddaha Iyo Dhaqanka Somalida Ogaden

Kobtan Ka daawo Filim Hiddaha Iyo dhaqanka Somalida Ogaden oo lagu soo bandhigay carwadii Jaaliyada Eritrea ku laheyd UK.

 
 

7bada Qodob ee Maskax Maydhka (Brain washing) Shacabka Lagu sameeyay si Loo Hanto – Noora Afgaab

7bada Qodob ee Maskax  Maydhka (Brain washing) Shacabka Lagu sameeyay si Loo Hanto – Noora Afgaab

Itobiya guud ahaan, gaar ahaan dalka Ogadenya waxaa ka dhacay welina ka socda xasuuq (massacre) ujeedada laga lahaa/leeyahay ay ahayd/tahay in shacabka lagu maskax maydho […]

 
 

Gobolka Nogob oo Dagaal Kudhexmaray ONLF & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Gobolka Nogob oo Dagaal Kudhexmaray ONLF & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee Dhulka Somalida Ogadenia ayaa tibaaxaya sansaarooyin iyo sabaaxato ciidanka gumaysiga loogu dhigay deegaamo kamid ah gobolka […]

 
 

Ciidanka ONLF oo Weeraro Qorshaysan Kuqaaday Saldhigyada Gumaysiga ee Gobolka Jarar.

Ciidanka ONLF oo Weeraro Qorshaysan Kuqaaday Saldhigyada Gumaysiga ee Gobolka Jarar.

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Wakaalada Wararka ee Ogadenya (ONA) ayaa sheegaya in howlgalo ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ka fuliyeen gudaha Gobolka Jarar ee wadanka […]

 
 

Dagaalo Culculus oo Kadhacay Gobolka Qoraxay Ayaa Ciidanka Itoobiya Khasaare Kaxaad Leh Loogu Gaystay.

Dagaalo Culculus oo Kadhacay Gobolka Qoraxay Ayaa Ciidanka Itoobiya Khasaare Kaxaad Leh Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo kadhacay Gobolka Qoraxay […]

 
 

Xerada Ifo oo Lagu Qabtay Xuskii Sanadguurada 31aad ee ONLF.

Xerada Ifo oo Lagu Qabtay Xuskii Sanadguurada 31aad ee ONLF.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 16/8/2015 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab laga xusay sanadguuradii 31aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii JWXO. Xafladan lagu maamuusayay dhalashadii […]

 
 

DAG DAG: Shirweynihii 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo si rasmi ah loosoo gabagabeeyey+sawiro

DAG DAG: Shirweynihii 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo si rasmi ah loosoo gabagabeeyey+sawiro

Waxaa si rasmi ah daqiiqado kahor loosoo gabagabeeyey shirweynihii 20aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo sanadkan lagu qabtay caasimada Norway ee Oslo. Shirweynahan oo bilowday 14 […]

 
 

Shirweynihii 20aad ee jaaliyadaha oo gabo gabo maraya+Sawiro

Shirweynihii 20aad ee jaaliyadaha oo gabo gabo maraya+Sawiro

Waxaa gabo gabo maraya shirweynihii 20aad ee jaaliyadaha Ogadenya ee ka socday caasimada wadanka Norway ee Oslo kaas oo soo bilowday maalintii Jimcaha ahayd waxaana […]

 
 

Waa maxay shaqada Hay,adaha Fulinta JWXO ( Daawo video Gudoomiyaha ONLF oo qeexaya)

Waa maxay shaqada Hay,adaha Fulinta JWXO ( Daawo video Gudoomiyaha ONLF oo qeexaya)

Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya Adm.Maxamed Cumar Cismaan ayaa si cad u qeexay hay,adaha fulinta Jwxo iyo shaqooyinkooda loo igmaday,gudoomiyuhu wuxuu cadeeyey  kala sarraynta sharciga […]

 
 

Sooc Cabdi:Gudoomiyaha UHO ee UK iyo festival kii jaaliyada Norway+Daawo Video

Sooc Cabdi:Gudoomiyaha UHO ee UK iyo festival kii jaaliyada Norway+Daawo Video

Gudoomiyaha ururka Haweenka Ogadenya Marwo Sooc Cabdi iyo hooyooyin kale oo ka qayb galay Festival  ay jaaliyada Norway qabatay ayay kasoo jeediyeey khudbado qiimo badan,waxayna […]

 
 

Daawo: Hogaanka HABAD oo ka warbixiyey qaabka ay ugu adeegaan danyarta iyo agoonta Ogadenya

Daawo: Hogaanka HABAD oo ka warbixiyey qaabka ay ugu adeegaan danyarta iyo agoonta Ogadenya

Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Daryeelka Dadweynaha ayaa warbixin muuqaal ah kasoo diyaariyey samafalka iyo adeega balaadhan ee ay u fidiyaan danyarta iyo agoonta Ogadenya ee […]

 
 

Shirweynaha Jaaliyadaha oo galay maalintii 3aad iyo dood shaqeed lagu gurfoynayo+Sawiro

Shirweynaha Jaaliyadaha oo galay maalintii 3aad iyo dood shaqeed lagu gurfoynayo+Sawiro

Waxaa maanta la gudagalay maalintii sadexaad ee shirweynaha 20aad ee jaaliyadaha Ogadenya halkaas oo ay xaadir ku wada ahaayeen dhammaan jaaliyadaha shirweynaha uga kala yimid […]

 
 

Ururka OYSU Faricisa Minnesota oo gudomiye cusub u doortay marwo Hodan Ugas

Ururka OYSU Faricisa Minnesota oo gudomiye cusub u doortay marwo Hodan Ugas

Manta oo Sabti ah ayay ururka OYSU faricisa Minnesota waxay isugu yimadeen shir si hersara ah loo so agasimay oo ka dacay xafiska jaliyada Ogadenya […]

 
 

Konfur Africa oo Si Heersare ah Looga Xusay Sanadguurada JWXO.

Konfur Africa oo Si Heersare ah Looga Xusay Sanadguurada JWXO.

Xaflad Siweyn loogu dabaaldagay 15 August oo ah maalintii la aas aasay Jabhadda ONLF ayaa lagu qabtay Magaalada Pretoria ee Xarunta South Africa. Waxaa Kulankan soo […]

 
 

Daawo: Shukri Ilays oo hees macaan kusoo bandhigtay Festivalka Oslo

Daawo: Shukri Ilays oo hees macaan kusoo bandhigtay Festivalka Oslo

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Fanaanada da,da yar ee Shukri Ilays oo hees aad u macaan ka qaaday festival kii maanta lagu xusayay sanadguurada 31aad […]

 
 

Daawo: Jaliyada Norway oo Festival qurux badan ku xustay sanadgurada 31aad ee JWXO

Daawo: Jaliyada Norway oo Festival qurux badan ku xustay sanadgurada 31aad ee JWXO

Jaaliyada Ogadenya ee dalka Norway ayaa Festival cajiib oo aad u qurux badan ku xustay sanadguurada 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay