Archive for: September, 2015

Barnaamij aad u xiiso badan oo Radio Xoriyo kasoo diyaarisay Ciida barakaysan(Daawo Video)

Barnaamij aad u xiiso badan oo Radio Xoriyo kasoo diyaarisay Ciida barakaysan(Daawo Video)

Daawadayaal waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa barnaamij aad u xiiso badan oo ay idiin soo diyaarisay Idaacada kaliya ee ku hadasha codka Shacabka Ogadenya […]

 
 

Why Famine is a Permanent Phenomenon in Ethiopia?

Why Famine is a Permanent Phenomenon in Ethiopia?

“We are still surprised by the prevalence of draught-induced food shortages in Africa, 3,500 years after the Pharaohs worked out how to store grain.” (The […]

 
 

Dagaal Culus oo Kadhacay Degmada Dhuxun Duleedkeeda Cadawgana Lagu Naafeeyay.

Dagaal Culus oo Kadhacay Degmada Dhuxun Duleedkeeda Cadawgana Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo Ciidaka Wadaniga Xoraynta Ogadenya CWXO iyo ciidanka niyada jabsan ee Gumaysigu sookhalday ku dhexmaray deegaanka […]

 
 

Heesta Todobaadka: Dhiirane Halgamayow & Xidigaha OYSU-MN.

Heesta Todobaadka: Dhiirane Halgamayow & Xidigaha OYSU-MN.

Waxaan todobaadkan idiin haynaa hees macno & murti badan xambaarsan oo si wada jir ah ugu luuqaynayaan Kooxda Xidigaha ee OYSU-MN. Heestan oo si dhab […]

 
 

Maqaal: Hagardaamo Cadaw Halgamaa Wax Mayeesho. W/Q Liban Miyir Abdi (Kulmiye)

Maqaal: Hagardaamo Cadaw Halgamaa Wax Mayeesho. W/Q Liban Miyir Abdi (Kulmiye)

Iskudayga cadawgu waxay marwalba ka sii cadhaysiisaa, wadaniga JWXO ee xalaasha ah, waxayna mugdi iyo iimaan la’aan ku siiridaa kuwa aamina ama raaca cadawga ee wax walba […]

 
 

Jigjiga & Birqod oo Shacab Fara Badan Lagu Wax Yeeleeyay.

Jigjiga & Birqod oo Shacab Fara Badan Lagu Wax Yeeleeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo muwaadiniin ree Ogadenia ah loogu gaystay dagmooyinka Jigjiga iyo […]

 
 

Afhayeenka JWXO Ahna Gudomiyaha HAAJ oo Socdaalkiisii Canada Soo Gabagabeeyay.

Afhayeenka JWXO Ahna Gudomiyaha HAAJ oo Socdaalkiisii Canada Soo Gabagabeeyay.

Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Jaaliyaadka ahna Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) N/hure C/qaadir Xasan Hirmoogen (Cadaani) ayaa mudo bil ah wuxuu ku sugnaa dalka Canada isagoo […]

 
 

Hay’ada Agoonta & Ururka ORAG oo Ciida Ka Farxiyay Qaxootiga Dhadhaab Ku Nool.

Hay’ada Agoonta & Ururka ORAG oo Ciida Ka Farxiyay Qaxootiga Dhadhaab Ku Nool.

Hay’ada daryeelka agoonta ee Bariga Africa ayaa ciidan barakaysan ee Ciidul-Adxaa u ciidaysay danyar iyo agoon fara badan oo ku dhaqan xeryaha Ifo iyo Dhagaxlay ee deegaanka […]

 
 

Muxaadarada Usbuuca: Geediga loogu jiro daarta Aakhiro ~ Sheikh Cabdirashiid Sheikh Cali Suufi

Muxaadarada Usbuuca: Geediga loogu jiro daarta Aakhiro  ~ Sheikh Cabdirashiid Sheikh Cali Suufi

Daawo Muxaadaro Cusub oo ku saabsan Geediga loogu jiro daarta Aakhiro  ~ Sheikh Cabdirashiid Sheikh Cali Suufi

 
 

Tirada Taagereyaasha Ka baxaya Xisbiga EPRDF oo aad u sii kordhaya.

Tirada Taagereyaasha Ka baxaya Xisbiga EPRDF oo aad u sii kordhaya.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in tirada taageereyaasha iskood uga baxay Xisbiga EPRDF  oo maalinba maalinta kadambaysa hoos usu dhacaya. Warkan ayaa intaas […]

 
 

Gudomiyaha JWXO oo Kulan Xaga Isgaadhsiinta Ah Kagala Qaybgalay Xubnaha JOKA.

Gudomiyaha JWXO oo Kulan Xaga Isgaadhsiinta Ah Kagala Qaybgalay Xubnaha JOKA.

Xubnaha Jaaliyadda Somalida Ogaadeenya ee dalka Konfur Africa ayaa maanta waxay isugu yimaadeen kulan isugu jiray Cun oo waaci, Qur’aan akhris iyo dabaaldaga Ciida barakaysan […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Australia Gobolka Victoriya oo Maanta Munasabadii Ciida Hal meel kuwada ciiday

Jaaliyada Ogadenia ee Australia Gobolka Victoriya oo Maanta Munasabadii Ciida Hal meel kuwada ciiday

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Wadankaas Australia Gobolkiisa Victoriya ayaa Munaasabada Ciidul Adxa maanta isugu timid Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimay. Halkaas oo […]

 
 

Daawo: Damaashaadka Ciida iyo Hambalyadii Gudoomiyaha JWXO

Daawo: Damaashaadka Ciida iyo Hambalyadii Gudoomiyaha JWXO

Gudoomiyaha JWXO Adm.Maxamed Cumar Cismaan  ayaa salaan iyo hambalyo ku aadan ciida barakaysan ee ciidul adxaa hawada u mariyey shacabka Ogadenya iyo umada Islaamka ahba. […]

 
 

Waa Suaal Da,weynee Dalka Yaa iska Leh??(Daawo Video)

Waa Suaal Da,weynee Dalka Yaa iska Leh??(Daawo Video)

Daawo Videogan qiirada leh waa hubaal qofkii daawada ee dhagaysta inay qiiro wadani oo dhab ah qaban haduu wadani dalkiisa jecel yahay,Waa barnaamij uu idiin […]

 
 

Miyaanay Taariikhda Itobiya Wax Inoo Ifinin! – Noora Afgaab

Miyaanay Taariikhda Itobiya Wax Inoo Ifinin! – Noora Afgaab

Waxaan maqaala hore kusoo sheegnay inay Itobiya oo dameer farda la daaq ahayd aamintay wax aanay ahayn. Arintaasi waxay dhaxalsiisay Itobiya in maamulkii kolba xukunka […]

 
 

عيد مبارك كل عام وانتم طيبين– Ciid Wanaagsan Yaa Muslimiin (Daawo Video)

عيد مبارك كل عام وانتم طيبين– Ciid Wanaagsan Yaa Muslimiin (Daawo Video)

Dhammaan dadka muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan umada Soomaaliyeed  waxaanu leenahay ku ciida ciid wanaagsan oo kheyr iyo barako leh ciidan […]

 
 

Ethiopia: World Bank Translator, Activists Face Trial

Ethiopia: World Bank Translator, Activists Face Trial

On September 7, 2015, the authorities charged Pastor Omot Agwa, Ashinie Astin, and Jamal Oumar Hojele under the anti-terrorism law after detaining them for nearly […]

 
 

Xujayda Caalamka oo hadda taagan buurta Carafa Ilaahay haka aqbalee(Daawo Video)

Xujayda Caalamka oo hadda taagan buurta Carafa Ilaahay haka aqbalee(Daawo Video)

Alle haka aqbalee waxaa si toos ah hada u taagan buurta Carafa ee barakaysan Malaayiin Xujay ah oo gudana tiirka ugu muhiimsan gudahsdada Xajka,kuwaas oo […]

 
 

Daawo: Wadani dhab ah oo runta ka sheegaya Somaliya iyo xaalkeedu halka uu marayo

Daawo: Wadani dhab ah oo runta ka sheegaya Somaliya iyo xaalkeedu halka uu marayo

Waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa wiil Soomaaliyeed oo wadani ah oo si dhab ah uga hadlaya Soomaaliya halka ay maanta marayso iyo marxaladaha ay […]

 
 

Warar Goos Goos Ah oo Ogadenya Kusaabsan.

Warar Goos Goos Ah oo Ogadenya Kusaabsan.

Wariyaha wakaalada wararka ee ogadeniya ayaa noo sheegay in waxa loogu yeedho maamulada Heer-dagmo ilaa heer  Gobol in laga qaaday xil beenaadkii ay ku magacawnaayeen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay