Archive for: September, 2015

Dowlada Qatar oo Xoojinaysa Taageerada Ay Siiso Dawlada Soomaaliya.

Dowlada Qatar oo Xoojinaysa Taageerada Ay Siiso Dawlada Soomaaliya.

Dowladda dalka Qadar ayaa sheegtay ineey xoojinayso taageerada ay siiso Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo shacbigeeda. Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibadda ee Qadar, Maxamed bin Cabdullaahi […]

 
 

Wariyaha IILAYS TV ee South Africa oo ka warbixinaya tartanka Cayaaraha(Daawo Video)

Wariyaha IILAYS TV ee South Africa oo ka warbixinaya tartanka Cayaaraha(Daawo Video)

Hoos ka daawo wariyaha Ilays Tv ee wadanka K/afrika oo ka warbixinaya tartanka ciyaaraha kubada cagta iyo rayntii xulka Ogadenya ay ku garaaceen xulka dalka […]

 
 

Xukunka Wayaane/TPLF Wuxuu Noqday Midkii ugu Dhibaatada Badnaa Ogadenya, Sabab? – Noora Afgaab

Xukunka Wayaane/TPLF Wuxuu Noqday Midkii ugu Dhibaatada Badnaa Ogadenya, Sabab? – Noora Afgaab

Dad aan ka yareyn 100 qof oo meela kala duwan jooga, dhamaantoodna soo arkay xukunkii Xayle Salaase iyo midkii Mingestu, hadana la nool xukunka TPLF […]

 
 

Khilaafkii Kooxda TPLF oo Soo Bandhigay Musuqii Ay Hantida Shacabka Kuhayeen.

Khilaafkii Kooxda TPLF oo Soo Bandhigay Musuqii Ay Hantida Shacabka Kuhayeen.

Warar lagu kalsoon yahay ooy heshay Wakaalada Wararka Ogadenya  ee ONA ayaa sheegaya in khilaafkii u dhexeeyay madaxda kooxdii TPLF cirka isu shareeray. Warkan ayaa […]

 
 

Arrimaha Soomaaliya oo Looga Wada Hadlay Shir Maraykanka Kadhacay.

Arrimaha Soomaaliya oo Looga Wada Hadlay Shir Maraykanka Kadhacay.

Shir looga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada New York ee dalka Maraykanka. Shirka oo ay ka qaybgaleen madax ka kala socotay dowladaha […]

 
 

Daawo: Shacabaa Catalonia oo Isku Raacay Ineey Ka Xoroobaan Wadanka Spain.

Daawo: Shacabaa Catalonia oo Isku Raacay Ineey Ka Xoroobaan Wadanka Spain.

9 xisbi oo aan isku mabda ahayn laakiin  oo u wada ol-oleeya gooni isu taaga  gobolka Catalonia ee wadanka Spain ayaa  ku gulaystay aqalabiyada doorashada […]

 
 

Daawo: Ciyaar wanaagii uu soo bandhigay xulka kubada cagta Ogadenya+SAWIRO

Daawo: Ciyaar wanaagii uu soo bandhigay xulka kubada cagta Ogadenya+SAWIRO

Kooxda kubada cagta OYSU ee South Africa ayaa ciyaar wanaag aad looga wada helay kusoo bandhigtay tartankii cayaaraha kubada cagta ee ka furmay wadanka K/Afrika,ciyaartii […]

 
 

Ethiopia: Children At Risk in Ethiopia’s Unfolding Food Crisis

Ethiopia: Children At Risk in Ethiopia’s Unfolding Food Crisis

Any views expressed in this article are those of the author and not of Thomson Reuters Foundation. At least 4.5 million people in drought-stricken Ethiopia […]

 
 

Dawlada UK oo Sheegtay Ineey Somaliya Ciidan U Dirayso.

Dawlada UK oo Sheegtay Ineey Somaliya Ciidan U Dirayso.

Boqortooyada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday ineey wadanka Somaliya iyo Koonfurta Sudan udiri doonto ciidan gaadhaya 370 askari. Ujeedada ka dambaysa ciidankan Somaliya loodirayo ayaa […]

 
 

Shacab Lagu Xidh Xidhay Degaamo Katirsan Gobollada Doollo & Nogob.

Shacab Lagu Xidh Xidhay Degaamo Katirsan Gobollada Doollo & Nogob.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Doollo ee wadanka Ogadenia ayaa tibaaxaya tacadiyo baahsan ooy ciidanka wayaanuhu u gaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan tuulada Caado ee Gobolka […]

 
 

Shirkii Faraca Iftin Iyo Shahaadooyin Lagudoonsiiyay Xubno Badan.

Shirkii Faraca Iftin Iyo Shahaadooyin Lagudoonsiiyay Xubno Badan.

Waxaa  shalay ooy taariikhdu ku beegnayd 28/9/2015 waxaa Xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ka qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin. Shirkan ooy soo qabanqaabiyeen maamulka Faraca […]

 
 

UK to deploy troops to help keep peace in Somalia and South Sudan

UK to deploy troops to help keep peace in Somalia and South Sudan

David Cameron offers help in training and logistics for UN and African Union peacekeepers in attempt to foster ‘less terrorism and migration’ A Somali woman […]

 
 

Jaaliyada S. Ogadenya oo Ka Qaybgashay Xaflad Ay Jaaliyada Oromiya ee Sacuudi Carabiya Soo Qabanqaabisay.

Jaaliyada S. Ogadenya oo Ka Qaybgashay Xaflad Ay Jaaliyada Oromiya ee Sacuudi Carabiya Soo Qabanqaabisay.

Waxaa markay taariikhdu ahayd 26/9/2015 magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudi Carabiya lagu qabtay xaflad balaadhan ooy soo qaban qaabisay Jaaliyada Oromiya ee ku dhaqan wadanka Sacuudiga. […]

 
 

Awaare & Birqod oo Gobolka Jarar Katirsan oo Shacab Badan Lagu Dhibaateeyay.

Awaare & Birqod oo Gobolka Jarar Katirsan oo Shacab Badan Lagu Dhibaateeyay.

Wararka aan ka hellay Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa tibaaxaya tacadiyo kala duwan ooy ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee aan waxba galabsanin ee ku […]

 
 

Dagaalo Ka Dhacay Goballada Doollo & Shabeele Cadawgana Lagu Naafeeyay.

Dagaalo Ka Dhacay Goballada Doollo & Shabeele Cadawgana Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya dagaalo ciidanka cadawga lagu xasuuqay oo kadhacay Gobollada Shabeelle […]

 
 

Daawo: Ciyaartii caawa dhex martay xulalka Ogadenya & Kenya oo Ogadenya ay ku badisay 4-1

Daawo: Ciyaartii caawa dhex martay xulalka Ogadenya & Kenya  oo Ogadenya ay ku badisay 4-1

Waxaa wadanka South Africa ka bilowday koobka ciyaarta kubada cagta oo ay ku tartamayaan xulal ay ka mid tahay Ogadenya,dhalinta OYSU ee wadankaasi Koonfur Afrika […]

 
 

Xaflad Lagu Maamuusayay 31 Guuradii JWXO oo Lagu Qabtay Magalada Perth ee Dalka Australia.

Xaflad Lagu Maamuusayay 31 Guuradii JWXO oo Lagu Qabtay Magalada Perth ee Dalka Australia.

Waxaa maalintii shalay ahayd ooy taariikhdu ku beegnayd 26/09/2015 lagu qabtay Magaalada Perth ee Galbeedka Australia xaflad aad u balaadhan  oo lagu maamuusayay 31 guuradii […]

 
 

Boqortooyada Sacuudiga oo Amartay in Baadhitaan Buuxa Lagu Sameeyo Masiibadii Xaramka Ka Dhacday.

Boqortooyada Sacuudiga oo Amartay in Baadhitaan Buuxa Lagu Sameeyo Masiibadii Xaramka Ka Dhacday.

Xukuumada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa amar  ku bixisay in baadhitaan buuxa lagu sameeyo kadib masiibadii ka dhacday Xaramka taasoo ay  ku dhinteen 769  Xaaji  iyadoo ay ku dhaawacmeen […]

 
 

Dr. Jawaari oo Sheegay in Lasoo Gabagabeeyay Mooshinkii Madaxwaynaha Somaliya Ka Dhanka Ahaa.

Dr. Jawaari oo Sheegay in Lasoo Gabagabeeyay Mooshinkii Madaxwaynaha Somaliya Ka Dhanka Ahaa.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawlada Federalka Somaliya Dr. Jawaari ayaa shaaca kaqaaday in la soo gaba gabeeyay jiritaanka Mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxwayne Xasan Sheekh laga keenay bishii hore […]

 
 

Gudomiyaha ONLF oo ku dhaliilay Madaxda & Warbaahinta Somaliya in aysan ka hadli karin Gumeysiga Ethiopia(Waraysi xiiso badan)

Gudomiyaha ONLF oo ku dhaliilay Madaxda & Warbaahinta Somaliya in aysan ka hadli karin Gumeysiga Ethiopia(Waraysi xiiso badan)

Wareysigan Waxaa la qaaday June 2015.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay