Archive for: August, 2015

Ethiopian Army latest act of atrocities against the Ogaden Civillian

Ethiopian Army latest act of atrocities against the Ogaden Civillian

The occupation army of Ethiopia known for its brutality against innocent civilians in the Ogaden has in the month of August embarked on a campaign […]

 
 

Six High Level Ethiopian Diplomat Abandon the Regime

Six High Level Ethiopian Diplomat Abandon the Regime

  Six high-level diplomats who have been serving at differentconsular positions have reportedly defected from the Ethiopian regime. Sources told ESAT that these diplomats didn’t […]

 
 

Dilal Loogaystay Dad Shacab ah oo Kadhacay Sagag, Awaare, Gunagado, & Jigjiga.

Dilal Loogaystay Dad Shacab ah oo Kadhacay Sagag, Awaare, Gunagado, & Jigjiga.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa tibaaxaya in Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee loocarbiyay xasuuqa […]

 
 

Lix Diblomaasi oo Gumaysiga Itoobiya Ka Goostay.

Lix Diblomaasi oo Gumaysiga Itoobiya Ka Goostay.

Wararka magaalada Addis Ababa naga soo gaadhahaya ayaa waxay tibaaxayaan in 6 Diblomaasi oo Itoobiyaan ah ay ka goosteen taliska wayaanaha. Lixdan Diplomasi ee Gumaysiga Itoobya ka goosatay […]

 
 

Qaar Kamid ah Dhidid-Dhowrkii Xeer Ilaalinta Maxkamadaha Dulmiga ah ee Jigjiga oo Kala Firxaday & Qaar Jeel Ogaden Kucawaynaya.

Qaar Kamid ah Dhidid-Dhowrkii  Xeer Ilaalinta Maxkamadaha Dulmiga ah ee Jigjiga oo Kala Firxaday & Qaar Jeel Ogaden Kucawaynaya.

Sida anu kuhelayno xogo rasmi ah oo kasoo baxay magalada Jigjihga ayaa waxay ay xaqijinayaan inay kalacarareen qaar kamid aha howl wadenadii gumaysi kalkalka ahaa […]

 
 

18 Masuuliinta Majliska Islaamka ee Itoobiya ah(المجلس الأعلى لمسلمي ايثوبيا) oo Xabsi Dheer Lagu Xukumay.

18 Masuuliinta Majliska Islaamka ee Itoobiya ah(المجلس الأعلى لمسلمي ايثوبيا) oo Xabsi Dheer Lagu Xukumay.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in 18 masuul oo ka tirsanaa Majliska Islaamka ee Addiss Ababa in xabsi dheer lagu xukumay. […]

 
 

Hawlwadeenka Hogaanka Warfaafinta oo Conference Call Iskugu Yimid Hawlo Muhiim Ahna Kawada Arinsaday.

Hawlwadeenka Hogaanka Warfaafinta oo Conference Call Iskugu Yimid Hawlo Muhiim Ahna Kawada Arinsaday.

Waxaa shalay ooy taariikhud ahayd 03/08/2015 kulan xaga khadka isgaadhsiinta casriga ah iskugu yimid Gudoonka Sare & Agaasimeyaasha afarta Waaxood ee Hogaanka Warfaaginta (HWF) ee […]

 
 

AMISOM Soldiers Arrested Over Civilian Killings in Somalia

AMISOM Soldiers Arrested Over Civilian Killings in Somalia

At least two African Union soldiers have been arrested in connection with allegations of civilian murders after three incidents in which soldiers randomly killed nearly […]

 
 

Axmad Gurey Wixii Kiciyay Ayaad Maantana Wadaan – Noora Afgaab

Axmad Gurey Wixii Kiciyay Ayaad Maantana Wadaan – Noora Afgaab

Muran si lama filaan ah ku bilowday ka dibna isku rogay dood cilmiyeed ayaa ka dhacday maqaayadda qaxwada laga cabo ee Kaldi’s Coffee. Nin ka […]

 
 

Daawo: Waraysi Qaban-qaabada Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo: Waraysi Qaban-qaabada Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya

Wufuud fara badan oo kamid ah jaaliyadaha Ogadenya ee caalamka ayaa kusii qulqulaya caasimada dalka Norway ee Oslo si ay uga qayb galaan shirweynaha jaaliyadaha […]

 
 

Obama’s Visit to Ethiopia and the National Humilation

Obama’s Visit to Ethiopia and the National Humilation

By Abebe Birru, We Ethiopians are famous for our hospitality. It has been our specialty since antiquity. The comfort we give to strangers and guests […]

 
 

Dad lagu xidhay Jig Jiga, Dhagaxbuur, Qabridahar, Wardheer iyo Godey

Dad lagu xidhay Jig Jiga, Dhagaxbuur, Qabridahar, Wardheer iyo Godey

Sida Wakaalada Wararka ONA horey usoo gudbisay waxaa dhulka Ogaden bishii July lagu xidhay boqollaal Shacab ah kuwaas oo goobo kala gadisan oo kamida Ogadeniya […]

 
 

Qeexida Halku-dhigyada JWXO (Midnimo,Mintid,Iskutashi,Guul,Allaahu Akbar)

Qeexida Halku-dhigyada JWXO (Midnimo,Mintid,Iskutashi,Guul,Allaahu Akbar)

Halgamayaal waxaa mahad dhamaanteed iskaleh Allaah (SWC) Nabigeenisuubanaa ee Muxamedna (SCW) naxariis iyo nabadgaliyo korkiisa haahaato.Halgamayaal hadii aan guda galo maqaalkan oon ugu tala galay […]

 
 

Saldhig uu Gumaysigu Kulahaa Degaanka Wadhiile oo Degmada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar Katirsan oo Ciidan ONLF Weeraray.

Saldhig uu Gumaysigu Kulahaa Degaanka Wadhiile oo Degmada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar Katirsan oo Ciidan ONLF Weeraray.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in dagaal culus oo lagu naafeeyay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya uu kadhacay deegaanka lagu magacaabo Wadhiile oo Degmada […]

 
 

Obama oo Loo Goglay Karbet Lagasoo Xaday Masaajidda Adis Ababa

Obama oo Loo Goglay Karbet Lagasoo Xaday Masaajidda Adis Ababa

Waxaan dhaqan diblomaasi ah in madaxweynayaasha loo goglo karbet cas oo soo dhaweyn ah oo markuu salaanta ka qaadanayo ciidamada xulka ah ee dalkaasi uu […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Sweden ee Somalida Ogadeniya oo Magaalada Eskelistuna kadhacay

Shirkii Jaaliyada Sweden ee Somalida Ogadeniya oo Magaalada Eskelistuna kadhacay

Jaaliyada Somalida Ogaadeniya ee wadanka Sweden ayaa isugu timid shirkeedi caadiga ahaa kaasi oo kadhacay magaalada Eskelestuna  oo 120 Km ujirta Magaalada Stockholm ee xarunta […]

 
 

Kulan Balaadhan Ooy Jaaliyada S.Ogadenya ee Minnesota ee Carliga Maraykanka Iskugu Timid

Kulan Balaadhan Ooy Jaaliyada S.Ogadenya ee Minnesota ee Carliga Maraykanka Iskugu Timid

Waxaa kulan aad u balaadhan ooy soo abaabushay Jaaliayada Somalida Ogadenia ee Gobolka Minnesota uu ka dhacay magaalaga Minneapolis ee dalkan Maraykanka. Kulankan oo ahaa […]

 
 

23 Ethiopian Soldiers killed in a heavy fighting between ONLF and Ethiopian soldiers

23 Ethiopian Soldiers killed in a heavy fighting between ONLF and Ethiopian soldiers

The central command of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) has reported recent military activities of the ONLF army in the Shabeelle region of the […]

 
 

Doorashadii Xoghayaha Faraca OYSU ee St.Cloud oo Lasoo Gabagabeeyay.

Doorashadii Xoghayaha Faraca OYSU ee St.Cloud oo Lasoo Gabagabeeyay.

Waxaa shir iskugu yimid xubnaha urur waynaha Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU  faraciisa ST. Cloud ee gobolka Minnesota. Shirkan ooy ujeedadiisu ahayd doorashada […]

 
 

Daawo: Shirkii iyo wacdarihii ay soo bandhigtay Jaaliyada Faraca Faafan ee Nairobi

Daawo: Shirkii iyo wacdarihii ay soo bandhigtay Jaaliyada Faraca Faafan ee Nairobi

Jaaliyadda Ogadenya faraca Faafan ee magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda ayaa shalay shirweyn ku qabtay xaafada Islii ee magaalada Nairobi,shirkaas oo ahaa kii billaha ahaa ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay