Archive for: September, 2015

Deg Deg: OYSU Faraca Nairobi oo Dooratay Gudoomiye Cusub.

Deg Deg: OYSU Faraca Nairobi oo Dooratay Gudoomiye Cusub.

Waxaa daqiiqado kahor soo gabagaboobay shir maanta lagu qabtay magaalada Nairobi ee cariga Kenya siiba xaafada Somalidu u badan tahay ee Eatleigh (ISLII).Shirkaas ayay ujeedadiisu […]

 
 

Muxaadaro Aad Uqiimo Badan & Barnaamijka Jumcaha.

Muxaadaro Aad Uqiimo Badan & Barnaamijka Jumcaha.

Muxaadaro  ka hadlaysa cabsida Ilaahay oo u soo jeedinayo Sheekh Cabdiraxmaan Abyad. Daawasho wanaagsan.

 
 

Hees: Markaan calanka JWXO ku qotomiyo ciidee

Hees: Markaan calanka JWXO ku qotomiyo ciidee

Dawadayaal waxaad daawtaan hees aad u macaan oo ka turjumaysa dareenka shacbiga Ogadeniya marka calanka Ogadeniya laga taago ciida hooyo.   HALKAN KA DAAWO!!   […]

 
 

China’s thirst for oil risks the lives of its citizens in the Horn of Africa’s Ogaden

China’s thirst for oil risks the lives of its citizens in the Horn of Africa’s Ogaden

China’s economic growth and its ever-increasing thirsty for energy is the engine that drives the country’s scramble for raw materials across Africa, even in the […]

 
 

Daawo: Waraysi Gaar Ah oo ONA Layeelatay Afhayeenka JWXO Mudane Cadaani Hirmooge.

Daawo: Waraysi Gaar Ah oo ONA Layeelatay Afhayeenka JWXO Mudane Cadaani Hirmooge.

Waxaa in dhawaala ahba socdaal shaqo kujoogay dalka Canada Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya JWXO ahna Gudoomiyaha Abaabulka & Arimaha Jaaliyaadka (HAAJ) Mudane Cadaani Hirmooge. […]

 
 

Dagaalo Xoogan oo Ka socda Waqooyiga Itoobiya.

Dagaalo Xoogan oo Ka socda Waqooyiga Itoobiya.

Warar hor dhac ah oo naga soo gaadhay waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in dagaalo xoogan ay ka socdaan magaalooyin ka tirsan waqooyiga Itoobiya. Dagaaladan ayaa […]

 
 

War deg deg ah: Madaxweynihii & R/wasaarihii Burkina Faso oo Hada la afduubtay

War deg deg ah: Madaxweynihii & R/wasaarihii Burkina Faso oo Hada la afduubtay

Wararka ka imaanaya Dalka Burkina Faso, ayaa sheegaya in Ciidamo katirsanaa Dowlada dalkaasi ay qafaasheen Madaxweynaha KMG ee Dalka Burkina Faso ,Ra’izul Wasaaraha Dalkaasi iyo […]

 
 

Marsin & Shaygoosh oo Ciidanka Cadawgu Shacab Xidhay & Boob Hantiyeed Ugu Gaystay.

Marsin & Shaygoosh oo Ciidanka Cadawgu Shacab Xidhay & Boob Hantiyeed Ugu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiya baahsan ooy ciidanka waraabaha ah ee gumaysiga Itoobiya kagaysteen […]

 
 

Degmooyinka Fiiq & Xamaro oo Shacab Badan Lagu Xidh Xidhay.

Degmooyinka Fiiq & Xamaro oo Shacab Badan Lagu Xidh Xidhay.

Warar aan kahellay Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa tibaaxaya tacadiyo kala duwan ooy ciidanka dulmiga ku caanbaxay ee gumaysiga Ethiopia ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan dagmooyinka […]

 
 

Maqaal: ILAYS TV oo u Awood sheegtay TV,yada Guumaystaha Itoobiya.

Maqaal: ILAYS TV oo u Awood sheegtay TV,yada Guumaystaha Itoobiya.

Waxaynu joognaa Duni casri ah markii laga eego dhanka Tignolojiga oo aad loo hurumariyay. Waxaa si aad ah horukac u sameeyey Sabankan aaladda Birta markaad […]

 
 

Journalists from 4 countries to get Press Freedom Awards

Journalists from 4 countries to get Press Freedom Awards

Journalists from 4 countries to get Press Freedom Awards  Associated Press September 16, 2015   NEW YORK (AP) — International journalists who have endured death […]

 
 

Xeer Ilaliyaha guud ee Sweden oo baadhaya dacwada laba gabdhood oo lagu dhibaateeyey Ogadenya

Xeer Ilaliyaha guud ee Sweden oo baadhaya dacwada laba gabdhood oo lagu dhibaateeyey Ogadenya

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Sweden iyo maxkamad ku taala wadankaasi ayaa bilaabay dhagaysiga iyo baadhida dacwad ay soo gudbiyeen laba gadbhood oo u dhashay […]

 
 

Towbada u Fura Hadii Kale …! – Noora Afgaab

Towbada u Fura Hadii Kale …! – Noora Afgaab

Waxaad yarehe moodaa inay qaar badan oo ku sarkhaamay markii la cabsiiyay biirtii loo bixiyay (Nabad-diid) inay hadda soo miyirsanayaan, ka dib markay biirtii –Nabad-diid- […]

 
 

Duleedka Qabridagare oo Dagaal Jid Gooyo Ah Loogu Dhigay Ciidanka Wayaanaha.

Duleedka Qabridagare oo Dagaal Jid Gooyo Ah Loogu Dhigay Ciidanka Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya weerar dhaba gal ah ooy Naftood hurayaasha qalabka sida ee utaagan xoraynta ogadenia ku qaadeen ciidanka […]

 
 

4 Dagaal oo Kadhacay Laasdharkaynle, Dabalula, Golcaanood iyo Rooxaale oo Kamid Ah Gobolka Nogob.

4 Dagaal oo Kadhacay Laasdharkaynle, Dabalula, Golcaanood iyo Rooxaale oo Kamid Ah Gobolka Nogob.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dagaala culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia CWXO iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhexmaray meelo kamid […]

 
 

Heesta Usbuuca: Hordaayoow Tooseey(Ah iyo Wayeey oo kaa oohisiin doonta)

Heesta Usbuuca: Hordaayoow Tooseey(Ah iyo Wayeey oo kaa oohisiin doonta)

Heestan oo lagu magac-aabo HAYAAN waxay kamid tahay heesaha fara kutiriska ah ee kooba dhibta iyo dheefta ay kala leeyihiin Gumaysi iyo xornimo ee daawasho […]

 
 

Gudomiyaha Ababulka iyo Jaliyadaha oo Siminaar u qabtay hawl-wadeenka Jaliyada Edmonton+Sawiro

Gudomiyaha Ababulka iyo Jaliyadaha oo Siminaar u qabtay hawl-wadeenka Jaliyada Edmonton+Sawiro

Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Jaaliyadaha Mudane Cadaani Hirmooge oo baryahan ba socdaal shaqo ku marayay W/America  mudooyinkii u dambeeyeyna shirar iyo abaabul ka waday […]

 
 

11 Darawal oo Ciidanka Gumaysigu Kudileen Xuduuda U Dhaxaysa Sudan & Itoobiya.

11 Darawal oo Ciidanka Gumaysigu Kudileen Xuduuda U Dhaxaysa Sudan & Itoobiya.

Wariyaha ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa soo tabinaya warar kala duwan oo kusaabsan gumaysiga uu gabalkiisii sii dhacayo ee […]

 
 

Is Aaminaad Darri Soo Kala Dhex Gashay Wayaaaha & Hawaarinta oo Meel Xun Gaadhay.

Is Aaminaad Darri Soo Kala Dhex Gashay Wayaaaha & Hawaarinta oo Meel Xun Gaadhay.

Waxaa magaalada Jigjiga lagu gamgamaynayaa horjoogayaasha Hawaarinta ee Gumaysigu u wakiishay xasuuqa shacabka Somalida Ogadenya. Wuxuu Gamgamahu socday mudo 17 bari ah warka ayaa intaas kudaraya inuu […]

 
 

Dhibaatada uu gumaysiga Itoobiya ku hayo shacabka Somalia-Warbixin xaqiiq ah oo murugo leh(Daawo Video)

Dhibaatada uu gumaysiga Itoobiya ku hayo shacabka Somalia-Warbixin xaqiiq ah oo murugo leh(Daawo Video)

Daawadayaal waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa warbixin iyo waraysi xaqiiq ah oo ay quluubtiinu la gilgilan doonto,kana hadlaysa sida gumaysiga Itoobiya uu ula dhaqmo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay