Archive for: August, 2015

Jigjiga oo Dad Rayad ah Lagu Dhibaateeyay & Biyo La’aan Daran oo Kajirta Magaalada.

Jigjiga oo Dad Rayad ah Lagu Dhibaateeyay & Biyo La’aan Daran oo Kajirta Magaalada.

Wararka aan  kahelayno Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya dhibaato laxaad leh ooy ciidanka wayaanaha iyo maliishiyada kaba qaadka u ah Gumaysiga Itoobiya ee […]

 
 

Gobolka Jarar oo Shacab Badan Loogu Gaystay Xidhay & Boob Baahsan .

Gobolka Jarar oo Shacab Badan Loogu Gaystay Xidhay & Boob Baahsan .

Wararka ka imanaya xarunta Gobolka Jarar ee Dhagaxbuur ayaa sheegaya in dhibaatooyin kala duwan ooy ciidanka    dad cunka ah ee gumaysigu ugaysteen dadwayne aad ubadan oo […]

 
 

Resolving Ogaden conflict needs a Brain, not a Bullet. By Ali yare

Resolving Ogaden conflict needs a Brain, not a Bullet. By Ali yare

Usually as human beings, if something doesn’t work for us for any reason, we immediately change our strategy as well as operational approach. It is […]

 
 

Khilaafkii TPLF oo Markale Cirka Isku Shareeray.

Khilaafkii TPLF oo Markale Cirka Isku Shareeray.

Wararka magaalada Addiss Ababa naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in khilaafkii Jabhada TPLF ee Itoobiya majaraha uhaysa uu siixoogaystay kadib shirkii 12-aad ee EPRDF oo […]

 
 

Daawo: Ogaden Community London oo da,yar usoo xidhay koorso Caafimaad

Daawo: Ogaden Community London oo da,yar usoo xidhay koorso Caafimaad

Xafiiska Jaaliyada Ogaden Community Association ayaa maalintii Sabtida 08/08/2015 soo gabagabeeyay barnaamij Caafimaad oo la xidhiidha sinaanta iyo adeega Caafimaad ee magaalada London barnaamijkaas oo […]

 
 

Wadada Laamida Jig Jiga illaa Godey isku xidha Dhiilo katimid

Wadada Laamida Jig Jiga illaa Godey isku xidha Dhiilo katimid

Wakaalada Wararka ONA Kiisas ay ka heshay adeegayasha gumeysiga Ethiopia ayaa qeexaya qorshe lagu damacsanyahay in dhulka wadada dheer ee cad ee laamiga lagu shubay […]

 
 

Xaafada Jaraaqatu ee Jig Jiga oo dhulka lalasimay

Xaafada Jaraaqatu ee Jig Jiga oo dhulka lalasimay

Ciidanka Gumeysiga Ethiopia oo sita noocyada Cagaf Cagafta ee dhulka lagu dumiyo ayaa ku waabariistay Xaafada Jaraaqatu ee Magaalada Jig Jiga halkaas oo ay cagta […]

 
 

Q2aad: Axmad Gurey Wixii Kiciyay Ayaad Maantana Wadaan – Noora Afgaab

Q2aad: Axmad Gurey Wixii Kiciyay Ayaad Maantana Wadaan – Noora Afgaab

Ninwalba markuu heemaarsaday intii koobka ugu hadhay ee qaxwa ama shaah ama kobojiino ahayd ayuu hadalkiisii bilaabay Cali Axmad oo yidhi waxaa la’ii yaqaanaa Cali […]

 
 

Ogaysiis…Sanadguurada 31aad ee ONLF iyo Jaaliyadda K/Afrika

Ogaysiis…Sanadguurada 31aad ee ONLF iyo Jaaliyadda K/Afrika

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho waynta Soomaliyeed ee kunool wadanka K/Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng in ay jirto munaasabad balaadhan oo lagu maamuusayo 31 guuradii […]

 
 

USCIRF Condemns Trial Outcome of Ethiopian Muslim Leaders

USCIRF Condemns Trial Outcome of Ethiopian Muslim Leaders

WASHINGTON, D.C. – The U.S. Commission on International Religious Freedom (USCIRF) strongly decries the convictions and sentencing of 18 Muslim leaders in Ethiopia.  They were […]

 
 

OYSU Faraca Xagardheer oo agab waxbarasho Ugu deeqay Ardayada Madarisada Xirsi Mahad Academy

OYSU Faraca Xagardheer oo agab waxbarasho Ugu deeqay Ardayada Madarisada Xirsi Mahad Academy

Ururka OYSU faraciisa Iftin ee kahowlgala xerada Qoxootiga eeXagardheere ayaa qalabka ardaydu qalab ay wax kubartaan ugu deeqay ardaydawax kabarata madarasada Xirsi Mahad Academy ee […]

 
 

Shir waynihii jaaliyada Oromia ee Dalkan Maraykanka oo maanta ka furmay Minnesota iyo Jaaliyada Ogadenya oo lagu marti qaaday

Shir waynihii jaaliyada Oromia ee Dalkan Maraykanka oo maanta ka furmay  Minnesota iyo Jaaliyada Ogadenya oo lagu marti qaaday

Shir waynihii jaaliyada Oromiaa ee Dalkan Maraykanka ayaa maanta si rasmi ah oo ga furmay Caasimada Gobolka Minnesota ee ST.PAUL. Shirka ayaa waxaa duco iyo […]

 
 

Shaygoosh & Shilaabo oo Gumaysiga Itoobiya Dad Shacab Ah Ku Dhibaateeyay.

Shaygoosh & Shilaabo oo Gumaysiga Itoobiya Dad Shacab Ah Ku Dhibaateeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in Dagmooyinka Shilaabo iyo Shaygoosh oo kawada tirsan Gobolka Qoraxay in tacadiyo kala duwan ooy ciidanka Gumaysiga Itoobiya ugaysteen 2 […]

 
 

In July alone hundreds of civilians in the Ogaden have been arrested.

In July alone hundreds of civilians in the Ogaden have been arrested.

As Ogaden News Agency has previously reported, in the month of July 2015 hundreds of civilians in various parts of the Ogaden region have been […]

 
 

Gobolka Jarar oo Dad Shacab Ah Xadhig & Dhac Gumaysigu Ugu Gaystay.

Gobolka Jarar oo Dad Shacab Ah Xadhig & Dhac Gumaysigu Ugu Gaystay.

Wararka aan kahelayno Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan ooy ciidanka gumaysiga Itoobiya u gaysteen dadka shacabka ah oo ku dhaqan gobolka Jarar. […]

 
 

Munaasabad Qur’aanka Kariimka Lagu Khatimay oo Dhagaxlay Kadhacday.

Munaasabad Qur’aanka Kariimka Lagu Khatimay oo Dhagaxlay Kadhacday.

Maalin nimadii shalay ahayd ooy taariikhdu kubaygnayd 06//08/2015 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo lagu khatimayay akhrinta Qur’aanka Kariimka […]

 
 

Abaaro Xoogan oo ku habsaday meelo Itoobiya kamid ah .

Abaaro Xoogan oo ku habsaday meelo Itoobiya kamid ah .

Wararka aan Itoobiya kahelayno ayaa sheegaya in abaaro xoogan ay meelo wadanka kamid ah kuhabsadeen. Waxaa siikordhaya cabsida laga qabo in 8-milyan oo Itoobiyaan ah […]

 
 

Level and Effect of Drought in Ethiopia

Level and Effect of Drought in Ethiopia

Amateur cameraman captured many dead animals in Afar Regional State of Ethiopia. The video caption posted on facebook read “One more shocking video that recorded […]

 
 

Mudaharad xoogan oo ka dhacay magaalda Arba Minchi

Mudaharad xoogan oo ka dhacay magaalda Arba Minchi

  Warar hor dhac ah oo naga soo gaadahay magaalada Arba minch ee gobolka Gamo Gofa ayaa tibaaxaya in u ka dhacay mudaharaad wayn oo […]

 
 

Ogeysiis: Kulan ka dhacaya Jaaliyada London Sabtida 8 August 2 Duhurnimo

Ogeysiis: Kulan ka dhacaya Jaaliyada London Sabtida 8 August 2 Duhurnimo

Jaaliyada soomaliyeed ee Magaalada London waxaa lagu wargalinaya inay kasoo qeyb galaan Kulan balaadhan oo ka dhacaya Guriga Shirarka Jaaliyada Ogaden Community Maalinta Sabtida ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay