Archive for: September, 2015

ST : Soomaalida reer Minnesota oo diidey hindise sharciyeedka cusub ee Soomaalinimada ee ay wado Dawlada Soomaaliya -Daawo

ST : Soomaalida reer Minnesota oo diidey hindise sharciyeedka cusub ee Soomaalinimada ee ay wado Dawlada Soomaaliya -Daawo

SomaliTalk: DIIDA DAN SOOMAALI MA AHAN Qoraalkan kooban waxaan si kooban uga faaloonayaa shirkii shalay Sept. 6, 2015 ay Soomaalida Minnesota oo si sharaf leh […]

 
 

Dhac, Xidhay iyo Jidhdil Baah san oo ay Ciidamada Itoobiya iyo gacan yara yaashoodu ka gaysteen Magaalada Jigjiga

Dhac, Xidhay iyo Jidhdil Baah san oo ay Ciidamada Itoobiya iyo gacan yara yaashoodu ka gaysteen Magaalada Jigjiga

wararka nagasoogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan dagmada jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan […]

 
 

Daawo:Khudbadii iyo soo dhaweyntii gudomiyaha Jaaliyada Edmonton-Canada

Daawo:Khudbadii iyo soo dhaweyntii gudomiyaha Jaaliyada Edmonton-Canada

Hoos ka daawo furitaankii iyo soo dhaweyntii gudoomiyaha Jaaliyada Ogadenya ee magaalada Edmonton ee uu ku furay xafladii iyo madaxdii JWXO ee lagu soo dhaweynayay sanadguuradii […]

 
 

Daawo:Dood xiiso badan oo Ilays Tv kasoo diyaariyey sida TPLF saaxada looga saaray

Daawo:Dood xiiso badan oo Ilays Tv kasoo diyaariyey sida TPLF saaxada looga saaray

Barnaamij aad uxiiso badan oo ONA hordhaciisii lasoo galayay ayaa lagu falanqeeyey isbadalka ka muuqda xukuumada gumaysiga Itoobiya iyo sida loogu dhameeyey xisbigii 20 sano […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo qiray inay Itoobiya kataliso Somaliya(Daawo Video)

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo qiray inay Itoobiya kataliso Somaliya(Daawo Video)

Waraysi hordhac ah oo uu wariye Cabdixaafid  la yeeshay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya DR.Cabdisalaam Hadliye Cumar ayuu ku weydiiyey suaalo xaiiqda dhabta ah taabanaya inta […]

 
 

Dhagayso: Iskool lagu baranayo siyasada Itobiya oo laga furay magaalada Borame ee Jamhuriyada Somaliya

Dhagayso: Iskool lagu baranayo siyasada Itobiya oo laga furay magaalada Borame ee Jamhuriyada Somaliya

Magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa laga furay Iskool lagu baranayo siyaasada Itoobiya oo ay dhigayaan macalimiin Itoobiyaan ah oo khaas ah. […]

 
 

Daawo Video:Madaxweynihii hore ee CHAD oo maxkamad lagu soo saaray dambiyo dagaal oo uu galay

Daawo Video:Madaxweynihii hore ee CHAD oo maxkamad lagu soo saaray dambiyo dagaal oo uu galay

Madaxweynihii hore ee dalka Chad Mr.Hussene Habre oo loo haysto dambiyo dagaal ayaa lasoo taagay maxkamad ku taala caasimada wadanka Senegal ee magaalada Dakar. Hogaamiyahan […]

 
 

U.S. State Department Highlights 3 Women Political Prisoners from Ethiopia

U.S. State Department Highlights 3 Women Political Prisoners from Ethiopia

  Blen Mesfin, Meron Alemayehu, and Nigist Wondifraw of Ethiopia are among twenty women political prisoners from around the world who are being profiled by […]

 
 

Afar urur oo Mucaarad hubaysan ah oo midoobay(Daawo Video)

Afar urur oo Mucaarad hubaysan ah oo midoobay(Daawo Video)

Waxaa si rasmi ah qalinka ugu duugay inay u midoobaan ridida xukuumada EPRDF afar urur oo mucaarad ku ah taliska Adis Ababa oo wada hubaysan,ururadan […]

 
 

Labo Dagaal oo Gobolka Shabeele Kudhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga.

Labo Dagaal oo Gobolka Shabeele Kudhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga.

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Shabeelle ee wadanka ogadenia ayaa ka warbixinaya howlgallo waawayn ooy Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia (CWXO) kafuliyeen deegaanada Boodhcaano iyo Ceelwayne oo […]

 
 

Dagaal Culus oo Kadhacay Gobayle & Erar oo Gobolka Nogob Katirsan.

Dagaal Culus oo Kadhacay Gobayle & Erar oo Gobolka Nogob Katirsan.

Wararka aan kahelayno Gobolka Nogob ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dagaal ciidanka wayaanaha loogu xoog sheegtay oo kadhacay deegaanka lagu magacaabo Gobayle iyo Erar  dhexdooda […]

 
 

Faah Faahinta Wacdarihii Xalay Kadhacay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada.

Faah Faahinta Wacdarihii Xalay Kadhacay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada.

Waxaa munaasab lagu xusayo aas aaskii 31aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia  (JWXO) ay  jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee ku dhaqan gobolka Alberta ee dalka Canada […]

 
 

Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO oo Si Heersare ah Looga Xusay Edmonton, Canada.

Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO oo Si Heersare ah Looga Xusay Edmonton, Canada.

Magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa lagu qabtay xaflad siwanaagsan loosoo agaasimay. Xafladan oo lagu xusayay sanadguuradii 31aad ee kkasoo wareegtay aas aaska Jabhada Wadaniga […]

 
 

Daawo: Heestii Dhamoow calankaygiyoow iyo Jaaliyada Jarmalka(Hees aad U macaan)

Daawo: Heestii Dhamoow calankaygiyoow iyo Jaaliyada Jarmalka(Hees aad U macaan)

Waxaa shalay  magaalada Darmstad ee dalka Jarmalka  lagu qabtay xaflad aad u qurux badan oo lagu xusayay sanadguuradii 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaska JWXO. Xafladan oo ay […]

 
 

Mashalaah Wacdarihii shalay sanadgurada 31aad ee aas-aaska JWXO iyo Jaaliyada London(Daawo Video)

Mashalaah Wacdarihii shalay sanadgurada 31aad ee aas-aaska JWXO iyo Jaaliyada London(Daawo Video)

Jaaliyada Ogadenya ee London ayaa wacdaro ka dhigtay xuskii sanadguurada 31aad ee aas-aaska JWXO oo ay shalay ku qabatay hall ka weyn ee Jaaliyadu ku […]

 
 

The Standoff in Afar Region and the Arbiter from Mekele

The Standoff in Afar Region and the Arbiter from Mekele

Over the past one quarter century of its rule the TPLF mafia group has created a number of puppet organizations to represent various national groups […]

 
 

Daawo: Hordhaca dood xiisa badan oo ku saabsan Fashilka Hogaamineed ee TPLF

Daawo: Hordhaca dood xiisa badan oo ku saabsan Fashilka Hogaamineed ee TPLF

Doodan xiisaha badan oo dhamaystiran waxaad ka daawan doontan ILAYS TV,waxaana lagu falanqayn doonaa fashilka balaadhan ee ku yimid ururka TPLF iyo waxa laga filayo […]

 
 

Gonder Duleedkeeda Dagaal Kudhexmaray Wayaanaha Iyo Xoogaga Isbahaysiha Hubaysan.

Gonder Duleedkeeda Dagaal Kudhexmaray Wayaanaha Iyo Xoogaga Isbahaysiha Hubaysan.

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya Itoobiya ayaa tibaaxaya in dagaal culus uu ka dhacay Gobolka Gonder ee Kililka Axmaarada. Dagaalkan ayaa wuxuu […]

 
 

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo manta Qabsomay.

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo manta Qabsomay.

Minneapolis, September 5, 2015 -Waxaa manta oo Sabti ah lagu qabtay Xafiska Jaaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota Shirkii bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya. Shirkan oo […]

 
 

OYSU-Perth oo Shirkii Labo Todobaadlaha ahaa Iskugu Timid.

OYSU-Perth oo Shirkii Labo Todobaadlaha ahaa Iskugu Timid.

Waxaa habeenkii xalay ahaa ooy taariikhdu ahayd 04/09/2015 qabsoomay shirkii laba todobaadlaha ahaa ee Ururka Dhalinta iyo Ardayda  Ogadenia (OYSU) ee galbeedka Australia, gaar ahaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay