Archive for: September, 2015

Daawo: Taariikhda DR.Maxamud Ugaas oo kooban iyo khudbadiisii sanadguradii 31aad ee JWXO-Canada

Daawo: Taariikhda DR.Maxamud Ugaas oo kooban iyo khudbadiisii sanadguradii 31aad ee JWXO-Canada

Aqoonyahanka caanka ah ee re Ogadenya Dr.Maxamuud Ugaas ayaa khudbad cilmiyeysan kasoo jeediyey xuskii sanadguuradii 31aad ee aas-aaskii JWXO ee jaaliyada Ogadenya ee Canada.khudabada kahor […]

 
 

The History and Politics of Somalia – By Yusuf Hussein Hassan

The History and Politics of Somalia – By Yusuf Hussein Hassan

Somalia is a country with a beautiful people strategically located in the Horn of Africa, bordering the Gulf of Aden in the north, the Indian […]

 
 

South Africa: OYSU oo Ka Qaybgashay Tartanka Koobka Kubada Cagta Jaaliyadaha Africa

South Africa:  OYSU oo Ka Qaybgashay Tartanka  Koobka Kubada Cagta Jaaliyadaha  Africa

Kooxda kubada cagta ee Jaaliyada Somalida Ogaden ee Koonfur Africa Iyo dhigeeda Jaaliyada Tanzaniya ayaa ciyaar  hordhac ah  oo aad u kulul ku wada ciyaaray […]

 
 

Magaalada Offenbach ee Dalka Germany oo Lagu Qabtay World Village Festival .

Magaalada Offenbach ee Dalka Germany oo Lagu Qabtay World Village Festival .

Waxaa lagu qabtay Magaalada Offenbach ee Wadanka Jarmalka munaasabad sanadla ah oo loogu magac daray “World Village Festival” taasoo sanad walba sida caadada ah lagu qabto […]

 
 

Cali Sirro: Wakiilkii Gumaysiga Itoobiya ee Kililka Canfarta oo Xilkii Laga Qaaday.

Cali Sirro: Wakiilkii Gumaysiga Itoobiya ee Kililka Canfarta oo Xilkii Laga Qaaday.

Wararka naga soogaadhaya Kililka Canfarta ayaa tibaaxaya in Wakiilkii TPLF uqaabil sanaa gumaadka iyo xasuuqa shacabka Canfarta Cali Sirro xilkii laga qaaday. Cali Sirro oo […]

 
 

Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob oo Shacab Badan Lagu Xidh Xidhay.

Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob oo Shacab Badan Lagu Xidh Xidhay.

Wararka aan ka helayno dagmada Sagag ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya tacadiyo ay ciidanka gumaysigu u gaysteen dad shacab ah oon waxba galabsanin. Warkan oon kahelay […]

 
 

Daawo: Ceebta raacday madaxweyne kuxigeenkii kililka Axmaarada

Daawo: Ceebta raacday madaxweyne kuxigeenkii kililka Axmaarada

Waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Madaxweyne Kuxigeenkii kililka Axmaarada ee maqaar saarka u ahaa Xukuumada Tigreega oo ceeb ka raacday safar uu ku tagay […]

 
 

Shacab Dil & Xidhig Loogu Gaystay Meelo Kamid Ah Gobolka Qoraxay.

Shacab Dil & Xidhig Loogu Gaystay Meelo Kamid Ah Gobolka Qoraxay.

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiyo aad u badan ooy ciidanka wayaanuhu kagaysteen deegaano hoostaga dagmada Qabridahare. Tacadiyadan oo isugu jira Dil, Dhaawac […]

 
 

Qabridahare oo Dagaal Culus Kadhacay Ciidanka Gumaysigana Cagta Lagu Mariyay.

Qabridahare oo Dagaal Culus Kadhacay Ciidanka Gumaysigana Cagta Lagu Mariyay.

Wararka naga soo gaadhaya dagmada Qabridahare ee xarunta u ah Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal  aad u xoog badan oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Labo Dagaal oo Kudhexmaray Ciidanka JWXO & Kuwa Gumaysiga Duleedka Dagmada Garbo.

Labo Dagaal oo Kudhexmaray Ciidanka JWXO & Kuwa Gumaysiga Duleedka Dagmada Garbo.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan dagmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya laba dagaal oo ciidanka wayaanaha lagaga laayay qaar kamid ah huubada uu wayaanuhu […]

 
 

Banaanbax Balaadhan oo Shalay Kadhacay Magaalada Addiss Ababa.

Banaanbax Balaadhan oo Shalay Kadhacay Magaalada Addiss Ababa.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 11/9/2015 ka dhacay magaalada Addiss Ababa ee caasimada Gumaysiga Itoobiya mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasada Gumaysiga. Banaanbaxan oo […]

 
 

Qabridahare oo Maanta Lagu Dilay Muwaadin Aan Waxba Galabsanin.

Qabridahare oo Maanta Lagu Dilay Muwaadin Aan Waxba Galabsanin.

Warar tiiraanyo leh oon kahellay wadanka Ogadenya gaar ahaan xarunta Gobolka Qoraxay ee Qabridahare ayaa sheegaya in maanta ay ku dileen ciidanka Gumaysiga Itoobiya ee […]

 
 

Xidhay iyo Dhac baahsan oo ay ciidanka wayaanuhu Ka Gaysteen Gobolka Jarar ee Ogaadeeniya

Xidhay iyo Dhac baahsan oo ay ciidanka wayaanuhu Ka Gaysteen Gobolka Jarar ee Ogaadeeniya

Wararka aan kahelayno wadanka ogadenia gaar ahaa Gobolka Jarar ayaa sheegaya xidhay iyo dhac baahsan oo ay ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan […]

 
 

Deg Deg: Muwadin Udhashay Somalida Ogadenya oo Dhagaxlay Saaka Lagu Dilay.

Deg Deg: Muwadin Udhashay Somalida Ogadenya oo Dhagaxlay Saaka Lagu Dilay.

Warar hordhac ah oo hada naga soogaadhay xerada qaxootiga ee Dhagaxlay ayaa sheegaya in Muwadin Udhashay Somalida Ogadenya Saaka ay kudileen xeradaasi qaxootiga dad aan […]

 
 

Daawo Madaxda ONLF iyo Ururada Bulshada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalay Kulamo geeska Africa.

Daawo Madaxda ONLF iyo Ururada Bulshada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalay Kulamo geeska Africa.
 
 

SOMALIA SENDS FIRST ENVOY TO WASHINGTON IN 24 YEARS

SOMALIA SENDS FIRST ENVOY TO WASHINGTON IN 24 YEARS

September 11, 2015 By Larry Luxner, The Diplomatic Pouch After nearly a quarter-century without an ambassador in the United States, war-ravaged Somalia finally has one: […]

 
 

Qoraxay & Jarar Dagaalo Ay Isku Hardiyeen Ciidanka ONLF & Kuwa Itoobiya oo Khasaare Gaystay.

Qoraxay & Jarar Dagaalo Ay Isku Hardiyeen Ciidanka ONLF & Kuwa Itoobiya oo Khasaare Gaystay.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya dagaallo kadhacay gobolada Qoraxay iyo Jarar oo khasaare loogu gaystay ciidanka maxaysatada ah […]

 
 

Gobolka Nogob oo Dagaal Ku Dhexmaray Wayaanaha & Ciidanka Ogadenya.

Gobolka Nogob oo Dagaal Ku Dhexmaray Wayaanaha & Ciidanka Ogadenya.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya dagaal kadhacay gobolka Nogob oo lagu kala gaabiyay ciidanka maxaysatada ah ee gumaysiga […]

 
 

Taariikhdii Gumaysi ee Soomaaliya (Q2aad)

Taariikhdii Gumaysi ee Soomaaliya (Q2aad)

Soomaaliya waxaa la dhihi karaa waxay ku dhacday gacantii Gumaysiga waxaana Soomaaliya kala gostay gumaysigii reer galbeedka kuwaasoo u wakiishay Soomaaliya Gumaysiga Itobiya oo hada gacanta kuhaya oo […]

 
 

Q2aad: Qaska ay Itobiya ka Wado Somaliya waa Dhamaystirka Istraatiijiyadii Minilik – Noora Afgaab

Q2aad: Qaska ay Itobiya ka Wado Somaliya waa Dhamaystirka Istraatiijiyadii Minilik – Noora Afgaab

Shirarkii u socday xisbiyada gacan ku-samayska ah ee taageera TPLF iyo kalfadhigii xisbiga EPRDF, waxaa si fiican uga warbixiyay ONA iyo faalada IleysTV, sidaa daraadeed […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay