Archive for: September, 2015

Dhagaxbuur & Gunagado oo Laba Gaadhi oo Ciidanka Gumaysigu Lahaa Ku Gadoomeen.

Ethiopian soldiers ride on an army truck on the road to Afgooye settlement, about 30km (19 miles) south of Somalia's capital Mogadishu January 24, 2007. Ethiopian forces who helped Somalia's interim government rout rival Islamists in a war over the New Year began leaving the chaotic Horn of Africa nation's capital on Tuesday, Ethiopia said. REUTERS/Shabelle Media (SOMALIA) - RTR1LK08

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya 2 baabuur ooy ciidanka wayaanuhu wateen oo ku gadoomay gobolka Jarar. Warkan oo aan kahelay Xarunta Dhexe […]

 
 

Baabuur Ay Saaraayeen Ciidanka Gumaysiga oo Iimay-Bari Lagu Gubay Khasaarana Gaystay.

Baabuur Ay Saaraayeen Ciidanka Gumaysiga oo Iimay-Bari Lagu Gubay Khasaarana Gaystay.

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay Gobolka Shabeelle ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dagaalo laxaad leh oo ciidanka wayaanaha khasaare culus lagu gaadhsiiyay ineey ka […]

 
 

Fadliga Soonka Maalinta 9aad (يوم عرفة) Ee Bisha Dul-Xijjah Ay Leedahay.

Muslim pilgrims pray on a rocky hill called the Mountain of Mercy, on the Plain of Arafat near Mecca, Saudi Arabia, Thursday, Nov. 26, 2009. (AP Photo/Hassan Ammar)

Walaal maalinka Carafo waa maalin Ilaahay uu dhaafo gafafka, uuna ajiibo ducada adoomadiisa. Wuxuu Ilaahay u amaanaa malaa’igtiisa dadka taagan banka carafaat ee usoo xajjiyay […]

 
 

Kooxda Kacaan ee Xidigaha OYSU oo Wacdare Kadhigtay Xaflad Lagu Qabtay Xerada Xagardheere.

Kooxda Kacaan ee Xidigaha OYSU oo Wacdare Kadhigtay Xaflad Lagu Qabtay Xerada Xagardheere.

Maalin nimadii isniinta ahayd ooy taariikhdu ku beegnayd 21/9/2015 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka faafi laga xusay maalinta nabada aduunka ( partneship for peace is diginty […]

 
 

Dhagayso: Xoghayaha Arimaha Dibada ee JWXO oo laga waraystay VOA

Dhagayso: Xoghayaha Arimaha Dibada ee JWXO oo laga waraystay VOA

Idaacada VOA laanteeda afka soomaaliga ayaa waraysi la yeelatay Gudoomiyaha hogaanka arimaha dibada ee ONLF Mudane :Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi(Maadee). Waraysigan oo meelo badan taabanaya ayay […]

 
 

Dr. Aregawi Berh oo Kamid Ahaa Aas Aaseyaashii Ururka TPLF oo Sheegay In Taliska TPLF Udhamaatay.

Dr. Aregawi Berh oo Kamid Ahaa Aas Aaseyaashii Ururka TPLF oo Sheegay In Taliska TPLF Udhamaatay.

VOA- Laanta Axaamriga ayaa waxay waraysatay  Dr. Aregawi Berh oo kamid ahaa aas aasa yaashii ururka TPLF. Dr Aregawi wuxuu ahaan jiray masuul katirsan Gudigga […]

 
 

Degmada Birqod oo Dad Shacab Ah Lagu Xidh Xidhay.

Degmada Birqod oo Dad Shacab Ah Lagu Xidh Xidhay.

Wararka naga soogaadhaya dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya xidhay baahsan ooy ciidanka wayaanuhu u gaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan dagmada Birqod. Wariyaha Wakaalada […]

 
 

Laba Dagaal oo Gobolka Doollo Ku Dhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga.

Laba Dagaal oo Gobolka Doollo Ku Dhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga.

Wararka aan ka helayno Gobolka Doollo ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo ciidanka gumaysiga lagu edbiyay oo cashiro lama ilaawaan ah loogu dhigay. Warkan ayaan ka hellay Wariyaha […]

 
 

Dil & Xadhig Loogu Gaystay Dad Shacab Ah Meelo Kamid Ah Gobolka Qoraxay.

Dil & Xadhig Loogu Gaystay Dad Shacab Ah Meelo Kamid Ah Gobolka Qoraxay.

Wararka ka imanaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dil aad u fool xun oo ciidanka bahalka ah ee gumaysigu u gaysteen muwaadin u dhashay […]

 
 

Dagaalo Kadhacay Gobollada Nogob, Qoraxay & Jarar oo Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Dagaalo Kadhacay Gobollada Nogob, Qoraxay & Jarar oo Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad u culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

 
 

Jabhada ONLF oo War Saxaafadeed Kasoo Saartay Dilkii Kooxda Al-Shabaab Ku Dishay Labo Masuul oo Kamid Ah ONLF.

Jabhada ONLF oo War Saxaafadeed Kasoo Saartay Dilkii Kooxda Al-Shabaab Ku Dishay Labo Masuul oo Kamid Ah ONLF.

Waxay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO/ONLF) si adag u cambaaraynaysaa dilkii foosha xumaa eey kooxda Al-Shabaab u gaysatay labo Masuul oo kamid ah ONLF,  Naftiihure […]

 
 

Mudane Farmaajo oo Siwanaagsan Loogu Soo Dhaweeyay Wadanka Koonfur Africa.

Mudane Farmaajo oo Siwanaagsan Loogu Soo Dhaweeyay Wadanka Koonfur Africa.

Xafalad loo sameeyay soo dhawaynta Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faramajo  ayaa lagu qabtay wadanka South Africa gaar ahaan Magaalada […]

 
 

Xoghaye Cusub oo Loodortay Ururka OYSU Faraciisa Seattle Ee Dalka Maraykanka.

Xoghaye Cusub oo Loodortay Ururka OYSU Faraciisa Seattle Ee Dalka Maraykanka.

Seattle, WA: Ururka OYSU fariciisa Seattle ayaa shalay isugu yimid shir balaadhan oo lagu dooranayey xog’haya cusub ee sutida u qaban doona sannadka soo socda […]

 
 

The Barbaric Slaying of ONLF Officers by Alshabab, ONLF PRESS RELEASE

The Barbaric Slaying of ONLF Officers by Alshabab, ONLF PRESS RELEASE

  Mr Abdiasis Muhumed Dahir, a central committee member and Mr Maki Omar Abdi, an officer responsible for orphans who were traveling from Baidoa to […]

 
 

The Somali Universal TV Caught in a Big Scandal of Journalistic Corruption. By Kassim Adem

The Somali Universal TV Caught in a Big Scandal of Journalistic Corruption. By Kassim Adem

The Somali Universal Televeision has long been accused of one-sided reporting from the Somali Regional State, also known as the Ogaden. Many Somalis in Western […]

 
 

Dawlada Somaliya oo Safiir Cusub U Magacawday Dalka Koonfur Africa.

Dawlada Somaliya oo Safiir Cusub U Magacawday Dalka Koonfur Africa.

Dawlada dhexe ee Soomaaliya ayaa markale soo magacawday safiir kamatala dalka Koonfur Afrka kadib markii safiirkii hore uu geeriyooday sanad ka hor. Safiirkan cusub ayaa lagu magacaabaa […]

 
 

Ethiopia Uses Abominable Practices to Dehumanize Ogaden Civilians

Ethiopia Uses Abominable Practices to Dehumanize Ogaden Civilians

Covertly taken photo in a Prison at Fiiq Town in the Ogaden, Sept. 2015 The individuals in the photo above are ordinary civilians whose lives […]

 
 

Daawo Xafladii Sanadguurada ONLF ee London

Daawo Xafladii Sanadguurada ONLF ee London

Xafladii Sanad Guurada JWXO ee lagu qabtay London, Waxaa kasoo qeyb galay Mucaaradka Ethiopia sida Jabhada Oromada, Gambella, Benshangul, Sidamada iyo Jaaliyada Somaliyeed ee UK. […]

 
 

Godey oo Shacab Fara Badan Lagu Xidh Xidhay & Xiisad Ka Dhalatay.

Godey oo Shacab Fara Badan Lagu Xidh Xidhay & Xiisad Ka Dhalatay.

Wararka hor dhac ah oo naga soo gaadhaya magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeele ayaa sheegaya in shacab fara badan lagu xidh xidhay magaalada. Warkan […]

 
 

Dhaantada Usbuuca:Gaari Huunooy

Dhaantada Usbuuca:Gaari Huunooy

Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa Dhaanto aad umacaanoo aan u dooranay inay noqoto dhaantada Usbuuca. Gaari Huunooy: waa dhaanto ruxaysa hilibka iyo halbowlaha qof kasta […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay